Asc kuwee bay ka soo tagday maahir ma ka fiican yahay kkkkkkkl
@maryammohamed1788
18 күн бұрын
Hamar hadaad sheegtid 2 dalqo waal dalqo laakiinse Hadaad 1 hal daqaada utuurted 3 waadhamaated
@gfgufbhvyg3813
18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@ragemohamed3843
18 күн бұрын
Keligeed saxiixeeda gaalo kuma qaadan karaan ilaa abaha la ogeysiiyo isagana uu saxiixo marka galo ma qaadan karaan taasna hadey dhacdo aabahaa lagu soo wareejinayaa wiilka sharciga waa sidaa sharciga ha la barto
@safiyoali3131
18 күн бұрын
ACS.WALLAL WAXAAN KUGUTELINLAHAA. NAAGTAAS WAALAN HALADHIIQAYSAN. CUNUGAG GAGANA NAAG TAAS MEEL AY KARAGTO.HAW DANY MEELAY KAMAQASHO....
@ragemohamed3843
18 күн бұрын
Hadey haysan weyso wiilka walaahi adigaa lagugu soo wareejin iyadana meshaasey maryaha tuuraneysaa taas maskaxda ku hayso buskudow
@sumaiayusuf8328
18 күн бұрын
Adigu maxaad ka doontay naag kuweedii hore daadisay ma kaagay hayn haday jirto oy run tahay wari waa war weyn//////
@user-sn5yz7vg8v
18 күн бұрын
Calafka allaa qadaray
@rahmomalin1483
18 күн бұрын
Nin weyn ayaa tahay wiilkaaga lacag ha ka sameyn ee shaqo iyo camal raadso waxaan waa ceeb
Пікірлер: 11