Abdilahi Askar nin aad u qalbi wanaagsan oo raganimo badan ayuu ahaa.
@yassinawil5158
4 жыл бұрын
Cabdilaahi khasaare miyaanu ahayn ninkii jeelka birjeex kala soo baxay alle haw naxaristee ibraahin koodbuur isagoo torture loo dhameeyay oo sigaarka lagu bakhtiiyo ka dhiidhiyay markuu bananka keenay ee uu naftisa uhuray is yidhi shirqool kudilin miyaanu ahayn abaaal laawe number one kanoo cabdilaahi khasaare Hadaanad maqal dhacdadaa saraakishii waawayneyd eee snm ayaa ka waramaysee dhagayso cabdisalan turkey kadhagayso yadoo waliba yara asturan
@aliabdule8387
4 жыл бұрын
@@yassinawil5158 munafaq beenale ahbad tahay ,o reer nacayb kujiro ,
@yassinawil5158
4 жыл бұрын
@@aliabdule8387 hhhhh adeer Anigu reer waxba kamaan sheegin malaa afsomaliga ayanad aqoon oo school baana lagu gayne reerkuu masoo jeedaa adeer waxay lahaayen mujaahid xalaala oo geesiyal Sida aadan shiine eee kan waa taarikh ay snm oo dhami ogatahay orodoo research kusamee oo warayso snmtii inta sii nool ama daawo mujaahid cabdisalan Turkey oo sheegaya cabdilaahi khasaare cidwalbaa taqaana kaalay adigu kasamax
@aliabdule8387
4 жыл бұрын
@@yassinawil5158 kkkkkkkk wa iska nacayb shakhsiyadeed uun ,wax kalana mahee yuuski doorashada uunbad mowtada kula dul dhacdeen ,odaygana O'Day halgama ah buu aha inta kartidisa ah e wa iska yuuskini iyo cadhadi doorashada oydan wali ka sabrin
@cshdd2669
3 жыл бұрын
Hhhh C/laahi askar iyo Ibrahim koodbuur iyagaa isyaqaanay oo is jeclaa idinka miyay idin yaqaanaanba
@khalidmaxamuud469
4 жыл бұрын
Wlhi Waan ku Diirsasay Mujaahidka Illahay Naxariisti Jano Haka Warabiye
@HawrarLyrics
4 жыл бұрын
The lion of godey . Ilaahay haw naxariisto mujaahid cabdulahi askar. Wuxu ahaa halyey sheegan goobaha colaadaha.
@yahyajama8319
4 жыл бұрын
Dhaman mujaahindinti oo dhan, alle ha u naxriisto inta dhimatey iyo inta nool amin
@obssom
4 жыл бұрын
Mahadsanid noo sii wad sxb taxanahan muhiimka ah iyo kuwa kale ee aad haysaba walaahi Taariikhdan aad baa loogu baahanyahey
@ibrahimomer6825
4 жыл бұрын
Abdillahi askar wuxuu ahaa kuwo ka ahaa raggi ka hore yimid xukuumaddi keliya taliye siyad . Ilaahay ha naxaristo.
@cabdilaahicabdirazaq8000
4 жыл бұрын
Geesi Geesi dhalay allow kuu naxariiso
@arahim2843
4 жыл бұрын
Saxartire sxb wad ku mahad santahay I love snm pls noo soo badi
@mohamedawcali3202
3 жыл бұрын
This guy has higher gifted power spirituality 🔋masha allah ala yarxamakum....
@unknownperson4596
4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto mujahidkii wayna cabdillahi askar iyi dhamman snm
@yassinawil5158
4 жыл бұрын
Alla hawnaxristo marxuumka iyo dhaman snm mujaahidin xaq udiri oo maatadoodii iyo hantidoodii iyo karaamadodiba difaacday kuwii dhabarkoda mujirayna karaamo iyo sharaf ugataagay lkn halkaan cabdilaahi askar may ahayn inuuu isagu iska sheekeeyo ee waxay ahayd inuu ninkii jeelka kala soo baxay iyo ciidankii galay birjeex ibraahin koodbuur taarikhdisa xusay ahayd A to Z
@anwarcabdi7504
Жыл бұрын
Wuu la sheekey sxb Ina koodbuur wuxuu ugala baxayey ninimada KU duugan buu ogaa cabdilahi askar
@user-wj4hh4et4d
Ай бұрын
Ilaahayhsunaxariisto
@aminayusuf9400
4 жыл бұрын
Marwalba sax ayuu ahaa haseyeeshee dad xun ayaa soomaali jebiyay
@azlmcl198
3 жыл бұрын
Waa siday tahay
@awshan571
4 жыл бұрын
Waxaan aad u jeclaan lahaa in la baadi doono ragga uu cabdilaahi askar alle ha naxariiste, ragga uu sheegayo inay halganka ka soo hor jeeden, ee ku lahaa kornaylnimada qaado, kana joog halganka.. dadkaas waa in aan umada loo qarin.
@abdirahmanderie6208
4 жыл бұрын
Markii hore ayaad saxsanayd (alla ha u naxariisto Askar)
@ayaanaadan3204
4 жыл бұрын
Allaaya raxma raxmiin
@mustafeosman3403
4 жыл бұрын
Waar ninkan ALLE ha u naxaristo cay iyo amaantona idinkama baahna u duceya nina edadii muu wasine saamaxa
@cawilayaanle2440
4 жыл бұрын
Geesiga...BIRTA..Ah S N M Rabi jano ku gee
@aminayusuf9400
4 жыл бұрын
Manaanka awlaada sheekha waxba lagu tusaa walaahi been ma aha hadaa manaan aragtaan badi waa run!!!!
