walaal hassannuur khayr badan alaha ku siiyo aabahaa oo kale alaha kaa dhigo si fiican u aqaana aabaha iyo siduu diinta islamka ugu soo khidmayn jiray alaha u naxariisto
@bashir4262
2 жыл бұрын
حفظه الله وحماه شيخنا الفاضل وعالم الأكثر الحبر النبيل القامع البدع السيف الصقيل حفظه الله ورعاه وزاده علما وشرفا وحرصا أتمنى له ولجميع اهل السنةفوزاً وسعادة الدارين ونيل الأمل
@naajaxofficialchannel125
3 жыл бұрын
Muxabada nabiga bidco laguma muujiyo ee raacitaanka sunahiisa ayuu lagu muujiyaa.. sheekh khuraafaadle.
@ilwaadinasheikh
8 жыл бұрын
mansha allah sheikh khaalid allaha bareeyo oo nooxafido aamiin
@moustafaaliguedihassan5133
7 жыл бұрын
barkhallahou fiik , shiik kalid allah kuhafido gooleydooleeh ilahay wougouxafididoona ileynni radkii moxamedgueena ayaa sii xagaah ougoujogtaa,,,, sidaana waa bisharoo,,, merci pour tout encore tu es un homme clair , savant , fort et amoureux du grand maitre de l'univers psl....sois avec ceux que tu aime cheikh khalid
@QADIRIYA100
11 жыл бұрын
Shiikh Khalid khayr alaha ku siiyo waa na shaafisay xaqiina waa cadaysay ilaah haku xafido
@QADIRIYA100
8 жыл бұрын
SH KHALID MACALIN ILAAH HANO XAFIDO CIMRIGIISA ALAHA NOO DHEEREEYO
@abdihusseinadam4624
4 жыл бұрын
ILAAHAY kaba qa
@calihussein8162
Жыл бұрын
Masha allah sh khaalid
@AliHassan-rh7mj
2 жыл бұрын
masha allaha sh allaha kuhafido
@abdallahadan9991
3 жыл бұрын
Maashaa allah
@MaxamuudAxmad-h7p
12 күн бұрын
❤❤❤❤
@tanadoali6657
8 жыл бұрын
masha allaha sheikh Khalid ilaahy haku xafido
@ibrahimawsakiireceelcali9962
9 жыл бұрын
Allahu akbar Allaahu akbar Allahu akbar...bal aniga erygaan iga qora................................,,,waa tix gabay ah oo aan kasoo qaaday gabay dheer oo aan ku,allifay. qoladaan mawlidka diida. Ixtifaalka duul aadayoo Nabi amaanaaya..ajar maleh kuwaan oranayaan marin abaal koode...anfacaa halkaa oola iyo isu imaad kaanba umadaa islaamkana ahoo wada ilmeyneysa...Adilada ijmaaliga ahaay amar kaheystaane...ma,adaa kasoo oodi kara waa Alabaab furanee???!!!!!!!!!!!!!
@abdulqadirsomali
4 жыл бұрын
Jazaakallaahu khayr walal
@mawliidabdiawaamiin9221
3 жыл бұрын
Masha Allah
@mohamedfaatih3055
10 жыл бұрын
allaah cumrigiisa ha barakeeyo sheekheena
@farxaanowcabdi1787
6 жыл бұрын
man sha allah shiikh khaalid Allah hakuxifdiyo cadowgaagana allah hajabiyo
@abdiqanib4054
11 жыл бұрын
qof kii siisto ayaday dhibee wax uu ka tari karo malahan mowlidkan waligiis waa socday waligiisna waa socaa cid is hortaagi karto malahan markii qayladu badato waaba laga sii daraa oo waa la sii xoojaa inay iska aamusaan ku fiicantahay sida shiikhuba sheegay ar ilaah halaga baqo walaahi xaqu waa cad yahay
@abdulqadirsomali
4 жыл бұрын
Waasidaas mowliidku waa waa Qurax sacabana laguma qarin karo
@mukhtarm5830
11 жыл бұрын
xaq qofkii rabo waa u cadahay qofkii nabi naceeb rabana waa idin kaasaa kolay anaga nagu filan muxadaradan iyo waliba kuwa shariif maxamuud uu uga hadlay adilada mowliidka oo ilaa afar qayb u ku cadeeyey ilaah hanoo xafido culimadeena
@jebertihosh
6 жыл бұрын
mukhtar M jaceelka nabiga scw ma in lagu been abuurta mise jidkiisii laga leexdo wuxu xarimayna aad xalaalaysato wuxu xalaaleyana xaraamayso marka jaceelka nabiga scw ayan isku si u aqoon
walee wadaadkan mar walbo adiladiisu was daciif wixiisu waa khilaaf uuun diin masheego
@mohamadabdulrahman7584
5 жыл бұрын
Adiga miyaa daciifiyay?
@khaalidismaacilali9556
5 жыл бұрын
Waxaa lays ku waafaqasanyey mawliidku niuubidcoyey siduu markaa ubanaanaday
@khaalidismaacilali9556
5 жыл бұрын
Been mabanaana
@usaamacali9629
6 жыл бұрын
alle been waynaa suufiyo war rag iskaceli iyo rabbi kabaq meel
@farsadtv8910
5 жыл бұрын
Hahaha kani waa suufi indho adag kuwa kale waaba ka daranyahay waayo iyagu si cad bay u sheegaan inaan mowliidka daliil loo hayn ee jacaylka nebiga dartiis ay usamaynayaaan . Culimaa isku raacday sheekhow waa culimadeee ???
Пікірлер: 46