MashaaAllaah tabarakaAllaah thanks for sharing i always clean soon as I put the kids to bed I like to sleep early as long as the house is clean I find that more healthy sleeping early. I think people are different anyway jazaak Allah kheir keep going love you for the sake of Allah.
@inahassan4357
3 жыл бұрын
Habeenki aad ay u ficantay Ina shaqada guriga qabatid lkn Tim ka aad bloday macquul maaha 21h ina biloodo 23h ka dhamaato Aya ugu fican si aad waqti fican u seexato ileen caruurti Aya u kici rabtaa waqti hore masha allah
@uniquehooyo
3 жыл бұрын
MashaAllah Xabiibti waad shaqeysay Night cleaning is the best only if u have no plan for ur day caafimaad kuma jirto saacadaa ee Jadwalkaaga ku noqo InshaAllah 😍👍
@somcana
3 жыл бұрын
Sleep is essential 😴
@abassrastaman9992
3 жыл бұрын
Wwww best routine and keep going mommy ali from Ireland
@xaliimaofficial4165
3 жыл бұрын
MashAllah my sister ❤️🔥
@liyaomars
3 жыл бұрын
Walaalayaaloo guri habeen la nadiifinaayo cudur miyaa horta wallaahi aniga lee isku maleen jiray salaada cisho ayaanbo ku sugaa waa raaxo subaxdii guri nadiif ayaad kusoo indho fureey salaad subax ku dukaneey Maashaa’allaah 👍💯💯
@cudoonali865
3 жыл бұрын
Waaa waqtiga iigu fiican in lanadiifiyo saqda dhexe
@hamdiali6199
3 жыл бұрын
Mashaa aallaah alxmdu lilaah waa ariin wagaagsan oo quxux badan maalintiina madaaleysid wll kowsarey rabbi ha ku xifdiyo ❤❤❤💝💝💝💝💝💯💯💯💯👍👍👍👍👄👄👄🌹🌹🌹
@malyonsaeed3213
3 жыл бұрын
I love cleaning night time because I have four childens and most of the time busy with them 🙃 so I don't get enough time clean 🙃 but at night when they sleep I clean and it is relaxing 😌 I go to sleep knowing my house on cleaning
@sahraabdi9183
3 жыл бұрын
Man shall Allah As a mom of 3 under 6 yrs old and Full time college student, Night cleaning & cooking for next day is almost therapy for me because the feeling to wake up to clean home and all threes meals/snacks Of the day ready to go. I Love it. But I start after the kids bedtime.
@yasminfarah9140
3 жыл бұрын
Ma shaa Allah me too, sister I also have 4, age 7,5,2, and 3 month old baby Alhamdulilah it’s taught all that responsibility
@adar6360
3 жыл бұрын
Same! I have a 5, 4 and 1 year old and it’s the best feeling waking up with everything ready
@ruqiyoese1193
2 жыл бұрын
Maan sha allaah baaraka
@farhiaali5107
3 жыл бұрын
Maasha alaah abaayo waa kusalaameyaa
@rayaanmohamed7444
3 жыл бұрын
Masha allah wlhi imikan ka so fadhistay nadifinta guriga Alhmdulillh sacdu wa 22:03 hergaisa hbnki ma dremysid shqada badan ado gurigi carfiyey nadiif ku yhy adigu maydhatay saldi si tukatay hurdo raaxo leh baa ku qabnaysa imika video dirqiban ku dawanaya subihi mrkan kaco gurigo nadif i ah cashro diyarsnya waqti dhanba save i noqonya thnks xppti hablo hbnki halayska shaqaysto
@kafally741
3 жыл бұрын
Cleaning is good and healthy, laakiin tanoo kale at midnight cleaning is little too much. This is OCD.😘😘😘😘
@yasminfarah9140
3 жыл бұрын
Habeen baan guriga ka shaqeeya anigana Alhamdulilah, hahah 3 month old ah ayaa ugu yar so habeen waanba soo jeeda but vacuuming ookale masamayn kari waayo dariska way maqlaayaan markaa early ayaan iska sameeya eese kitchen ka iyo musqulaha habeenkii ayaan iska sameeya markay ilmaha seexdaan
@Cawrala10
3 жыл бұрын
Manshallah tabarakallah qaali lkn Musik 🎶 nagadaa 🙏🏿🙏🏿🙏🏿
