๐ faaiidoyin badan oo laga helo cabsida ilaahay subxaanahu watacaalaa* ๐ฅน๐ค.
1. dadka ilaahay ka cabsada waxa loogu bushaareeyey khayr oo dhan (ุงูููุฐูููู ุขู
ููููุงู ููููุงูููุงู ููุชููููููู ููููู
ู ุงููุจูุดูุฑูู)
2. dadka ilaahay ka baqa wuu kaalmaynayaa waanacaawinayaa ( ุฅูููู ุงููููู ู
ูุนู ุงูููุฐูููู ุงุชูููููุงู ูููุงูููุฐูููู ููู
ู
ููุญูุณูููููู)
3. dadka ilaahay ka baqa wuxuu ku arsaaqayaa inaycilmiga fahmaan oo ku toosaan ilaahayna waa toosinayaa swt (ููุง ุฃููููููุง ุงูููุฐูููู ุขู
ููููุงู ุฅูู ุชูุชูููููุงู ุงููููู ููุฌูุนูู ูููููู
ู ููุฑูููุงูุงู ).
4. dadka ilahay ka baqa wuxuu ka tirtiraa xumaantii ay sameeyeen (ููู
ูู ููุชูููู ุงูููููู ูููููููุฑู ุนููููู ุณููููุฆูุงุชููู ููููุนูุธูู
ู ูููู ุฃูุฌูุฑูุง )
5. dadka ilaahay ka baqa wuxuu u sahlaa arimahooda (ููู
ูู ููุชูููู ุงูููููู ููุฌูุนูู ููููู ู
ููู ุฃูู
ูุฑููู ููุณูุฑูุง)
6. cidii ilaahay ka baqdaa way liibaanaysaa aakhiro iyo aduunba (ููุงุชูููููุงู ุงููููู ููุนููููููู
ู ุชูููููุญูููู )
7. cidii ilaahay ka baqda wuxuu ka faydayaa dhibaatada iyo kurbada (ููู
ูู ููุชูููู ุงูููููู ููุฌูุนูู ููููู ู
ูุฎูุฑูุฌูุง )
8. cidii ilaahay ka baqda wuxuu ka arsaaqayaa meel aanu ka filayn (ููููุฑูุฒููููู ู
ููู ุญูููุซู ูุง ููุญูุชูุณูุจู )
9. cidii ilaahay ka baqda wuxuu ka badbaadinayaa cadaabka iyo ciqaabka (ุซูู
ูู ููููุฌููู ุงูููุฐูููู ุงุชูููููุง )
10 cidii ilaahay ka cabsata wuxuu helayaa sharaf iyofadli (ุฅูููู ุฃูููุฑูู
ูููู
ู ุนููุฏู ุงูููููู ุฃูุชูููุงููู
ู ).
11 cidii ilaahay ka cabsata wuxuu ku kaalmaynayaa sarayn dadka kale ay ka sareeyaan (ููุงูููุฐูููู ุงุชูููููุงู ููููููููู
ู ููููู
ู ุงููููููุงู
ูุฉู)
12 cidii ilaahay ka cabsata ilaahay ayaa jeclaanaya waana ta ugu wayn (ุฅูููู ุงููููู ููุญูุจูู ุงููู
ูุชููููููู)
13 cidii ilaahay ka cabsata wuxuu u saafiyeynayaa quluubtiisa wuxuuna ka koryeelayaa qalbi qalalka iyo xumaanta (ููุฅููููููุง ู
ูู ุชูููููู ุงูููููููุจู)
14 cid aan ilaahay ka cabsan waxba kama aqbalo (ุฅููููู
ูุง ููุชูููุจูููู ุงููููู ู
ููู ุงููู
ูุชููููููู )
15 cidii ilaahay ka cabsataa maalinta qiyaame dhibkeeda aamin ayay ka yahiin (ุฅูููู ุงููู
ูุชููููููู ููู ู
ูููุงู
ู ุฃูู
ูููู)
16 cida ilaaha ka cabsataa waxay helayaan liibaantaiyo nicmada rabi (ุฅูููู ุงููู
ูุชููููููู ููู ุฌููููุงุชู ููุนูููููู)
*Allow nafahasii
Aaami aaamin๐คฒโ๏ธ
ะะตะณัะทะณั ะฑะตั Miyaad Kacabsaneynin allah
ะัะบััะปะตั