Dhul qurxan wan heysanaa lkn dad ma heysano dalka intaan la dhisin wa in dadka la dhiso hormarku maahan dhulka quruxintiisa dhulkan allah ayaa quruxsaday oo noo diyaariyey ee waa qalbiyada umada somaliyeed oo aad u bur buray waxn wax wada qeybsan karnaa marka aqligu koro
@1shortmotivatinalstory
Ай бұрын
Jaziira Aa Wali Buuq Ka jiro Kista hddana Xoog iyo Xeelad ba Looga Qaadayy Unugaaa Leh Hormarka Allah Fahamsiiyo Ceelasha Anoo Camirtaa i dhaanto
@mahadyusuf4224
Ай бұрын
Ceelashana unu kaa leh
@bureeqamaxamad25
Ай бұрын
Warshiiq waa qurux badan tahay laakiin timir laf ayaa ku jirto
@roobdaydayroob8439
Ай бұрын
Dekadda & Karoonka Diyaaradaha isku meel in lageeyo waa laga fiican yahay.
@ZainabAli-md8rm
Ай бұрын
Maashaallaah tabaarakallah
@SarahA1217
Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@sahruja5777
Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@alisaidmohamed6413
Ай бұрын
Reer warsheekh haka ilbaxaan dhulka reer hebel aa naga qaadaaya oo ha pgolaadaan in la maal gadhado dhulka oo la hormariyo
@user-jp9mu1of2r
Ай бұрын
Waxan waa sheeko aad isla wadan adeer ilaahads dowlads kama hayno dekad iyo Airport kaa loo wareejinaya warshiiq
@rashid88
Ай бұрын
Bro video was ficanyahay lakin camera man a u baahantahay. Quality ga dhib malaha lakin qofka duubaayo xariif ma aha
@mustafaahmad4717
Ай бұрын
Qabiiladi wada dhashay daganaa ee buulasha iska gubaayay ma joojiyeen dhul amni ah la isku haleen karo ayaa boosas laga gataa
@rocky4066
Ай бұрын
Unukaa iskaleh yaa Naga qabanaaya?!
@naasirabdi4044
Ай бұрын
Dhulkas iyadoon town plan. Lasarin yaan ladagin plz
@anisohussein8202
Ай бұрын
Meqo waaye dhulkaas warshiikh
@yahyeguled2242
Ай бұрын
Town plane Ayay U baahan tahay IYO Jidadad.
@omarbaalwi3544
Ай бұрын
Waa riyoo 😂😂😂😂😂😂😂
@nimcoomar7611
Ай бұрын
dhulka veeciya hadana dhahan unuka leh cida ka gadeen aa iskeleh ogada duf ku baxe from waceysle
@abdiazizwarsame3371
Ай бұрын
ASC Wariye Jimcaale degmada warshiikh 100 shirked ah iyo 100 nalaca ah imisa ayaa lagu heli karaa fadlan ila wadaag mahad sanid.
@ebrahima6654
Ай бұрын
Abgaal ma atoore ka noqona mise meel loo siman yahay ey noqone? Su'ashas wa anigo jawab cad u helin meshas uma socdo, ama Duduble ha gato aan laso degne 😂😂😂
@boosteeyorooble5287
Ай бұрын
Maad deegaanadiina dhisataan; maxaa Abgaal indaba'dhigay ???
@ebrahima6654
Ай бұрын
@@boosteeyorooble5287 qofkan aqoon si loo noolado walagala warega wana lagu noolaana ka wrn hee 😆
Пікірлер: 26