@Nimcolifechannel1
3 жыл бұрын
Mashalah gabdho qadareyn jirka iyo tintaba ayan so dhigay Soo dawada cidi u bahan way ila so xiriri karan
@essiahassan5157
3 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah
@nuurasagalsagal3681
3 жыл бұрын
waa dhafar caruurt hore loo seexiya sideeda labilaba shaqad guriga
Maansha allah ani habenki far ma qaadi karoba zero energy wax daawashaan gala kadiba hurdo, dheri english magacii kowsar
@Farxadiyoguul
3 жыл бұрын
Kuuma shaqeeynayso waayo marka hore caafimaadkaada uma fiicna marka labaadna salaada ayaa qalqal galaysa marka sadaxaadna xilli hore ma kici kartid. Markeey ilmaha kaa seexdaan iska bilaaw 8 illaa 10. Weey fiicantahay guri dagan oo nadiif ah inaad ku soo toosto.👏
@nasraismail2791
3 жыл бұрын
Waan jeclahay habaynkii in guriga lahagaajiyo waana samayaa
@Xamda763
3 жыл бұрын
Somaliyey naxariisti xagee aady maye dadki dadka caawin jiray 😭
Mxa wll dhacaya hbnki nalkana maxa lodamina iga jabil bixi
@زادالتقوى-ث2ح
3 жыл бұрын
masha allah
@anr4578
3 жыл бұрын
Mashaa allah abaayo allah hku siyaadsho iisoo duceeya ana caafimaad aan howshayda kuqabsado in allah isiiyo sariirta hdaa kakaco waa wareerAa wadnaha waa igaraacmaa allah caafimaad hanasiiyo
@nastehoabdullahi2313
3 жыл бұрын
Alle caafimaad tam ah haku siiyo abyo
@anr4578
3 жыл бұрын
May abaayo ironkyga waa ok wxaa ihaayo wax ladhaho anxiety attack
@anr4578
3 жыл бұрын
@amaal puntlander thanks abaayo malaga caafimaadaa horta I don’t what do wlh qurbana waa jogaa
@anr4578
3 жыл бұрын
@amaal puntlander mahadsanid mcnto aniga markaa dhaley lix bilkadib ayuu igu dhacay wadnaha maskxda miisaa iga saaran abaayo kaaga panic attack muu ahaa mise wadna garaac bis
Abayo l do always lkn waxa fican 20:30 in labilaawo sacad kushaqeeso kedibna naftada waqti fiican sexata sababto ah hoyo 1 habenimo holku gartay gorme ilmo ukici wadhib
@haniali229
3 жыл бұрын
Aniga salada subax marka tukado in aan bilaaba jecelhy marka 3 hrs wa igu filanthy
@hibokingyare1527
3 жыл бұрын
🤝
@dheeman8930
3 жыл бұрын
Wa dhafar caadi ah waye kowsarey😂😂
@canabetacadey702
3 жыл бұрын
😂😂 haa abayo Lkn qasab ma aha ina is dhafriso Habibti gorta ilmaha sas isga sexiso ba howsha hore ka gal muf iska sii kdibne xoga yar relexsi gare ❤️❤️plan sameysta aad ku sexisid ilmo yar yar hde ku jogan
@umumaida6601
3 жыл бұрын
Masha allh abayo qaali plz asxaabtaada ku xiran abayo plz iisoo boqo youtobkeega ina shergareey plz wllo
@bilanadan4276
3 жыл бұрын
Kkkkk I love you sis ♥️♥️✌
@hoodofaisal6709
3 жыл бұрын
Kawsarey xiliga fiishi madbakha hadaad hagaajiso fadligana marka danbaysay hagaaji 10mint sidaasa ila fcn
@muxaadarochannel5865
3 жыл бұрын
Maxay tahay xaaas iyo hooyo
@munagaraad9415
3 жыл бұрын
Abaayo waxaan maqlay guriga habeenkii lahagaajiyo faqri aa laga qaadaa wana diiniyan
@liyaomars
3 жыл бұрын
Ma ogeen wlh mahadsanid koleey waayahaan waaba iska yareeyay habeen guri nadiifin markey iskulka aadaan aaba ka fiican mahadsanid
@khadramusse3725
3 жыл бұрын
Mindestens waa in aad seexata 00:00 Hurdada habeenki weyka caafimaad badan tahay ta malinti Sidi hore aad u samaysan jirtay u sameso
@nsia4466
3 жыл бұрын
Aniga rayigayga alxamdulillaah hooyo waan ahay meeshi 21:00 lagu gaaro in aan howl dambe la qaban oo nafta loo raaxeeyo aan qabaa.
