Alxmdulilah ilahay ba madle cafimadqab inaguso gadhsiyay bisha barkeysane rabadan inti anso gadhina alle haw naxriisto inti xanuusana alle ha cafiyo amiiin
@axmed9642
3 ай бұрын
Wanakan
@MustafaAbdirahman-oo9eu
3 ай бұрын
Yeah
@kaaftoonlifestyle4685
3 ай бұрын
Waan joognaa afar ramadaan illahy tan dabena nabad qab ha inagu gaadhsiiyo tana khayrkeeda hayna siiyo inta dhimatay illahay haw naxariisto
@user-sg3ju7di8y
3 ай бұрын
Hadan dhalin
@inantaSomalilandkufanta7766
3 ай бұрын
ilahow ada mahada iska leh oo nabad qab nagu so gadhsiiyey Ramadan🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@gudoonIbraahim-tw5wn
3 ай бұрын
Mshalh😢🎉
@zahruujaabdi
3 ай бұрын
3 sanno baan daawanayey musasalada ramadaanka ee universal tv hadda uun baan soo booqday channelka ileen waxbaan uga bartaye mise waa yaalaa ❤ 😢
sxb ramadanti hore anigu waan dawanayay aniga oo caafimad qaba ramadantan kalyaha aya i fadhiistay ilhay aniga iyo inta xanuusanaysa ha na caafio adiga iyo inta caafimadka qabatan ha u siyaadiyo
@muhyadinhassan6886
3 ай бұрын
نسأل الله أن يشفيك عاجلا غير آجل
@AliMohamed-dv9vb
3 ай бұрын
@@dauudcaynmilaahow rabigayow adoonkaagii baan ahaye adiga darada ayaan u af xidhanahy ilaahayow ducadaad waligay igu maad qadine wiilkaa caafimad dagdaga sii alahayoow cafimadka agtada yaala caawa ugu deeq amiiin amminn rabigayow ha igu qadin baryadaada wllo ilaahay ayaa cafimaad kusiin idam ale
@NadwasalanAbdi-bp7bc
3 ай бұрын
@@dauudcaynm cvimad zareecana wl I.a 😢
@princessprincessmarina4443
3 ай бұрын
Amiin ya Rabi@@AliMohamed-dv9vb
@Kingtaplouz30
3 ай бұрын
Ilaahay sanadka sanadkiisa khayr iyo caafimad ha inagu gaadhsiiyo walaaladeeni sanadkii hore inala joogay ee dhintayna alle haw raxmado
@user-ye8hd2hl5j
3 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 caday ilaahay swt dhibta haka dulqaado
@ibnumohamed3080
3 ай бұрын
Maad ka Maseeyrtay amnugu inuu qiimo badanyey saa u ogaw
Musasalada ramadan wxan bilabay dawashadooda 1.2021 Ramadaan lascanod ku dawaday 2. 2022 hargaysa ku dawaday 3.2023 garoowe ku dawaday 4.2024 nayroobi ku dawaday 2025 ilahay pa sheegi kara 💨💭
Dad badan oo nool bu caafimaadku u saamixi wayay inay sooman ee inteenii soomanayd ma uwada ducaynaa Rabiyow qofwalba oo xanuusan caafimaad taama siii
@kifaaxaxmed
3 ай бұрын
Ale ha cafiyo wixi xaunsan 😢
@ladnahussein7114
3 ай бұрын
Hooyaday ba ka mida dhmntod Allah ha caafiyo
@khaalidyare4252
3 ай бұрын
@@ladnahussein7114 rabi caafimaad taama haku siiyo wll hooyada mcn ishalaaa way soomi inta hadhay ba badane
@kifaaxaxmed
3 ай бұрын
@@ladnahussein7114 ale cafimad deg deg ha siyo hooyo mcn 😭🤲🤲🤲
@abdifatahgentleman8421
3 ай бұрын
Amiin yaa allh
@FatimaMohamed233
3 ай бұрын
2019-2024 bn dawnya alxm musasalka ramandnka ee universal ilhow cimriga no barakee intii dhimaty ilahow u naxrso sonka ilhow inga aqbal 🤲❤️
@missnajma5505
3 ай бұрын
Amin
@mounaabdillahi5629
3 ай бұрын
Hibaq gobad sister we missed you❤❤❤❤ ramadan moubarak
@user-th1bq3zp9w
3 ай бұрын
Bil barakaysan lagu jira isoo duceeyaa Waa xanuunsanahee 40 qof ducadooda Waa la aqbalaaye walalayaal 🥺
@user-nz1gu4em8d
3 ай бұрын
Allah ku cafiyo wll qali
@Abdirahman-jw6tm
3 ай бұрын
Allaha kucaafiyo
@Abdirahmaan0
3 ай бұрын
alle haku caafiyo, alle amuurahaga haku sahlo wll
@quenraxma292
2 ай бұрын
Caafmaad dhamays tiran allaha kusiiyo walaalo❤❤🤲
@barwaqoahmed5859
2 ай бұрын
Alle haku caafiyo wlo
@ayaancadnaan783
3 ай бұрын
Yes hibaaq gobad ba ku jirta hada filmku uu macanaanayaye😊😊
@AyubProdcast
3 ай бұрын
Adigana Goormee sooGalee
@user-mr8kn3cy4b
3 ай бұрын
😂😂😂😂@@AyubProdcast😂😂
@sihaamabdirahman5712
3 ай бұрын
Ramadanti 4 aad ban dawanaya alxamdullilaah 14.3.2024 khamis 4ramadan ilahow ramadano badan cafimaad iyo nabad nagu gaadhsi inti xanusana caafi inti dhimatayna u naxariso amiiiin
@abhassan5651
3 ай бұрын
I've been waiting for a Ramadan show. Ramadan Mubarak everyone
@siciidali4034
3 ай бұрын
Film ka kharash ayaa ku baxay cidna lacag idinkama qaado aduunka dacaladiisa ayaad ka daawanaysaan ee nagala taga comments madhaxa ah iyo dhaleecaynta well done team ka maxamaed caabi iyo reer jigjiga hore u socda noloshu maaha uun wax iska dheh we love you guys ❤❤❤❤
@AadanCabdulaahi-ee5ro
3 ай бұрын
War baacda naladhaaf hadaa hadaan lcg laga helynin mxaa loosoodaayaa teedakle hadaanbo ladaawanynin yaa lcg kasamysan lahydeen
Пікірлер: 851