@azlmcl198
3 жыл бұрын
😁😁😁😁😁 N.A.C.A.M
@yasinyusuf4759
4 жыл бұрын
Qaybihii muhiimka ahaa ayaa hadhay inshaalaah soo daa
@yasinyusuf4759
4 жыл бұрын
Saxartire mahadsanid
@mohass2721
4 жыл бұрын
Qaybaha hadhay soo gali #saxartire
@suhaibomer4460
4 жыл бұрын
Halyey
@sheikhcabdirahman8633
4 жыл бұрын
Maxad lanqayrta uga baydhay talow arabka faqasha ahaaa
@nasirsaleban3315
4 жыл бұрын
Qaybtii 6 aad meeday iyo 7 aad sxb
@colmlander3447
3 жыл бұрын
Waa saraakiishii 1977 goday xoreeyey waliba xabashida dhex galay waayo afka xabshiguu ku hadli jiray waa saraakiishii uu bilad geesi ku siiyey siyaad bare 1977
@abdihaji6830
4 жыл бұрын
Waxanu sugaynaa qaybaha kale adbanu ugu bahanahy wallal ee halaso galiyo
@yasinyusuf4759
4 жыл бұрын
Please part six 6aad
@cabdiqanimustafe6805
3 жыл бұрын
Saxartire fadlan qaybti 6aad no so daaya waraysigi qiimaha baden ee mujahid c,Kawhi askar
@alibaax5346
Жыл бұрын
Geesiga dhulkiisa guusha u horseeda, geerida dushay geeska ha ba o. Allaha u naxariisto mujaahidiin tiiyo dhanba
@abdihaji6830
4 жыл бұрын
qaybtii 6 iyo qaybaha kale muhiimka aya hadhay ee please si dhakhsa noola wadaaga wallayal wad mahadsan tihiin
@xarbiwadani6400
3 жыл бұрын
Alle haiku nacariisto e labada jeerba waad saxsanayd
@aliabdule8387
4 жыл бұрын
Nin adagbu aha walahi ,
@yasinyusuf4759
4 жыл бұрын
Kumee saxartire qaybtii lixaad soo daa
@madfacride6936
3 жыл бұрын
Qaybtii kale xagee ka helaa
@Yasin-bq5pn
4 жыл бұрын
AHUN
@gedefletv6049
4 жыл бұрын
Markii hore amxaaraad la dagaalamysay Mar labaadkiina iyadaa Ku adeegsatay
@khaliifabdi8139
Жыл бұрын
Gar markad ku sugantahay Ilaahbaa ku garab gala
@HardTalk1
4 жыл бұрын
Meesha aan u socdaa waa dagaalkii galbeedka oo Abdillahi na ku jiray, horena Ahmed Waysacade uga hadlay qaybna ma maqnayd. Fadlan hadaad haysaan qaybtii labaad ee Ahmed Waysacade noo soo geliya.
@yasinyusuf4759
4 жыл бұрын
Waar iminkaan fahmay saxartire ujeedo u gaara oo taariikh dil ah ayuu u kala jaray jaajuus jaajuus dhalay waa ibnu faqash taariikhda Askar iyo lixle isla soo mareen buu doonayaa inuu kala jaro doqon anaga qalbiga ayay nuugu duubantahay iska hayso tuug
@warsamebadar3526
4 жыл бұрын
Qaybta 6-aad soo daa
@omarmahamoud4986
4 жыл бұрын
Kolkad itobiya isku dhibtay iyad kaldanayd
@ahmedhassan4384
4 жыл бұрын
Afweyne aya laha geesi illahay hawnaxaristo tarikhdada waliged dhimanmayso
@cabdinajax1516
4 жыл бұрын
C laahi khasaare waa ninki miiska lagala baxay ina koodbuur hadana baaskoolada ku qabtay markasu c laahi khasaare labaxay
@alxaajicabdi8209
4 жыл бұрын
Dagalkii buurahaaa loogu bixiyey sababtoo ah....dad badan ayaa ciidankiisii ka dhintay......AHN
@jaajurjiinoow2580
4 жыл бұрын
Cabdi najax Xaqiiq weeye hadalkaagu
@snmtv1499
4 жыл бұрын
Wll marxuunka kada masabidka magaca dad baa soo kobigareray waxa la odhan jiray janan hawiya oo askar basasi jiray ma ihi inigu habar awal oo reer nimo kudufaacimayo waxan ahayn cimraan lakin waxan arka inad qabyalad ku caayayso
@jaajurjiinoow2580
4 жыл бұрын
Snmtv Bal dhageyso hadlkiisa daqiiqadaha 19:00 ila 21:29
@snmtv1499
4 жыл бұрын
Jaajur Jiinoow wall waan dhagaystay lakin wax dhibatahi kuma jirto waxu yidhi ragba doonay inay nakala qaybiyab aniga iyo lixle oo reer nimo igu qaabilan kan soo geliya hadalka kala jaray lakin wuu sharaxaya wax walba mujaahid ku hadad aqoon ulahan lahayd hadalka maad tidhahden
@Xudeyfa
4 жыл бұрын
SNM Mujaahidiin ma aheyn Murtadiin ay Ethiopia adeegsaneyso oo dabadhilif ah bay ahaayeen
Пікірлер: 89