Nabadraadshe, sxb mhdsnd marka hore, wxn kugu darayaa hesta hadduu abwanku sameyo cusbonaysiis maleh ,wayo ereyada wa sidu abwankii hore u sameyey blse haddii fannan qaado midkale wu ka daba qaadi karaaa marka hestan wxa iskal leh Abwan Barre Maxamed fiidow( leento ) mhdsnd kun Iyo kow jeer isku meelbaanu usoconnaa blse wxn rabay in an kudarensiiyo in an heesta mirahedu cusboonaysiis lahayn blse haddii fannan u baahdo inu hetaa qado uu ubahanyhy in la xafidsiiyo o keliya
Bashiir Dheere sxb wan ku salamay marka hore tan kale musica waberi star kalama dhacan organka sebriye beyska Qasin qaxweyste AUN beteriga Qalabka isku dhacayo daauud keligiis ma macaneynin 👍🙏🙏🙏🙏
@dulmadoobedulmidiid4655
6 жыл бұрын
Ninkii sameeyay oo nool miyaa lasheegan rabaa xasan iyo abwan fiidow in ay noolyihiin kudarso
@MrLooyaan
6 жыл бұрын
أغنيه رائعه كلمةً ولحنًا واداء.... يالمناسبه الأغنيه من كلمات الشاعربري محمد فيدو الملقب بلينتو وبصوت الفنان المبدع حسن أدم سمتر
@kingmogadishu3703
4 жыл бұрын
Aad iyo Aad Abwaan Barre Maxamed Fiidow Leento ba Alifay 1986 . Radio Muqdisho iyo Radio Hargaysa bay ka diiwaangashantahay
@abdulkadirmuse331
4 жыл бұрын
Abawan cali gaab wey cadahy inuu isaga laheen wyo asagaa qiranayo kulahaa earayada hore buu umaqlay! su al abwan hees dib u cusbooneysiya majiraa maya abwanka halmar ayuu sameyaa heesta bare fiidaw udaa heesta 🤚🏽
muqdiho iney sideedii hore ku soo laabato anaa cid walba ka jecel oo aduunyada ku nool laakiin walaal in la kala digo rogto caalamkan ayaa dhigaya cidii is fahmi weyda ha kala warwareegto ma ceebaa asxaabay laakiin anaa cid walba kaaga dhaw waxna kuu ah adna sidoo cid aan aniga ahayn ma lihid akhyaar aad ayaan idiin salaamay
@habonxaji1039
6 жыл бұрын
Djabuti ànaga dhàlnay oo Somaliya ah dhibmalaha ilmo hoyadi wax ka xaday hooyo wa tii samirta reer Djabuti dhiigaygi aya tihiin nabad iyo nolol Somaliya ilahay cadawga isku keendiyara naga dhexsaar oo qalbigeena midee aaaaaamiiin Xasan baashi noolow my legend👌👌👌
@alexisde9413
3 жыл бұрын
In uu dib cusbooneysiiyay ayuu sheeegay abwaanku
@vaysal59
12 жыл бұрын
Abwaanka waxan filayaa hadaad hadaladiisa u fiirsato wax inay qaldan yihiin waad fahmi kartaa , waxuu yiri " mar uu halkaan yimid ayuu igi yiri heestii waan hilmaamee ii cusboonaysii " taasi waxay ka tur jumaysaa siduu isagaba qiray cali-gaab oo yiri " Horuu u qaadi jiray" in heesta uusan laheyn waxay la mid tahay inuu u mehriyay {ugu celiyay , dib ula habeeyay}
Aad iyo Aad Heeska wa qiso jaceel O Abwaan Barre Leento qabsatay 1986 bu sameeyay isaga ka hadlay waraysi u Goobjoog TV siiyay 2018 Fanaan Samatar wu cadeeyay in Abwaan Barre laha . Abwaan Cali gaab waxba ka qalday wan Cusbooneysiiyay kulaha Hhh 😂
@AHLUKHEYR
4 жыл бұрын
Heestaan barre fiidow ayey udiiwaan galsantahay
@kingmogadishu3703
4 жыл бұрын
Abwaan Cali gaab da' ba qabatay . Erayada iyo Laxanka Heesta Markan Da'da jiray 15 e Samaatar qaaday waxa leh Abwaan Barre Maxamed Fiidow Leento Waraysi Goobjoog TV bu ka sheegay 1986 bu Alifay isla xiligaas buna qaaday Samatar Mar Samatar Laga waraysanayay BBC bu cadeeyay in Abwaan Barre Leento laha
@saidhasan4718
3 жыл бұрын
Abwaan Fiidow ayaa sameeyay
@waxisyeel5248
10 жыл бұрын
sxbyal waan idin salmey tankle waxan hadalkeyga ku soo gababeynyaa heestani ninkeyka maqan tahay beyku maqan tahay cml
