AXmaro bay madaxda somalida ee jilicsan waxay ka dhigen wax aan walalo nahay Lkn ilahay baa fashilay shirqoolki ay madaxda lidita ay somalida udhigen الحمدلله
@Xafso25
4 ай бұрын
Allh unaxriisto ayeydey oo hada ka hor 2010 kii habaraysa Ethiopian ka Ayan arkay wagaas waan Yara lkn waxan maqli jiray inay nabada ilalinayaan kadib waxan ku dhahay ayeeyo maxad u habareysaa soo nama ilaalinayaan hadalkii aay malinkas idhahday malinkasta iyo sacad kasta ma ilawo wey igu soo dhacdaa waxay idhahday hooyo nama ilaalinayaan ee wey na ilashanayaan waan fahmi wayay hadalkas lkn hada Ayan Dib ka fahmay
@Fardawsacc
4 ай бұрын
@@Xafso25 waa cadawgeen iyo cadawga muslimka Allaha jabiyo gaalada
@zaxaneofficial1775
4 ай бұрын
Ma aqaano qofka qoraalkeyga akhrin doona balse ilaahey janada ha inawada galiyo ❤
@abdimuse7911
4 ай бұрын
jannada waaloo shaqaystaaye ushaqayso....illaaheey like ha isiiyo dheh jannada haku marmarsiiyoonin
@Fardawsacc
4 ай бұрын
Aaamiiin yaa rabi
@Ahmed23j-q
4 ай бұрын
Aamiin wlll
@aadancambe7079
4 ай бұрын
Ogaansho waa goob waxbarasho waxaadna kamid tahy dadka fara turiska ah ee u qalma 1 million subscribers 💖
@bisadfaras8514
4 ай бұрын
Walalkay cumar inshar waxad ninka qudha ee dadkisa runta uu shegaya wanagna la jecel ilahay haka abalmariyo❤🎉
@AMIINGACAL
4 ай бұрын
Cunugaas wecelka ee israail lagu magacaabo😊
@craxmanahmed3630
4 ай бұрын
Isku maqan Kala maqan Yaa umaqan omar inshaar insha allah soomalia maalin saa noqon doonta 😭😢
@fiidowmrk
4 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna wadna dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@Caaishomacalincabdullahi123
4 ай бұрын
Insha allah annaguna waa ka xuroobi doonaa gumeysiga qarsoon ee reer galbeedka😊
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin
@FardussYussuf
4 ай бұрын
Amiin INSHAALLAHA walaal
@Cabdiraxman..Mudug.
4 ай бұрын
Muslim midoobi mayaane wax kale soo xar xariiq
@FardussYussuf
4 ай бұрын
@Cabdiraxman..Mudug. wuu midoobi ALLAH ayana mideeynayo hadad INSHAALLAHA adiga maxa ku haya muslim waa walaalo waan ku faana in aan dal boqol Kiba boqol muslim ah aan kaso jeedo
@Cabdiraxman..Mudug.
4 ай бұрын
@@FardussYussuf Muslimka maanta aan u jeedno muslim midoobaya uma eka, ilahay qoom ma badalo ilaa ay iyagu is badaalaan mooyaane, hadayba midoobaayaan hadeer ma aha, kun sano kadib ama boqolaal sano kadib waa laga yaabaa in ay midoobaan, lakiin hada haku riyoon sooma dhawa taniye 😂
@Abdiwali_Hero
4 ай бұрын
Xoriyad aan guumeeste ka qaadanay ayaan ku faanaa. Lkn weli waa nala guumeestaa
@OGAANSHO-FILMS
4 ай бұрын
6:43 Waa RUN Sida muqdisho xalane xitaa madaxweyne somaliyed magali karo 😢
@HanadXuseenxasan-pk9fn
4 ай бұрын
Qof cidanka Danab kashaqeyaye qebta xalane Ayaa dahay Babur kunteran Ayaa ilalenayey ayuu dhahay Maa uga waxa kujiro 😢
@Saamalayl-f7l
4 ай бұрын
Afghanistaan waa ded ilaahay isku dhiibay Mana dayicin ilaahay
@ahmedabdi1484
4 ай бұрын
I.a somalina sidaas camal mardhow Like first comment
@drkhaalidgeesh3915
4 ай бұрын
SOMALIYA WAXEEY U BAAHAN TAHAY KACDOON GOBANIMO DOON AH
@Mk.C38831
