Masha aallaah abaayo videos gaga wa qurux badan yihiin mahadsanid ❤❤❤
@raxmomuxudiinofficial7285
8 ай бұрын
Masha allaah
@raaxosiciid-gd1nr
8 ай бұрын
Asc walal Khair Alle ha kusiiyo waxaan kaa rabaa meel aan kala soo xiriiro adoo Raaliya visadii waan haystaa masar waxaan sugayaa Cid iga Caawisa macluumaad ka waddan ka ama Xafadaha ugu haboon qofmu markuu wadanka ku Cusub yahay
@RAHMA.ISMAIL
8 ай бұрын
rahmaismail52@gmail.com Ka iisoo dhig numberkaaga anaa Ka caawin wllo waxaad rabto
@AdarHussein-jd7pz
6 ай бұрын
Mahadsnd walal
@MaryanAbdi-wj7jc
8 ай бұрын
Shugran horey usoco abaayo
@memeshmed9279
8 ай бұрын
Asc qaali waa ku salaamey Kasoo hadal dadka yurub iyo mareekan kasoo guuro qaabka ugu fudud oo lacagta loogu soo diro iyo dhibta ee leedahay dollar qofkii lagu qabto
@nuurofaarax7940
7 ай бұрын
Intaas waa meeq doolar
@zakizaka8218
8 ай бұрын
Abaayo waxaa noga so hadashaa alaabaha guryaha iyo suuqa daahyada
@fjama4754
7 ай бұрын
Asc wllo aad baad u mahadsan tahay
@halimoismail9379
8 ай бұрын
❤❤❤Maansha alaah
@m219641
8 ай бұрын
Assalamu caleykum WLL markaad video dubeeysid fadlan cod kaaga in yar kor u qaad laguma maqlo mahadsanid
@AminoCabdulahi-l5s
8 ай бұрын
Asc wllo aniga kugu cusub waxn raba inan maser soo dago si gaara ayan caawin kaga raba ma ila soo xidhidhi karta
Пікірлер: 27