@user-zu8gh4po1e Hhhhhhhhh wixi lagu so koray ma weli Lawadaya ma wan laga badalan karin Basto baris iyo bur somali gaaska ku riday Weye saqir iyo kabir gaas Lee qabna
@ilhanmohasuleyman4568
10 ай бұрын
masha allah hooyo adag strong mom ❤❤
@Najma12-o8e
10 ай бұрын
Masha allah tabarakallah ♥️😘🌹
@XaliimoIbrahim-ds8bf
10 ай бұрын
Fartuney ninka fariijka kusamenoyo wo iga nasiib badan yahay wayo adigo ku arkay ilahey aniga nabad iyo ado nabad Hana kulan siiyo🤲🤲🤲
@ayaanyuusuf4505
10 ай бұрын
Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik wllo ❤❤❤
Manshallah tabarkallah waan ku dhawhay fartuun hormar wangsan❤
@Teamasadhaji27
10 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@NadiifoShuceyb-jw8wk
10 ай бұрын
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
@shukriabdi1523
10 ай бұрын
Keep going ❤❤
@hodanqaali4919
10 ай бұрын
Ilahay haku barakeyo adiga iyo carurtada wlashaa iyo gurigaagaba hooyo yar oo karti badan aya tahay masha allah video aledahy ima dhafo wlhi ilahy farxad daaima hakusiiyo wll from gobolka ragga mataqaanaa fartuneey ?
@LadanHajji-w7n
10 ай бұрын
rootigi igu weynaa ee ebed ❤ an arko waw
@haboonmowliid1573
10 ай бұрын
Masha allaha xabibti allaha ku xafiido 💋 💯 ♥️
@Farhia_ali
10 ай бұрын
FARTUUN CADEY WAA KUSALSAMEY ABSAYO😊
@MaryanAbdi-wj7jc
10 ай бұрын
Asc abaayo waad mahadsantahay fadlan abaayo foornada markad cake galinayso time kor iyo hoose noosharax foornadan oo kale ayan ku wareeray
@hony5804
10 ай бұрын
Hadabo ilmo sineysid maad cano fadleh uguqastid
@sharmaakedahirahmed1171
7 күн бұрын
Abaa qolka msooduubti miyaa🤔
@maryanabdemuhammad1864
10 ай бұрын
امين يارب
@Xamda763
10 ай бұрын
Abayo maanta hadad wax igu dhaanto wll somaliyed oo lacag badan oo dayn ah lagu leeyahay ban ahay hadad icaawin karto hataa haldoolar waxa bay ii taraysa aniga maanta
@yaasmiinodowa4424
10 ай бұрын
Qofkii ugu horeyey😂😂😂
@yaasmiinodowa4424
10 ай бұрын
Wan sugaa routinekaga mcney sabariin qurux wan jeclahay illah haidin xafido dhamaantiin
@drabdulkadirosmanelmi698
10 ай бұрын
Abaayo swr iika sooqad musharida
@alxamdulihalicalakulixal3183
10 ай бұрын
gacmaha ma qolof ba kasaran wll
@cabeerabdirzak
10 ай бұрын
😂new light marsate
@shamafamily123
10 ай бұрын
Asc asxabta fartun iso beqda waxan ahay yutubar cusub iso beqda walalyalow ❤❤
@Far.xiya_
10 ай бұрын
Iso bokhda dheh abaayo waa ku saarey ani
@foolhooradchannel156
10 ай бұрын
Asc abaayo macanto ❤❤❤❤❤
@musaybaOsman
10 ай бұрын
Keep going ❤
@SaciidoMacaliin-op3gc
10 ай бұрын
Fartuun abayo kukarka koronta badan mowcunaa midka wen iyo midkaan yaafican isheeg abayo ina sogadaan rabaa korontadana wan kacabsanaa
@nastehomohamed419
10 ай бұрын
Midka ween ayaa cuno ayaa maqlay kan yar ayaa ka fiican kan ween wuu iyalaa
Пікірлер: 45