4 ай бұрын
Alla ilahow Ma arki doonaa Somalia oo sidaa wax u fahanta oo iska xureyso ciidamada shasheeye ILAAH ha natuso
laguma weydiinin xiliga aad ku so biirtay video Ka daawo feedback tayo leh Ka bixi dareenka Ka ganacsiga iska dhaaf
@drkhaalidgeesh3915
4 ай бұрын
Waadax qanfar waa cumar inshaarkeena oo kale
@boocyusuf7991
4 ай бұрын
ma aqaan sobobta aad indhaha iskaga qabanayso aado arkaaya runta somalia waligeed lagama yaabo in aay hagagto sobobto ah madexdeeda iyo shacaabkeeda ayaa diidan nabada ilahay sida reer somaliand ufahmeen nabda macaankeeda allah ha ina garansiiyo amiin
@Sportspot3
4 ай бұрын
Amen somaliland nabada shacabkeda iyo dawladeda o wada jira ka shaqeeya
@abdikasanti3028
3 ай бұрын
adeer dhulalka somalida dagto hal meel o xur ah malahan manta xita jabuti o intaso xero rer galbed iyo shines ka furan yihin marka naftada been ha u shegin wake up to reality
@Sportspot3
3 ай бұрын
@@abdikasanti3028 africa o dhan ban xor ahayn o lo taliyaa lkn wadanka askar iyo ciidan lo diray halkii u danbaysay bay ka maraysaa
@yesserahmed
4 ай бұрын
Maanta boqolal kun caruur ah aya dhaleen ciidamada shisheeya ay waliba ka dhaleen gabdhaheena soomaliyed😢😢 waa nasiib xumo
@Abdifitah1988
4 ай бұрын
Hambalyo hambalyo meel fog ayaa tariin aniga ahaan kaso race aad aad iyaa igu farxe 1m keep going hore usoco
@yusufmohamed6446
4 ай бұрын
Somalia murrtdiinta iyo gaalada waa laga saari doonaa insha allah taladu muslimiinta shacabka xaqlayaasha ah ayay gacantooda galeysa insha allah, xasan garguurte iyo hamse buste illahay ha ina dhaafiyo
@SaacidCabdirashiid
4 ай бұрын
Ogansho waa kusalamay marka hore waxaan kafa karaa oromoda dalka kuso qulqulaya marka sidee isaga ilaaliya kafakarka badan
@AwoMohamed-dr2lc
4 ай бұрын
Waxan jeclanlaha inad aad sameysta koox dhaan kadibna dhagax ku diila idinko aan uu naxriisaniin ama guryahooda duudumiya hadan arkin laha ayaga waxan ku sheegayo ayan sameyn lahaa wlhi
@abdirahmanhusien6174
4 ай бұрын
@@AwoMohamed-dr2lcalle ka baq qaf muslim ah in disha waa xaraam xta gaalka an wxb ka galabsan المسلم اخو المسسلم
@Cabdilaahicumar-y3b
4 ай бұрын
@@AwoMohamed-dr2lcmay saas waa khalad waxaa fikradeyda ah in la yareeyo qaxootika oromada kadibna mudo kadibna dalka laka saaeo😮
@AwoMohamed-dr2lc
2 ай бұрын
@@Cabdilaahicumar-y3b Wll qalih dadkan oromada la dhahyo ila hada way kuso qulqulyan dhulkena 10 10 kun ayay iso galaya, dhelkenan waad ka warhaysa marka hadi la dililaha ama laga cabsiin laha way cararii lahayen maxa yelay oromadu waa dad fulay ah marka ayaga aya igu kalifay inan sida u fakiro wll mahadsaniid
@seynabcali4205
4 ай бұрын
Sooma ayaa ubaahan iney kuli ceyriyaan duliga wadankeena dhooban Ilaahey hanookeeno kuwa waxkala hela oo naga ceyriya inshaa Allaah
@Cabdiraxman..Mudug.
4 ай бұрын
Saaxiibadeena calamiga ah hadaan iska cayrino soo dunida ka hari mayno, xoogaaga ay na siiyaana haday goostaan afkaan ku lugaynaynaa,
@Abdirahmankhadar-kn8kz
4 ай бұрын
@@Cabdiraxman..Mudug.Doqon adoo kale ah baa somali nala sheeganaya magumaysi baa ku faraxsan tahay😮
@Cabdiraxman..Mudug.