Abwaan cali gaab horta allaha unaxariisto heeso badan wuu leeyahay lkn tan kama yeelin been ayuuna kusheegay Xasan aadan samater Anaa Holland kula kulmay weydiiyeyna heestaan sidookale waxaan Denmark kula kulmay abwaan barre Maxamed fiidow labaduba waxay cadeeyeen erayada heestaan iyo laxankaba inuu abwaan barre leeyahay nasiib wanaagse fanaanka heesta qaaday wuu noolyahay
@asalhargeisa3668
6 жыл бұрын
Heestan cali gaab baa leh shaki kuma jiro heestan barre fiidaw indha adayg buu ku sheeganayaa erayadaaba cadaynaya xagee nin reer koonfureed ahi erayadaa u soo maray waa yaabe? Dadkani ma xishoonayaan bal erayadan car ha fasiro midho nin reer koonfureedi sheegan karoba maaha Doorbido Hablaha ka daydayo Bal aan dul ahaan tilmaamee Dambarsame ju hooray Dunida maansheeyay Daymada ka bogan Jeedaalada waw dab I daashaday Dhaxanta dayreed Dar alee Deexda Dubaaqayga Ma xishoonayaan bal erayadaasaa nin reer koonfureedi sheeganayaa waa anoo maymay sheegta
@asalhargeisa3668
5 жыл бұрын
Adiga waxba kaa qori mayno reer koonfureed been iyo sheegashay dhameeyeen dambarsame, jeedaalada, dhaxanta dayreed deexda sidaan dhagahayga tantoomadaasi u marayn baan sheegashada nin fiidow la yidhaa dambarsame iyo dhaxanta dayreed u marayn tantoomada garanmaysid adiga iyo Fiidow
@abdallemohamed1746
5 жыл бұрын
Maxamed cali kariya koofur kasoo jeeda aabihii jaceylka waa abwan u dhigmad helaysaan adeer mida kale xasan aadan aaka jawabay heestan ninka iska leh barre mohamed fiidow
@asalhargeisa3668
5 жыл бұрын
@@abdallemohamed1746 koonfurtee? Kililka shanaad goormuu koonfur noqday malaha aun kaariyoo hadlayaanad arag car xaguu ku dhashay xaguu ku barbaaray goormuu fanka ku biiray xaguuse kaga biiray
@abdallemohamed1746
5 жыл бұрын
Muhiimadu mahan sxb degmo lagu dhashay sxb somalidu waa reer guuraa lkn anigaa qabiil iska dhowraa aan dhahay lee kaariye waa reer koofur ogaw haddan marda ka dhigay kaariye waa nin hawiyaa deeganka kiisuna waa koofurta
@bashiirdheere1098
11 жыл бұрын
WILL MUQDISHO COME AS IT WAS LIKE THIS?? PLZ WISH PEACE AND REUNITING FOR OUR COUNTRY, MUQDISHO MAKU SOO LAABAN DOONTAA SIDEEDII HORE ?? FADLAN U RAJEEYA DALKEENNA NABAD IYO DIB U MIDOOW,
Allah ku qabay been badanaa indha adagaa car dambarsame haynoo micneeyo iyo jeedaalo
@mooryaan100
12 жыл бұрын
odeygaan xayawaanka ah ma waalanyahay? bililiqada heesaha maa bilaabatay? mooryaanka abwaanada iga dheh!! ka fuq heesta haku dhagin Barre Maxamed Fiidow ayaa iska leh...muxuu ahaa Cali Gaab waaka soo daray.....haduuba bilaabay inuu heesaha kufsado!! wah!
@kingmogadishu3703
4 жыл бұрын
@Carro Edeg Dahir Walaal Abwaan Cali gaab ma oran Aniga Alifay e wuxu yiri mar u Samatar yimid Jabuuti ban dib ula habeeyay heeska u mirahiisa iloobay midaas bana kaga cad in heesta Horay u qaaday Samatar 1986 buna Alifay Abwaan Barre Maxamed Fiidow Warsame Leento wana nin Reer Ceelbuur ah Gobolada Dhexe halka loga hadlo Afsoomilga baraxtiran e Qaamuuska lagu qoray 1973
@MudaneSooyaal
7 жыл бұрын
Heestaan Abwaan Barre Maxamed Fiidoow ayaa u alifey Xasan Aadam BBC anigaaba ka dhageestay wereeysigi Xasan Aadan mideeda kale Raadiyo Muqdisho Barre Maxamed Fiidoow ayaa ku magacaaban sideese hees Xasan uu u hilmaamayaa heesta oo meel walba laga helayo. Cali Gaab wuxuu lahaa heesti waa 15 jir shiikh wacani dhaley taas buu ku qalday ku wareysanayana nin fan wax ka yaqaan uma eka
@kingmogadishu3703
4 жыл бұрын
Aad iyo Aad Radio Hargaysa xata waxa ku qoran inu Alifay Abwaan Barre Maxamed Fiidow Leento 1986 bayna so baxday
@sayidka6911
3 жыл бұрын
Xitaa radio jabuuti & bbc waxaa u diiwaan gashan barre m. Fiidoow cali gaabna heeso badan oo uusan laheyn ayuu sheegtay.
