Masha-allaah warbixin wanaagsan ayaad noo soo diyaarisay. Waxaan jeclaani lahaa in aad ku soo dartid dhinaca macasheedda ee bishii Sida: 1.Korontada iyo biyaha 2. Cuntada 3.gaadiidka 4. School fee Bishii meeqo aa loo baahani $$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$
@harunnuurt345
2 жыл бұрын
Abaayo waa meeqo Labo qol waa meeqo
@murtiiyomawelo8819
Жыл бұрын
Hhhhhhh wallshey aniga waxan inters ku aha guro lakin wali ma arkin guriyaha gudahooda muuqlo ah soo ba di walshe
@hodoadam1672
11 ай бұрын
Wa run carurta bay adaa badasha oo dhaqan ka jeclaysiisa ama ay ku daydaan
@muxuboawil2257
2 жыл бұрын
Maansha allah wllshy allah kuxifdiyo diintu waa qaali
@musemuse1507
2 жыл бұрын
Aduunka meelba meeshay ka wasaq badantahay ayeey Somalida degaan meeshan meel lagu nooladaba u m eka maxaad dadka ugu faanineysan??
Пікірлер: 33