Naa dee inantu way ku matalaysaa oramada ee waa reer hargaysa😂😂😂😂😂😂😂
@nasteexoabdi154
4 жыл бұрын
Ala Somalidu Like Ta jeclaaa.......iney Dadka Usarana Ku AdaGa si Ay LacaG Kuso Qoreyso😂😂😂😂😂😂 #Ilmaderayal faxaliin noqdo wahsigana iskadayo walladiin Liketa ku saciDa*🙏😍😍😍😍
@tahirabdalle6655
4 жыл бұрын
Hhm Waa Cadi lknse afka nagu badhatay
@Fearless-q2s
4 жыл бұрын
Nasteexo Abdi maxaa laga helaa walal
@mohametyoyo8526
4 жыл бұрын
Adigu mad u saartid😂😂😂
@nasteexobintush2996
4 жыл бұрын
Nasteexo aan adiga wax kuweydiiyee like maxaa laga helaa like un baa laga daba calaa calaaye qofka Chanelka lehba lagarayoo lacag buu kuhelayaye
Saan usugayy leee 😂😂😂maseexan ilaaa aan kadaawado team mama xadiya keep goinc actors 😂mustafe ninka igaqolsiya le like iisar hadaad tagerto mustefe😉😉
@hidayahassan2385
4 жыл бұрын
Nasra qali subscrib isar wll qali
@nasraqali328
4 жыл бұрын
Ok qaali
@hidayahassan2385
4 жыл бұрын
@@nasraqali328 thanks
@danuu3067
4 жыл бұрын
8:54 mustafa siduu ufirinayo fadumo jacayl jacayl agaloyaa ayagoo isku haysto wala arkaa labadooda Zaynab okiyaalo balanbaalisaa ay wadataa😂🤣
@bahsanabdihasan8057
4 жыл бұрын
Waar tusalahaga moye afka ka hadal bilaa edabyow😂🤣😂mamoyinka somaliland odhan ba inta ka siman i miss Hpoyinkay wlhi❤❤😍
@dhaladkasomaliland5878
4 жыл бұрын
*9:20* muyaarada zamzam sharaf inta ku qososhay 😂😂
@heegomuuqdheer1
4 жыл бұрын
Kal iyo laab u qoslay wlhi 😂
@balqiishussein4011
4 жыл бұрын
Hhhh annoo aan gaadhin mrkaan qoraalkn arky bn qosly 😂😂😂😂 mrkaan gaadho hddaan qoslo mr labd bn soo qoslayaa😂
@kikokhadar7920
4 жыл бұрын
Somalidii like iyo comments moyee hore u socda ma jirto mii 😂🤣🤣🤣
@updyasez_ilkacase3522
4 жыл бұрын
Azhpta waxn idin leyahay KZitem kayga soo yar bokhda like comment sher
@salmankkk1024
4 жыл бұрын
dee wax naf leh ba meesha kuma hayside na kasbo wall
@xaajishiineaxmednuur
4 жыл бұрын
Faadumo Riyaad oo ilkahii cadaysay Ma aragteen kkkkkk
@samiramahmoud1068
4 жыл бұрын
Haaa kkkkkk
@axmedabdirizak6928
4 жыл бұрын
Haaaaa
@shaadiaofficial7006
4 жыл бұрын
Wa casaa koodi waxba may cadayn
@Xareednolol
4 жыл бұрын
Fadumo sheekadeedii waa la quudhsaday waxay aheed inay dhagstaan shekadee waayo fican ayay u qosli laheen
@teamdirisle2880
4 жыл бұрын
@@shaadiaofficial7006 way dhaqde
@maxamedosman6054
4 жыл бұрын
Fadumo riyaad je t'aime walahi waa tagerahaga kobaad ee Djibouti
@AOmer-mu5wh
4 жыл бұрын
Jiir waa c,kariin jiir mulaxan Jinac magaranyo Yusuf subxaanyo waa musican waana odaygii ubax fahmada sheekada ka sheekaynasa
@ihatelove3107
4 жыл бұрын
Waa runtaada waan u micnaysty anba
@jaabircariif5895
4 жыл бұрын
Xamze iyo zam zam kal iyo lab uga helay atore iyo atarisho kle maba u bahnin oo ajnib ah
@malakoslo
4 жыл бұрын
Subxaanyo sow xaajigu mama ubax mahen 😁🤣🤣🤣
@abdihussein8020
4 жыл бұрын
Hh wllhi izlaantan ubax jiliinka in lagu dhalaY yd MooDa
@muniiroxaajiabdiladhiif9440
4 жыл бұрын
Mustafe tintaa hduu simi lahaa waa qurux badnaan lahaa inta igu raacsan like
@amaaljaamac3480
4 жыл бұрын
Fadumo oromo Cidley fadhidaa 😢😢😢😢
@liiliijiyeliiliijiye8551
4 жыл бұрын
Reer Somaliland Dad ilbaxa waaye wlhi alle ha daysto e
@abdirahmanmohammed3543
4 жыл бұрын
Adigu yaa tay wll ma reer Somalia tay?