@abdirisaqnur6118
4 жыл бұрын
Cali gaab wuxuu sameeyay heesta waa shan toban jir sheekh wacani dhalayee sharka laga xijaaboo laga naaray shaydhaan. Waxaana qaada maxamed cumar dalxa. Malaha taas ayuu ku qalday.
What ever your intantion is "Hassen Aden Sammetar is the greate
@ahmedbile7044
4 жыл бұрын
CALIGAAB ALLAAH HAW NAXARIISTO. WUXUU SHEEGAY HEESTA IN HORE LOO SAMEEYEY OO UU CUSBOONAYSIIYEY?????? BARRE FIIDOWNA MAAHA NIN HAWL YAR OO AFSOMALI LAGU HOOS DHIGI KARO, RIWAAYADA BADAN IYO HEESA BADAN AYUU LEEYAHAY. *
@kingmogadishu3703
4 жыл бұрын
Heesta Markan Da'da jiray 15 waxa leh Abwaan Barre Leento . Waraysigiisa Goobjoog TV daawo. Sido kale Samatar ba cadeeyay in Abwaan Barre Leento laha
@ahmedfilfil3430
4 жыл бұрын
Hestaan wxaa sameye abwaan cali gaab somali wax MA fahanto xiligaas abwaan bare fiidow wax MA eheen
@MudaneSooyaal
7 жыл бұрын
WAXAAD MOODAA ABWAANKA INUU GABOW SOO HAYO SABABTOO AH XASAN AADAN AYAA HEESTA MIRAHEEDA ILAAWAY WAX SOCON KARA MAAHA KZitem AYAA UGU HOREEYA WAALAGA HELAYAA HADUU ILAAWAY XATAA MIDA KALE QISADA JACEEYLKA EE BARRE UU HEESTA KA ALIFAY WAXAAN KA MAQLAY XASAN AADAN OO UU WAREEYSTAY CABDULLAHI XAAJI BBC SOOMAALI 1995.
@kingmogadishu3703
4 жыл бұрын
Aad iyo Aad Heesta markan Da'da jiray 15 waxa Alifay Abwaan Barre Maxamed Fiidow Leento 1986 bu Alifay isla Sanadkaas bu qaaday Samatar. E Abwaan Cali gaab Heeska wu caashaday Wan Cusbooneysiiyay kulaha Hhh 😂
@samiiraa7740
7 жыл бұрын
ninkii rabaaba ha alifee walee ninka qaadayaaa fanaan ah xasan aadan samatar afkaaga caana lagu qabay cimri dheer iyo dambi dhaafna ilhy ha ku siiyo
@abdirsaq7299
7 жыл бұрын
samiira A Samira mesha ka bax buuqa maxay waaye
@hiliyaheellan7275
10 жыл бұрын
Reer xamar mooryaanimo ma daayaan heesahiina wey xadayaan ilaahay inkaar ha ku ridee heesta waxaa qoray Cali Gaab
@dalla112
8 жыл бұрын
+Hiliya Heellan war orod oo bax reer xamar haku waalaina duliyoo dacas laawaha
@asalhargeisa3668
7 жыл бұрын
Hiliya Heellan kalmada dambarsame ayaa kuu sheegaysa heesta qofka curiyay inaanu barre fiidow ahayn. Jeedaalada, dhaxanta dayreed koonfur iyo bililiqo waxaan afkoodiiba ahayn oo ay garanayn markay ku murmeen uun bay u caqli xun yihiin
@dhawrsancaqil9746
6 жыл бұрын
asal hargeisa kkkkkkkkkkkkk walahi waa runta waxan afkodiba ahayn o anay fahmayn ayuunbay ku dheegayan uunaka leh geedan reer xamar waa dad bililiiqo xalashaday 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
isaaq inuu af somali qof ku caayo waaa aduunyo rogantay waxaan ka iri raga yirhaada kkkkkkk ee somaliga kufsada
@ijoadan2061
4 жыл бұрын
Waar reer koonfuroow fanaan iyo mu laxan waa leedihiin balse abwaan waa idinku yaryahay,,,
@kingmogadishu3703
4 жыл бұрын
Reer Koofur Cid ka Abwaano badan ma jirto e adigaan aqoon malaha mise Koofur Muqdisho un ba u taqaan koonfur wa inta Talyaaniga Gumaysan jiray wana 13 Gobol