4 ай бұрын
@@Abdirahmankhadar-kn8kz Anigu saas ma dhihin ee kuwa madaxda iskugu kaaya sheegay baa yiri, Yaa afrikaan
@herrn.haashi
4 ай бұрын
Dhalinyaro Yaaa diyaar U ah Inaaan Samaysano Urur Dhalinyaro ah Oo 10 Sanno Ee Soo Socda Somaliya Saamayn weyn Ku Yeesha Ooo Inaga Caydhiya dhamaan Askarta Duliyiiinta ah Ee Wadankeena Joooga. Qofkii Diyaaar ah Reply thanks
@KhaliifHusseinnoor-k9x
4 ай бұрын
Diyaar😊
@Abdilahi0909
4 ай бұрын
Maalin dhow Somalia waxaa ka dhici doonta wixii ka dhacay Afghanistan 😮
@MiskiCaabi
4 ай бұрын
Inshaalah
@MohammedsalahAli
4 ай бұрын
Somalia inshallah 2025...2026 🏴🏳️☝️
@Kaatun_Official
4 ай бұрын
Aragti ahaan waan qabaa in ciidamada shisheeye dalkeena laga saaro maxaa yeelay waa virus ,Ay tahay in aan iska daaweyno o ka saarno dalkeena.Waana ku mahadasan tahay sida aad noogu baraarujineyso dhibaatada cadawgaas dalkeena jooga Sidoo kale ustaad Omarow waxaan rajeynaya inaad kooxaha (AS) (daacish) iyagana baraamijyo ka sameyn doonto horey uga maa dan hadale
@bishaarcadaawe1954
4 ай бұрын
Anagana gormeee iska sari doonaaaa😢😢😢😢
@labaleeto
4 ай бұрын
ustad kasoo hadal xerada xalane mogadisho
@adenhassanbashir4930
4 ай бұрын
Rer galbeed Allaha naga dulqaado. Sonalidena siyaadiintooda, gaar ahaan kuwo Muqdisho nalajoogo waxaey moodaan malaa,ig waxay kuleeyihiin oo ay u yaqaanaan “Beesha Caalamka”
@apdirahman1433
4 ай бұрын
Inagana goorma Ethiopianka iska saari doonaa
@MuhammadAhmad-ki7jc
4 ай бұрын
War shabaabku waxba ina yeeli maayeenee....oo culimadaynu u diri...hadday culimada diidaanaa doodoodu way buraysaa ee inaga saara qudhunka fadhiya xalane
@mohamedqadarinho3799
4 ай бұрын
🇸🇴 mardhow amison wey baxaan
@Abuumuscab25
4 ай бұрын
لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين ❤❤
@CabdiraxmaanXasan405
4 ай бұрын
Wadanka allah noo xureeyo hada si hoose ayaa naloo haystaa
@CawilMadaxey
4 ай бұрын
Hambalyo cumar ishaar waxaad gaartey 1000000
@MaxamedAli-v8c
4 ай бұрын
Oo ay ka xorowday Galka cad. Lkn anagu xita waxan ka xorobi la a nahay GAL MADOW
@MedIbrahimidrissIbrahim
4 ай бұрын
Africa is not the enemy of the colonists who have taken over the rich land
@AbdisamedIsmaiil
4 ай бұрын
Anaa kaa maqnaa markan imid na waad xirty 1M good job
@ahemdasad9970
4 ай бұрын
Hambalyo wll cumer1m Intaa iyo in kabadan Ayaad u qalantaa
@AhmedAhmedbinmahamed
3 ай бұрын
جزاك الله خيرا Mahad sanid sxp
@aarboy2305
4 ай бұрын
نحن قوم اعرناالله بالإسلام فانبتغينا العزة بغيره اذلنا الله .
Omar inshaar qof maskax ahaan dhisan .aragti fog oo ka madhan khiyaali iyo been iyo is moodsiin xaqiiqda wadankiisan si cad uga hadlaayo .isagoo gado ku dgashey ka dhiidhinaaya in dhulkiisa xeebta ah ee gobolka awdal uu amxaar sheegto ... Isago og gumysiga amxaarka eeee gobolkiisa uu ku hyo ....muwaadin dhab alha ku sharfo sxb
@Abdullahi_ok
4 ай бұрын
Caqliglyada dhalinta ha shaqeeyo Shisheeye ninkii gacal ka dhigtaa oo inuu amni usugo sugayo waa nin xanuunsan.reer Gedo fiiro gaar ah
@albayaan100
4 ай бұрын
asc maxaan ka yeelnaa kuwa wadanka somaliya ku soo hogaamiyey cadowga kuwaas oo lagu magacaabo beesha caalamka 32 sano ka hor ka darroo dibi dhal weykala sii gogoeen dowlad la aan karaamo daro gumeysi cusub naceyb lagu dhex abuuro bulshada dhexdeeda 4.5 somalidii aqyaarta eheyd loo qeybiyo 2024 beesha caalamka ayaa noo dhisaaya dowlad waa riyo hala ceyriyo gumeysiga iyo gumeysi kalkaalka.
@Ibrahimmohamed12
4 ай бұрын
Wadan kayagu ma ahan hotel markii uu xumado layska kaga dagayo wan joogayna wadankayaga maalin un wan noqon doona wan noqon doona wallhi somaliyida dhabta ah🇸🇴💪
@Yt4oiejedn
3 ай бұрын
Khayaano kale ayaa meesha ku jirta. Waxey meesha ugaga tageen kuwk ey soo barbaariyeen oona sii dhibi doona dadka.