@liiliijiyeliiliijiye8551
4 жыл бұрын
Hhhhhhh oo Adiga aan Su,al Ku Weydiiye ma burtuqiis baad Tahay mise Ethiopian bad Tahay miyanad Somali ahayn waa maxay ma reer Somalia Tahay waan Kula talinayaa sxb Kelmedaas iska ilaali Mar dambe inay Afkaga ka so baxdo because waxad noqonaysaa qof garaadkisu liito runtii Anigo reer Somaliland ah oo waliba reer Sheikh IsxaaQ ah as well as qadiyadaydana Aminsan ayaan hadana aashay socdaa because waxa fcn inad limit lahaato oo Caqli ku darto maha inaad iska neefsato Markaa Afkaga wanajiso bro Dadku waa walalo sxb Somalina waa la wada yahay waana lakala yahay waxa kaga filnayd inaad itiraa Adigu yaad Tahay ? That is all
@jaamaccizmaan5881
4 жыл бұрын
Filinsdfg
@jaamaccizmaan5881
4 жыл бұрын
@@abdirahmanmohammed3543 ruhdurw uwud5h bvhhfd
@nimcocabdi667
4 жыл бұрын
Hhhhh isku qosol eeka reerku anaaba beerku i cadaadee🤣🤣😂
@Inna_mohamet
4 жыл бұрын
Wlhie wan uxiisay mama xadiya family ❤😊
@dhambaalkaxiisaha38
4 жыл бұрын
Isku magac
@proudcitizen4883
4 жыл бұрын
We Love you y’all ♥️⚪️💚
@mskekehdjsheh2909
Жыл бұрын
B zzz baca CD s St❤❤❤ da zzz www❤❤DD’s f ge❤❤❤❤we b CD cv gdd❤❤❤
Ala mxn uxiisay xged aaden malmahn ❤💜❣ Team sofyan tokyo Team ubax fahmo Team zamzam sharaf Team mohamuud Team faadumo riyaad Team seynab liketa ha ila dhafinaha🙏🏻😍
@farhaan9020
4 жыл бұрын
Mama Xaddiya film xiizo leH 💖
@riyaaqcumar7958
4 жыл бұрын
Cawa naf malaha waayo Kuma qoslinba😂
@hidayahassan2385
4 жыл бұрын
riyaaq cumar subscrib isar wll qali
@sucaadmacalincilmi5731
4 жыл бұрын
Mustafe iyo faadumo oromo ayaan sugi la ahay jeceylkoda
@jimceali7546
4 жыл бұрын
💞💞💞💞
@deqaali5866
4 жыл бұрын
Ma naagtaadan xaddiya kariwaydey ee xa daa haysa baa sheeka noo wada Maamo ubax fahmo (xaddiyo) waa Aafo 😅😅😅😅
Пікірлер: 652