Gabadhan waa habaryartay wayna aqlibadantahay masha Allah ❤
@Faraxarts98
8 ай бұрын
Maasha Allah gulsta dad isfahmya inaad tihiin waa inka muqtaa sacdiyo iyo cabdi fitax mucaashaq Insha Allah gur iyo nolal samsta❤❤❤❤❤ jacayl Mire dhale
@Aisha-Cuud
8 ай бұрын
Ayyy m.a mr mucashaq iyo marwadiisa mustaqbalka kuso dhawada youtubeka mar walba fanskiina aya nahay mel kasto wan idinku so dhaweyneyna waan idin ku taagereyna heesta asal dhalad waadba i jecleysisen cod ayaad ku ledahay m.a idinko midoway xalaalna isku noqday ayaan idin rajeynayaa ❤❤❤
@ah5023
8 ай бұрын
Masha Allah dhalinyaro ilahay calaf kheyr qaba haysku kiin daro JACEYLKU !!♥️♥️♥️🩸🩸yaanu idinka noqon Hodan iyo Cilmi Boodhari sidoidi ♥️♥️🩸🩸👈🏾👈🏾
@IsaaqMacalin-zl9pv
8 ай бұрын
May LoV 2labadiina
@SeynabMaxamuud-is1hz
8 ай бұрын
Gabdhaha Soomaaliyeee Inta Badan Jacaylka kama dhamaado si kastoo la Isugu dhaco balsa Ragga Ayaa Isaga dhaqaaqo marka Ragow Hablaha Haysta oo Usabra.Mss Uunsi Geesiyad Jacaylkeeda Inay Badbaadsato U Istaagtay Halka Cabdifitaax na Uu Istaagay Siduu U Dawaynlahaa Horayna Urabay Miradhalka Caashaqooda,Hambalyo Isku Waaroo Ubad Kheyr Leh Kala Hela.
@Hure_Official..24
8 ай бұрын
War sxp mareexaan anaa la xididay waa gob gob dhashay gobanimaduba ayakeeey katimid special Ree Gedo❤❤❤❤ seediyaal korkaad iisaaran tihiin❤❤❤ wax lala xididana idinka ugu qiima badan❤
Waan ku farxay kulankiina m.a hampalyo 🎉❤❤❤ ha. Waaro jecelkiina ilma.aderyaal ❤❤
@aminadenaamindhanaan7312
8 ай бұрын
Abdiftah iyo miss uunsi alle dartiii isla kiin jeclahay guulaysta wllo adi iyo dume from ogaaden Mahmed zubeer reer cabdile reer ugaaas nuuur ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Cafaf40
8 ай бұрын
Wiilka ma maxamed zubeer baa huno
@naajuuqueen7182
8 ай бұрын
Masha alah Hampalyo ❤ keeps goings mu cashaqiinta qarniga ❤🎊🎉🎈👏🎁❤❤❤❤
waaw kulankiina.kulan khayr allaha ka dhigo jacaylkii guulaystay aan rajaynayaa family isku qurux badan aad tahiin
@hodanabdi559
8 ай бұрын
Mnsha Allah tabarakallah ❤️🥰🩸 hambalyo hambalyo hambalyo beautiful family 😊. Welcome dumashi miss uunsi From og family 🇬🇲
@idilmohamoud892
8 ай бұрын
Suaal ban wata ee cabdifataax xoow wll iiga jabwab sacadiyo dhool maxa miss uunsi logu bixiy mida iso fafahi sacadiyan waxa leeyaha mucaashaqaga ilaasho oo xafido love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@sadiamohamed2077
8 ай бұрын
🥰🥰🥰MashaAllah I’m so glad y’all came back together!!! May Allah Protect Y’all💙💙💙💙💙😘
Mar kale nookeen kaabirada haka muuqato in sha alaah
@siradmuse2138
8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤oh my allaaaaah waan ku farax sans hay ku lankiiina lakiin mss uunsi wajigeeda noga qarisay Mansha allaah family qurux badan insha allaah khayr please and please farxadiina yaysan hoos aadin iska illliya khilaafka sacadan waxaay iitahay sided sac iyo afar tan iyo afar daqiiqo waxaana usoo kacay musqusha markaas ayaan arkay guusha ka dhacday
@YurubAwdahir-ko9wd
8 ай бұрын
Mashalh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mashalh
@user-td9mm9kz3y
8 ай бұрын
Mashaa allah Axl waaye hadaaba isku soo laabateen Hawsha meesha kawada❤❤❤❤❤❤❤
@yusra122
8 ай бұрын
WAXAN SUGNpa wa hbeenkiina inzha allh
@IfrahShAbdi-gf7ur
8 ай бұрын
wow mansha allah❤ wan ku faraxsanhay ku lankina
@NimcoiimanMaxamed-dm5fh
8 ай бұрын
Hamblyo wllo ape haydin dhamaystiro farxadina
@faadilahmed9829
8 ай бұрын
M.a allaha idin fududeeyo inta idin dhiman
@hamdaabdule
8 ай бұрын
Masha Allah alla idin mideyo wa idunku farxay ❤️👸🤴🏻
@maimunamohammed222
8 ай бұрын
Mashaa Allah Tabaraka Allah ❤❤🎉
@user-rm7ol8cp8i
8 ай бұрын
Doqon walalhaa intaas odhib ah maku qudhen marka saad ledahay waan ka jeclahay
Пікірлер: 600