Straight to the point......Ninkan waa Geesi si toos ah ayuu runta usheegay. Amaankiisa hala ilaaliyo koley Hassan sh dhaafi maayee.
@osmanmohamed4760
2 ай бұрын
“Asalaamu Calaykum “ Ninkan waa halyeey wadan! Waa geesi aan Runta ka gabanin!!’ Waanse ubaqayaa in loodilo hadalkiisa dartii!! “You are hero and good example for the people of Somalia” thank you so much
@AliAli-yl5rh
2 ай бұрын
Waa veenaale aan run kahadlin adiguna been ayaad ugu marqaati furtay xasan haduu hub rabo maraakiib ayuu soo raran lahaa maxaa ku qasbaya inuu hub soo tahriibiyo Kani xildhibaan maahee waa daalim khaainu wadan ah
@firdowsmusay-ze9gs
2 ай бұрын
wa la ogyahay in hubka xasan sheekh iskaleeyahay oo isaga sheegtay oo marna inkiraya
@farhanhassan72
2 ай бұрын
Dadba wali aaminsan in Somalia dawladi ka jirto
@sahrujainaali132
2 ай бұрын
Guuleyso xlb xasan ❤❤❤❤❤❤
@husenabdimohamed8943
2 ай бұрын
Libaax qakha ka hadlaayo sheeydaan madoob wax buu ka ogyahay
@luqmanahmed3191
2 ай бұрын
exactly
@AbdirishiidYasiin-sz7br
2 ай бұрын
Walee run ayuu ka hadlay qofwalpa waa ogyahy in mooryaanka weyn ee xasan gurguurte hubka lahaa oo uu rabay inuu beelaha galmudug isugu dhiibo lkn ilaahy ayaa fashiliyey daalinka ilaahow kaa umada kaqabo somaliya 1991 ayu ku celiyey
@ShukriHaashi-cn5yf
2 ай бұрын
Soomaaliya waxaa la haray waa idinka xildhibaanad isku sheegaya waxad garantie la dihiin in aad la xisaabtantaan xukuumada waxaa la idiin adeegsadaa laaluush. Waxaa la idiin igmaday in aad shacabka dantooda ka shaqeysaan laa kiin waxaad ka shaqeysaan jeebkiina iyo qabyaalad iyo nin jecleysi xaqii waa katilaabteen laakii maali ayaa laydinla xisaabtsmi doonaa in shaa Allah Aad
Kan muxuu Sharci ka yaqaana Taraag buu ku wadi jiray Mareykanka, inti xildhibaan laga dhigay muxuu u qabtay dadki uu ka soo jeeday? Luf lufki Farmaajo siin jiray buu waayey
@ahmadjamacmohamod8288
2 ай бұрын
Shaqo la isku caayo somali laga helaa hadaa miyuu tuugsan lahaa haduu shaqeysab 😂😂😂😂
@rafiq5722
2 ай бұрын
@@ahmadjamacmohamod8288aniga ma cayin lk runtan sheegay Xildhibaan waa Shsrci dejiye marka waxaa laga raba qof wax soo bartay ee no driver
Hadaad war maqleeysaan salaad cali jeele ayaa horey iidiinku sheegay inay dowlad xasan dhiiqo wato ay dowlad jirto aheen markaasad inaad is dhaga tirteen nin baahan madaxweeyne noogu doorateen ha idiinka saarto
@NurRoble
2 ай бұрын
Hubka wadanka dhan ayaa gacantiisa ku jira xurmadle xsm faramaajo ayaa saaxibkiis u soo dhiibay abiya si aay tulkiis hiraab ugu gumaadaan xildhibaanka warka ayaa ka soo hormaray kkkkkkkk
@ShamisAli-r3u
2 ай бұрын
Somalia dadka xilka uhaya qabyalad lagu kenay aqon maleh aniga dalka joogo qof kale hada dhaho dambigas gashay cadena uheyn wali xiraa xilibankan hala weydiyo iyo asaga kenay leyahay aqas ilahayow tuugadan dhan nadhaafi lacagte cunan ku ciqaab 😡😡😡😡😡😡😡cudur uga dhig aqas
@toknownow
2 ай бұрын
kala dirka guddigii musumaasuqa madaxbannaan Kala dirka guddigii doorashada magacaabi 15 wakiil wasaarad kasta oo Hawiye ah. abuur ka maleeshiyad beeleed Hawiye iyo hubayntooda. maxaa looga aamusnaa intaas markuu dastuurka ku tumanayay Hassan Dhiiqo😂
Пікірлер: 34