Illahay baan niigu dhaarshee intaad barnaamidka ku furaysaan hees maad ku furtaan quraan waad aragtaa aduunka waxa ka soc da ilaahay cadhadiisa yaanay nasoo gaadhinee wll sidan wax ka badala
@sasqarimdiis8482
4 жыл бұрын
Hees iyo muuusig kal saar
@najaaxsouleimanaaden795
4 жыл бұрын
Warunta balse adiga manta hadii aad haysan laheyd maybe inaad quraan Ku furi laheyd balse waxa daruuri kuu ahan laheyd inaad hees kufurto balse lasooc wllo heestu mar hadey bilaa music tahay ay afka kaliya tahay No mushkilad maleh
@hanahiisfarah4078
4 жыл бұрын
waan idin salamey muna and najma hore usocda hobfilm cadowgiin hajapo guul wacan 💖💖💖💖👏👏👏👏👏
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂najima iyo muna madar wllhi inbadan ayaaa iga qosolaye iyan ❤❤❤aad ayaan idin jecl alle hadin sharfo 😙😙😙😙😙
@halimoismil1683
4 жыл бұрын
Maasha allaah keep going 😍☝️👆
@hudaibrahim6916
4 жыл бұрын
Masha Allah muna faysal iyo najma nalka 😍 Ana manta codsi baa idin wataa qofba hammi iyo hiigsi ayuu leeyahay insha Allah Alle aya urumeyd doono hamigiisa Sida ciwanka ka muuqata waxa jecelahay in aan noqdo motivation girl marka igu caawiya more subscribe si dadyow badan aan u siiyo dhiirigalinta aan jecelahay marwalba in aan siiyo. Dadkayga qofkuna umadiisa iyo.dadkisa ayuu ku yahay qof mamuus leh All of you thankz # Motivation girl✍
Пікірлер: 833