wuxu ileyhy ( the divice doisn,tsupport receiving miracast so you canproject to it wirallesly) maxan samenaa 😢😢😢😢🤔🤔🤔🤔
@xogbaar
3 жыл бұрын
Ustaadii computer ka waxaa ii shaqayn la meesh projecting to this pc ee sidee ku shaqaysiin karaa
@c.naafacc.raxmaan8547
2 жыл бұрын
Sidookale ciladaas ookale aa ihaysato nio
@blackerman5592
3 жыл бұрын
Ustd side Securityga Computerka lo ilaaliyaa ama amaankiisa Suragal matahay hadii telephone laga xado in computerka ka ogaato xogta telephone ka sida location iyo waxi lamid ah
@junaydimedia2984
2 жыл бұрын
Ustaad San Iphone isna ugu xidha Laptop ka
@MOHAMAQUSTE
2 жыл бұрын
Ustaad waxaan rabaa Waxa Mobelka iigu Jiro inaa Computerka Ku shubo marka sidee
@saraahmed-ii1rq
2 жыл бұрын
macalin ani projectin to This pc -ka wuu iga xiran yhy Update muurabaa mise wax kale aajiro 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@amaalipraahim9280
Жыл бұрын
Waxaa noosoo sheegtaa Haduu qof kaa furo kale siduu u sawro cml❤
@skycollege
3 жыл бұрын
asc ustaad xagee lagala soo xidhiidhayaaa
@lastechacademy
3 жыл бұрын
whatsappka college ka page kiisa saaran
@abdifatahabdullahihersi813
3 жыл бұрын
Ustaad nooma shaqaynaayo ee sidaa ku fixed garayn lahayn noo soo duub adigoo mahadsan
@lastechacademy
3 жыл бұрын
Talefanka update ku samee ama sifiican u raac tallaabooyinka
@youtubezaki17
Жыл бұрын
Malaha 2midba sxp mobilekaygu
@abdirahmaanziidii3275
3 жыл бұрын
Wlal waxaa kaa rabaa sidee xogta loogala soo baxaa Telephone shaa shada ka jawan ee aan leer la heen iisheeg adiga oo mahad san
@lastechacademy
3 жыл бұрын
haye insha Allah
@laylamohamed2869
Жыл бұрын
Smart mopelka xage bay kaga taalaa bal iisoocalalamadi
Usaad numberka whatspka so qor waxban ku waydinyey mahadsanid
@salebanapdilahi3502
3 жыл бұрын
Mclin sidee software karaag loo saneeyaa
@lastechacademy
3 жыл бұрын
Software oo dhan crack giisa miyaa
@salebanapdilahi3502
3 жыл бұрын
@@lastechacademy Mclin kuwa ugu mihiimsan Ee aad isleedahay mar walba way ubaahayihiin inay crack garaystaan intii ay iibsan lahaayeen Intii awoodaada ah 🤝🤝🤝👍👍👍
@saraahmed-ii1rq
2 жыл бұрын
wuxu ileyhy ( the divice doisn,tsupport receiving miracast so you canproject to it wirallesly) maxan samenaa 😢😢😢😢🤔🤔🤔🤔
Пікірлер: 26