Ayaan ani maba ku fiiriyo warkaga leenbe dhagaysta 😂😂
@Najminaa
4 ай бұрын
Wcs ww mahdsanid xbbti qeybtaan aad usugeene hada t.v Dara kuwa meshaan haisku sobaxan ee😂😂
@CashoCayuni
4 ай бұрын
Wcs ayaney qurux alah kuxafido❤❤❤❤❤❤
@Omari-y9m
4 ай бұрын
Abaayo aniga barawa degan reer barawa way cadcadyihiin
@Siman.qalbi-lacka
4 ай бұрын
😂😂😂 Ayaantan ruxaan baa lagacabsoyaa tim27 baa nga cabsiyaay
@dahaboosman1228
4 ай бұрын
Manshalah dadka shekada ma ku socoto mise darbiga sawirka ku dhagan wax ka nuxsaday 🤣🤣🤣 waa qoslay maanta somali fire dhera 😅
@FarduusMohamud
4 ай бұрын
Ayaan xbbti sethey
@xafsoahmed9
4 ай бұрын
Wcs xbbtiiii❤❤
@Xilkiis
4 ай бұрын
Ani qiso ayan rawa ina kula I adago xage kaala so❤xarira
@FatxiAdan-jv2uf
4 ай бұрын
Waasax baraawe anaa degan oo ku dhashatay gabdhaha cadcad oo kaliya maqbiyo ma ahan kuwa madmadow aan asalka eheeyn xitaa qaar kamid ah waa maqbiyo aan ani ka mid ahahay sabab too ah waa dhaqankeena ani wallaahi mido 10 sano guri kujiraa
@hamdinur9382
4 ай бұрын
Illhey meel naguma xiro waaba dhibe
@MarioUpdy
4 ай бұрын
@@hamdinur9382mya abã sasa fican gabar sharafteda wa ine guuri ku jiirto apoo😍😭
@MuslimoMuslim-uu8ug
4 ай бұрын
Scw Scw Scw
@MunawaraMaxmood
4 ай бұрын
Wcsww xabibtii Wlhi ani xitaa yaab dardeed ayaan la amuse ayanee inaan ku weydiiyo ayaan rabe😂
@HabiiboAhmed-fj2ju
4 ай бұрын
Ayaaney abaayo abta sedaxad hano gebin codsi
@haweeyomaxamed4507
4 ай бұрын
Wcs wallo❤❤❤
@AyaanCabdullahi-lj2oq
4 ай бұрын
Wlhi wan ka xumahay intarnad la an marmahan lkn wan firsana inta qiso idhafay
Пікірлер: 96