@razmi4568
3 жыл бұрын
Kula mid an ahay 20:00 markee noqoto ina hool dhameeyo qubeysto casheeyo caday cisho ilaa 21:30 inaa cisho xitaa sugo wax iska daawado aan jeclahay habeen ma sameey karo hool markii ilmaha yaryaraayeen haa lkn hada school ayaa la geynaa dhafar macquul maaha
Shaqada lix saac habeenimo la bilabayo ma ficno inergi badan helaysa hurdada ayaa ka tageyso
@ilhaanxabiib5198
3 жыл бұрын
Abyo waxa ahay hooyo 2cunug heesato cunugeyga ugu horeyay Kindergarten bilabayo and iam not fit mommy abyo last 4year guriga ilmaha ku hayo sababta Platz ayan sugaayay Kindergarten ka talo isii side fit ku noqon karaa aroorti ilmaha Kindergarten ugeyn karaa
@queenhooyo4668
3 жыл бұрын
Masha allah walashey hore usoco
@kaltuumamohamed1578
3 жыл бұрын
Aad bay ufiican tahay xiligaas waliba lama dareemo shaqada culayskeeda waligay ba xiligaas ban shaqeeya saan ubartay
@nastanuur7697
3 жыл бұрын
Maash alaaah waa sida saxda walaal wax ka sugna waa app lagu desing kareyn haya inta aadan so kadan alaabta Thnks
@umuxanaanchanal9315
3 жыл бұрын
ما شاء الله 🥰❤
@ugaasougaaso9078
3 жыл бұрын
Gabdhaas isku dabeecad ban nahay ani dharka xata habeenkii ban dhaqdaa
@MATTANOFFECIAL
3 жыл бұрын
Waligay habeen mooyee maalin waxba ma Qabto Maba seexan karo gurigii oo ii uraaya markaad gurigaagi clean yahay hurdo bilaa wer wer aad seexanayaa subixii a markaad soo ka do cunto Lee samaynaysaa wixii hawl banaanka kaa taal baad qabanaysaa hadii kalena naftaada ad ka shaqaynaysaa habeenki 21 shaqada la bilaabaa 12ka ugu danbeyn sariirtaa da iska jiifso adoo soo maydhay besba
@nastehocabdikarimmaxamed8591
3 жыл бұрын
Aniga hadaa kaso baxay 12:20
@ladanqueen8195
3 жыл бұрын
Abaayo kowsar intee kala soo xariira wanku baahna
@umusiciidchannel3779
3 жыл бұрын
😍😍😍😘😘😘
@halimosalad6076
3 жыл бұрын
Abaayo fadhiga halke kasokaday
@Fainusmoha
3 жыл бұрын
Maryaha kurasta
@ilhanmohammed9569
3 жыл бұрын
mashaallah my beautiful sisters. but waxaad ishegtaa hadaad 12 habeenimo shaaqo bilaawdiid yaa ku sexanaayane. oo caruurta school ku geenaayo. macaanto qalaad hayga fahmin lakiin cafimaad kaaga ayeey dhafarka wax u dhibeysaane. xataa salaada suubax adigo caajis ahna waad dukaneysaa. marka anigan kula hadlaayo ayaa sameynjiiray. believe me it's not worth. cafimaad kaaga ayeey wax u dhimeysaa. marka iska shaqeeyso maalitii. sorry haduu hadalkeeyga qaldanyahayna. sorry again. because I love so much. Illaahay dartiisa hayga xumaan.
@yasminfarah9140
3 жыл бұрын
That’s true sis walahi I do cleaning at night but not major cleaning just doing dieshes and some night the bathrooms I have two toilets, I have 4 kids the youngest is 3 months old and I know it’s too much to do this every night, when kids are going school waan iska seexdaa early night because I need all the energy I’m the day time.
@wiilkaReerCigalle
3 жыл бұрын
somalidu haday dukaanka swedishka ee IKEA ka adeegan lahayd guryahoodu sidaas ayuu u noqon lahaa another level Daah somali allaha naga koriyo 😂😂
@Fainusmoha
3 жыл бұрын
Wallo mar Yaha xagee kagadatay
@suleekho232
3 жыл бұрын
,
@umumaida6601
3 жыл бұрын
Masha allh abayo qaali plz asxaabtaada ku xiran abayo plz iisoo boqo youtobkeega ina shergareey plz wllo
Пікірлер: 80