@sahimabdirahman8685
4 ай бұрын
Ladheerayasha xabashida dhul aye nagaheysta hadne badihii Ayaan sineynaa dhulkiina wey inogu gumeysta dadkeena Maxaa udiday ineey noqodan dad xalaal ah oo jaceyl dhulkooda oo ismamuli karo kale damben ka jirto dhulkoda waa jahilinimo cawaan banahay
@ahmedmustsfahmedmustaf8649
4 ай бұрын
نحن قوم اعز اللہ باسلام
@NuurMaxamed-s3y
4 ай бұрын
Wlllhi xaqiiq qofka muslimka Marnaba ma ogalaanayo in la Guumeysto
@BeesoMedia
3 ай бұрын
Waa u rajeynaa Africa dhamaan ineey ka xurroobaan reer galbeed, lama sheegin wadan dunida ku yaal oo fara gelintooda ka faa'iday, casrigaan la joogana dhibaato uu asaga abuurin dunida kama taagna.
@Fardawsacc
4 ай бұрын
Waabay somaliya sofiyedkii caydhisay imikane Ethiopia baa laga soo saari layahy ileen Ragu way kala go,aan iyo caqli duwan yihiin somalidii hore waxy Ayahen dad aan Qaadan karin Dulimino Amaa anaga Dulinima dusha inaga saaran illahy hanaga dulqaado doqonida iyo dulmiga
@sahimabdirahman8685
4 ай бұрын
Somalida dowlada reer galbeed magumeysto xabashi ayaa gumeysto somalida hadne runta iskuma Shegan somalida in lagumeysto waa laqariyaa Lkn dadka ugu been badan waa somalida aykoo lagumeysan hadne aan runta isku shegeynin walee waa somalida dad adunka ka haray oo gun ah waa somalida
Soomaliya inay gumaysi ku jirto waxad ku garanay waxa laga maamula xalane mesha layidhahdo
@Sayid-h6f
4 ай бұрын
Mr omar inshaar ka soo hadal in qeyb ka mid ah dadka soimaliyeed ay rabaan ama ay u dagaalamayaan in ciidamada Ethiopian ku joogaan, dadkaasna waa rer konfur galbeed.
Farmaajo marku madaxwenaha ahaa 1 muuqaal xitaa kama aadan samenin siyaasada afrika iyo tan dalkaba Qabiiliiste Qabyaalad adeerka farmaajo wax ku waayay
@Abdisamad24
4 ай бұрын
Shacabka ku nool gobolada coidamadaan joogaan maxaa loogu kiciwaayey maxaa loogu mudaharaadi waayey si ay uga baxaan mise madaxdaan jilicsan baa laga sugayaa inay saaraan , waa in lagu mudaaharaadaa madaxdaan iyo ciidamadaan shisheeye haday diidaan soomaaha hubka waa inaan qaadanno si kale kubiximayaane , alshabaabna marmarsiyo mehelayaan markii wadanka laga saaro ciidamada shiisheeye siiya kuwa itoobiya .
@Exsagaaro
4 ай бұрын
Anaga somali hada nahay anago runta og baa is in dha tirenaa tas waxa ugu wacan qabyalada ino qob xirtay siyasiyin bila damiir ah iyo oday dhaqamed hun ku rigisa ku caqli ah
@maryamjaamac5395
4 ай бұрын
Nowjar mareekan way iska bixiyeen lakin midkale oo kadaran ayee keensadeen waana ruush
@saydiiofow1335
4 ай бұрын
Yaa somali ma rajeeyneeysaa in amisom kaxaan wadanka oo nabad gaarsiin doonaan toban sano kasta magaca ayeey kuu badalanayaa amisom the atmis then ajmis then abmis wad ilaa yoomidiin
@ayuubsaid971
4 ай бұрын
Adiga ma balan qaadi karta hadii amison dalka laga saaro in alshabab ay sida dadka caadiga u noladan adiga umad somaliyed 100/40 social media istimaacsho inta kale ya warkagag u geynayo ah in si caadi ah loo nlado
@sabirabdi2913
4 ай бұрын
Soomalidu uma diyaarsana inay is badalaan. Kaliya waxay rabaan in orom qadhmuuni wax u yeedhiyo
@NasraMukhtaarCarab
4 ай бұрын
Talaw goor may siyaasiyinta soomaliyed baraa rugu doonan umada wada xor bay noqotay
@Ahmedsahane
4 ай бұрын
Cumar adaa hogaamiye noo ah sxp xisbi noo samee 😅 wlhi in kacdoon la sameeyo maahee Somalia rajo maleh
Пікірлер: 270