Wewe Best SONG First Veiw ahy like ta iyo subscribta haly cimamado🥰💋👌🔥✌
@Zeeko_Media
4 жыл бұрын
sxb ma rabta group iskaashi youtubers wtts up
@odaytv9417
4 жыл бұрын
Hees midho culus le iyo fanaaniin qiimo badan 🙏🙏🙏👏👏👏🥰🥰🥰
@Abdirahiim
4 жыл бұрын
Anigu cadaan like kasugi maayo Somali ayaan kasugayaa Ilove you somali people
@RiyaaqFilms
4 жыл бұрын
Mashaa alaah wallky keep going
@mohammed-jama
4 жыл бұрын
*qisaan kuu sheegayaa* *runtaan kuu qeexayaa* *qof baan ahay adi ku jecel* *inadertay tufaax darajo iyo mukhtaar osman heestani hadal kari mayso waa HIT*
@hamdi592
4 жыл бұрын
Isha calaa hees tufax abayo hori u soco fanned reer Finland 👌👏
@mohaibrahim7210
4 жыл бұрын
Hadaa jiif ku dawaneeso like saar😂😂
@fadumahassan5763
4 жыл бұрын
Cadi ma ahan heesta Mukhtar osman fananka somaliyed diriska xalasha Rer Eskilstuna
@beerxoodyare742
4 жыл бұрын
Adiga la aanta waxba ma ahi balse marka aan ku heysto waxa aan ahay wax walbo,
@mohamedkiiko3836
4 жыл бұрын
Labaduba legend mukhtaar Ex ciyaal New Hargeysa iyo boqorada codka tufaax darajo
Wooow mukhtaar osman tufaax darajo hees shidan 😍😍😍
@almasyousuf4894
4 жыл бұрын
Heesta waahay ihasuusisay wiil aan is jeclayn lakiin marka arkay inanun qof donaya inuu muslimo ahaayn baa ka hadhaay alllahw ku so hanunii 😭😭😭😭🙏
@naimocadey1595
4 жыл бұрын
Byo sorry lkn somali ma ahyn.miya seebuusan muslim u ahyn
@xamdacali4481
4 жыл бұрын
M.a qof muslim ah uu ku jecel allow kusii sis
@puntlandwaahooyadiifederal5152
4 жыл бұрын
Labo legend Heestaani HIT bay noqon Mukhtaar Osman Io Apple darajo Salaama lol🤣🤣♥️🙏 Heestuna Waxay u laxan egtahay heesti arxiya Fiska Bashiir hanuuniye uqaadaysay Ee Bashiirow bashiirow ahayd🤔
@mukhtarhagar4344
4 жыл бұрын
Eraygaas Legend qof walba looguma yedho huno😂
@amh7737
4 жыл бұрын
Laxanka iyo music 🎶 kada makala taqaan!
@anuushwacays4883
4 жыл бұрын
Two legends ❤❤❤❤❤
@abdirahmanmohamedwehlie5346
4 жыл бұрын
Heesti googaa baa iguso dhacay marka arke labadaaan si xalal ah baa yarkan loo karbaashya Owr dheeraday batahe ma baadiyihi ba la jogaa 😂😂halahas ban ka xasuusta
@happyahmad9689
4 жыл бұрын
Kk labidijno hees wada qaadaya qosol baad tihiin ma nooli
Dadkan ka qaloday ba Waxan qariyaba waka jacaylki qarxe Hubal qawlkad ii tidhi ayan uu qushucay Qisan ku shegaya qawlkan ku qayaxya qof ban ahay adi ku jecelh ❣🩸
@affiliatemarketer8728
4 жыл бұрын
inta reactionka dirisle ku soo aragi doonta like saara😂😂
Пікірлер: 113