jabuuti 4 saldhig baa ku yaala faaido mooyee dhibaato ma sheegtaan. Wadani balaayo aan jirin buu soo bandhigay. waar shaydaanka ka acuudu bilaysta oo heshiisyada horumarka ah ee ictraaf buu keeni. Beenta baqasho shacab la gelinayo mucaaridnimo maaha ee waa qaran dumis
@fatumali1829
7 жыл бұрын
calanka somalia hada qadan laheyden ka ficnaan lahaa kasa layaqaan
@saeedwryaa9257
7 жыл бұрын
war walla dhiisaya ee bada kacaba..
@AhmedMohamed-cn7xn
7 жыл бұрын
dadkani waa reer qadaadwayn waayo haday qaataan xalnkooda xidhiidhka ay la leeyihiin emaratka ayay isleeyihiin wuu xumaan
@AhmedMohamed-cn7xn
7 жыл бұрын
waxas ku garanaysa inay yihiin rer somalia dadki wadank dadkii wadanka joogayba ma mudaharaadayan tasaa cadayn ah
@basharabshir3427
7 жыл бұрын
war calanka somalia qaata kan yaa yaqana
@proudhigdef1263
7 жыл бұрын
Somalia problem hhhhhhh
@abdiali1749
Жыл бұрын
Wasx
@ridwaanhollandi5437
7 жыл бұрын
warye bal waxan egaa waa reer xamar weyee daadkani xalanka somaliland so xidhay intu sanku wada la leg yahay egaa viva somaliland ha nolaTo
@muhaahmed1714
7 жыл бұрын
ridwaan Hollandi kkkkkkkkkkkk walalkay waa ruuntaa
Пікірлер: 10