Barre midh ma laha ninkan maytida beenta ka sheegayaan ka yaabay waxaan i maraynin nin reer koonfureedaa tiriyay erayadan Sahantagay Bal aan dul ahaan tilmaamo Dambarsame ku hooray Maasheeyay waa gu'ye Jeedaalada waw dawiyo nabad Dabaysha iyo dhaxanta dayreed Deexdiyo hadalkaagii macaanaa Dubaaqaygaa jeclaystay Doonisteedii Naftayda midaan u doorbido Hablaha ka daydayo Waar dafku indha adagaa cali diiriye heesihiisii iyo ruwaayadihiisii baa la hayaa oo labjadaa iyo erayadaa miisaaman ee reer somaliland ku wada qotoma kand giidow car hees kale oo uu leeyahay oo la barbardhigo taas hala keeno djibouti cali diiriye qaxii markii hargeysa laga qaxay uunbuu tagay mafaxii kooxdii general daa'uud ee hargeisa ayuu ahaa godob jacayl iyo geeri iyo farxadi waa naxdin heesaheedii waa la hayaa beenaale kastaaba aun maanta markaanu hadli karin ee uu dhintay allah ha u naxariistee buu leeyayhay anuu ii sheegay holand china djibouti jeddah london baan ku arkuu ii sheegay bililuqo beenaalayaal
@sayidka6911
3 жыл бұрын
Koofur meesha aad taqaan adigey kuu gaar tahay. Laakiin waxaan kuu sheegayaa barre m. Fiidow waa reer mudug. afsoomaalina cid uu u hoos fariisano majirto oo kan aad qoreyso ayaaba ahba lahjaddii mudug.
@alihassan-tk8kf
12 жыл бұрын
heestan waxaa loo aqoonsan yahay abwaan bare leento ee abwaan cali gaab maxaa cadeyn ah oo heysaa mise waa marqaansan tahay lol
@aaden1100
8 жыл бұрын
BARE MAXAMED FIIDOOW BAALEH AFSOOMAALIGAAS NADIIFKAA LOOGAMA HADLO DJ
@DonKako
6 жыл бұрын
shuayb aden "Loogama" af soomaali sax ah miyaa?
@farxanali5900
12 жыл бұрын
waar 2da abwaane waaweyn yaan la isku jabine tolow yaa ugarsoora xasan aadan baan udaynay, waligay bara fiidowban ku maqli jiray waliba xaaskiisa inuu usameeyey.
@mohameddeeqcartan3878
8 жыл бұрын
Hestan waxa iska leh Bare Mohamed Fidow Lento sida ku cad kedka suganta Radio Mogdisho eyne qirsanyihiin dadka fanka ku xelada dher
beenloow adiga iyo ninka sheegtay heestaan miraha laxanka waxaa leh bare mahamed fidoow dadkana beenta yaan loo sheegin
@shooqicartan7191
11 жыл бұрын
walaahi anigu horta xasan waan taageeraa laakiin heestan wey iga maqan tahay kuwa kalee abwaaniinta soomaaliyeed sameeyeen waan aqaanaa ee uu samatar qaado sida xasan ganey oo heeihiisa ugu badan laakiin tan akhyaareey xagaa idinka noogu macalina xaga reer xamarka kkkkkkkkkkkkk
@kingmogadishu3703
4 жыл бұрын
Heestan waxa Alifay Abwaan Barre Maxamed Fiidow Warsame Leento. Isaga bayna ka hadlaysa gabadh u jecla. 1986 bu Alifay waxa cadeeyay Fanaan Samatar
@ijoadan2061
4 жыл бұрын
Waar reer koonfur dabadeed wayka xanaaqaan oo dabadayda maxaad ka rabtaa ayay yidhaahdaan Laba nin oo reer woqooyi ah haba isku qabsadaan ama reer jigjiga iyo reer hargaysa haysku qabsadaan Balse reer koonfur, maya!!!!kr'
@abdullahiyare8314
4 жыл бұрын
Sxb Abwanka heesta iskaleh wa reer koonfur heesaha uu leyahay wa heesaha logu jecelyhy , sida tan hadda Hassan Aadan qadayo ,&hesta laabdoonto dawadedii thy&hestii jiriirico &hestii anigu dumarban ahay &hestii uurkiyo qalbiga , lamaso koobi karo hesaha riwayadaha iyo gabayada uu leyhy sidoakle wa mullaxan wayn music ga tuma cuudka sidoakle , heesaa ah sidokale marka dadka eebe hibada siiyey yaan la xasdin wll
@ahmedkahiye3512
4 жыл бұрын
Adeeryalow hersman muran kuma jiro keydka radio muqdishow ku jiraa weydii barre max.ed fiidow lento
Пікірлер: 140