Dhibkeda dheef Allaha ugubadalo naftaan meleygareyso Allaha og ninka saas uxun hadduu dhinto asayaa kuwajibato mana mudno nin asaay loqado ee amaguur rab ama harabin iskafur iskana cafi
@nadifaosman9389
Жыл бұрын
Qosad markii hore wey xanun badaneyd lkn Hada allxmdulilah meel fiicn ku dhamaatey kaasi nin maahe wlhi subaxallah wlhi iska fasaq ayan odha lahaa ninka noocaaya ina lala sii noolado oo hadan ilma kale loo dhalo ma wcn wlhi sacadiya dulqaad ayeya laheed aniga mabab siideysteen kaaso kale nolol qurux badan ayan u rajeynyaa sacdiya iyo caruurted❤❤🙏🥹
@maidoisxaaq
Жыл бұрын
Makasa ba dalaqad laga gadana bala kudagte dheh ayadoba xuquuq deda kudhele be qumay dheh😡😡😂
@dhoolruuxi6368
Жыл бұрын
Ayaaney Abaayo lacagta 5bil ey shaqeynesay oo ninka ku dhacdyday hadii aan xisabay 250 lagu dhuftay 5bil waa 1250 taas Aaba udhigmato Qiimaha 3dalaaqadood Abaayo hadee jiljileca iska deyso xaqed ha dhacsato commentigan inee aragta rajeyna insha allah
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
Aaheey
@Amuuna40
Жыл бұрын
ha iska fasaqdo furuq heleha kaas nin ma ahanee ciil igu dilay wllhi iyadaba xaq kulleh oo xoolaheeda cuney alle intaas haku simo aduun iyo akhiro wax dhibo matuso miskiinta 😢❤❤
@XamdaCadey-r6o
Жыл бұрын
Asc ayaan quruxsaneey abaayo ilaahey dartiis aa kuu jeclahay
@HanaJirde-b6h
Жыл бұрын
Sacdiyo sida ay inoo sheegtay hadii ay xaqiiq ka tahy maba qabo sidaas bay kaga furantay Waxan kugu ducaynay horu mar iyo guul aduun iyo aakhiroba Lkn nin denbe yaanu ku fudaydsan iska dhici wllahay qaliyey ilmahana Allah haku koriyo kuwa baariyaal ah Allah hakaga dhigo insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abaayo allah dagaalka iyo dhiiga dadka walaaalahaa oo soomaalidaa masaxo Khayr qabta allah hadhex dhigo iyo Somalia meelkastoo kamida adinkana allah dhibka ha idinka qaado
@hamdinur9382
Жыл бұрын
Iskafasaq kaas maba kuqabee
@zuuzaana9682
Жыл бұрын
Wllo Sacdia kunshilin oo dhagta ka jeexan hasiin teeda kale iska fisiq oo shiikhyada u bandhig illhy haku garab galo Hoyo aad loo dhibaateyey tahy 😭😭😭❤👸💐🤲🤲🤲
@xaawoluulxaawoluul4247
Жыл бұрын
Wsc Abayo qali wad ku mahadsantahy wax walibo dhirigalinah oo ad nala so wadagto 😊❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊waxa tahy boqorad wana kugu fana😊❤❤
Wcs habo ayaan saxbaaxteda isoduceya biri exm ka sobaxayo Ani iyo ardayda kalaba I.a qer rayeynaa ducada I.a ❤❤
@hamdamohammed2993
Жыл бұрын
Gabadhasi ma haysato hooyo aabe adeer iyo abti u naxariista toona Subxanallah hadi anu bil siin 6bilod wixi ka badan cadalad darana kula dhaqmey Wa nin aad u xun isaga iyo islantisa kalaba dad xaqa bini adamka iska ilalinya maha Illaheyna kama baqayo isago kala qalooca qiyamaha ha so baxo insha allah iyadana ha iska fasaxdo xaq uma leh iney xaas usi ahate
@xafsoahmed9
Жыл бұрын
Balo kuqaaday
@_Khaalid
Жыл бұрын
Maba qabee maxay kadaba socotaa? 😢😢😢😢😢😢😢 Tuugo u dir ha khaarijiyaane waab jihaad uuuuf
Ayaaney merheŕkeedii miyuusiiyey maxay gadanaysaa.? Gabadhan Fasaqaad ayey xaq uleedahay Martin iyo Masruuf ma ku qabtee ilmaha ma bailee sidee uga qaadi karaa?
@HamDaBilaN-mn6eo
5 ай бұрын
Ha iska fasaqdo balaayo haku dhacde wallhi intaa qiso soo fiirsanayy tana igu darnayd caloosha I hurtay say hada ani igu dhacday camal alle ayaanu ka magan galnay asi iyo wixii lamidaba alle ayadana dhibtay soomartay dheef hawgu badalo😥🤲🏻
@KararaBaar
3 ай бұрын
Xijaabkaga wu shidan yhy waad kuso baxday Masha Allah ❤
@sadiaaliomar4260
Жыл бұрын
Ha Gadan Baaa Eee Soy Soy dheh balo ha dagte kun kaga ha iska siiiin nin saaas kuso silciyay ee Rag Ku dalpo Teda kle ani in xoog leygu qabi kro ma aminsani sacdiyay Sami Guurka dhan ban ka cagay bo mrka qisadada dhameystay😢
@sahrojamayusuf3045
Жыл бұрын
Hantida ay tacabto gabadhaas dhaxal Buu ku leeyahay taasna la soco ha isku daydo in ay timaado way noqonkaraa sucuudiga
@bisharahussein1799
Жыл бұрын
Don’t buy it from him. If you are not going to get married again. Keep your mouth closed. Live your life!!!
@farhiyoawale6199
Жыл бұрын
Abaayo sheikh yada wa wayn Illaha wayne la wadag. Asaaga ini maxkamad la saaro oo xaqaqa laga soo dhiciyo ayeeyba ku fecabtahay. Biil ka xaqa u laheed intii sano uu ku qabay inu kusiiyo ayaba ku wajib eh ninkas.
@Queen-official
Жыл бұрын
Ninka may iska fasaqdo xaq umalaha in ay ka gadato biil ma siin jirin gurigiisa baahi igu suuxi jirtay saas usheeg xaq umalaha in xoog ku heysto
@AbdiShakour-yc6hb
Жыл бұрын
Apahed aawy men yon kafou rayen
@sadiafarah5021
Жыл бұрын
Samiday dhib baysoomartaye ilaahay dheef ha ugubadalo nin kaa xaasidka ak maba qabee alaha kafurfuro waaba fasakhan kartaa say xoolo uuleeyahay masidatee
@Muhima2495
Жыл бұрын
Abaayo alha kuu fududeyo talada ayaan gobdoon kusiisay kusiin lahaa😮
@anabali1098
Жыл бұрын
Iska fasaq 6 bill hadawsan marasha iyo masruuf midna kuma siin wax kabadan iskaba daaye
@Tafsiirkab4u
Жыл бұрын
Hadii uusan biilin wey kafasaqa kartaa maxkamad uma baahno xitaa waa iney iska fasaqdo hadow doono yuusan ogaanin sigoo inow qabo umaleya nin kale ha iska guursato
@Caaishashugri
Жыл бұрын
ماشاء الله ❤❤❤❤❤
@XamdaAbdi-k6j
Жыл бұрын
Ayaney abyo mcnto qisa Raba ina kula wadago ee inte Kala soxirira xppti please 🙏ila so hadal please 😢😢
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
Fcbook pejkayga ayaan gobdoon kuqoran ama instgram ayaan gobdoon kuqoran
Ha sas wa kula qabna habo ninku haduna dhigeyn haduna dhaqeyn wa in ey iska fasaqda alle ha ufududeyo culumada ha u ban dhigato qeyr haku siyo rabi mama
Yooma ayaam soomaali waa dagi doontaa markaas faraq ka qabso una sheeg cidda haysato Marko ayagaa kaa furaayo maalin caddey sida ay yeedhay naagtii kaa danbeysay kastee macaan badaney
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Aniga waxaan ku leeyahay Sacdiyo wax lacag ah ha iska siin ee illaah talo saaro
Пікірлер: 274