Filimkii sanadka iyo jilayaal cajiiba Well done😍👏👏
@abdishakouriid4286
5 жыл бұрын
srtyibg
@Somtiktok252
5 жыл бұрын
ILAAHAY LAYLATUL QADRIGA HAKU HELESHIIYO WLL SUBSCRIBE IIZAAR ALLE DARTII
@ibroinstuate748
5 жыл бұрын
Waan Ku saare iisaar
@asmiitaabdik9869
5 жыл бұрын
Ikraan qaybteeda lama daawan karo plz caruur baa kudaawan karta caasinimo haku jilin si wax lagaaga faaido ixtiraam muuji sikastay gabadhi ninkeeda ujcshahay hooyadeed maka jeclaan karto marka dadka wax ufaaiidee yadoo ay riwaayad tahay hadana dad aan wali xumaanta iyo wanaaga baran baa daawan kara
@ayshmorelmi5664
5 жыл бұрын
Riwaayadaan aad baan uga helay part 2 usameeya universal tv yaa igu raacsan taas
Waayadaan danbe waad soo raagtaan reer Universal waqtiga ha naga ridinina 😄😄 Like yaan la ila dhaafin waqti bn gashaye 23days means every day 30minutes
@gabarbarichannel9804
5 жыл бұрын
Alla Hooyo jecLiyaa wlhi bilahi waa iii hiilin jirtay Halkaas by mareysay marka Ladhaho waa qushi by tiraahdaa love me hooyo mcnto ku xiisay wlhi😢😭😭 😘😘😘😘😘😘😘
@asaldhaladnimco8307
5 жыл бұрын
Wllhy waxlo simo ma jirto hooyo hdy xata xuntahy cid kuu dhaanta ma jirto
@AhmedHassan-ph2fy
5 жыл бұрын
Intii aan bakhayl ahayn ee deeqsiyiina like hayla dhaafina maanta 💞✅
@maxamedodowaa1346
5 жыл бұрын
Inoo soo duceeya inaanu ku guulaysano imtixaanka
@azuumm9548
5 жыл бұрын
Incha allah fududaanaya😦😦😢
@hodanaxmed535
5 жыл бұрын
Guuul insh allh
@maxamedodowaa1346
5 жыл бұрын
@@hodanaxmed535 Aaamiin wlzhy
@nasrudiinofficial1776
5 жыл бұрын
Illahay Labadeena Waalid Naarta Ha Ka Xoreeyo Janiiyinkiisana Ha ku Casuumo Allahuma Aamiin 💚
@iqramohamed9841
5 жыл бұрын
12k baa iga hor daawatay ala mayska oyaayey😭😭😭😭😰😰😰war like igu sasaba 😰
@hodanilovekirshmamuse9006
5 жыл бұрын
Kkkkk kkkkkkk kkkkk
@cukaashecawil8652
5 жыл бұрын
Miyaad ooyi
@iqramohamed9841
5 жыл бұрын
Cukaashe Cawil haah😭
@adnaahmed3797
5 жыл бұрын
Cegaag muse bixi baa xilibaan usoo doraya madaxduu kufican yahay intii igu racsan like saar please
@hal.abuuredaacaddaahir3789
5 жыл бұрын
Riwaayad xikmad iyo dhaqan xanbaar san in ilaaahay ikraan uur u yeelo like ta ha ila dhafina sxiibayaal😁😁
@abdikaniali6720
5 жыл бұрын
Inta jecel in ay nabi muxamed s.c.w. ku aragto janada liKe ta is canaano wA wallk illaahy haynga dhigo kuwii janada ku arka nabi muxamed
Musalsalka Inaba caadi mahan inta ka heshahay like ii saara 😍😍😉😉😉
@hodanxubi1110
5 жыл бұрын
Wxn ahay qofkii uHoreyay plz nagadaaya laykta ad sheegtaan soQora war xigmad leh okaso faalooda musalsalkaan QiimaHa leH 💞💞
@ibtisaamyuusuf9384
5 жыл бұрын
Mantay anaa ugu horeeyo liketa aan arko hee asxbta laylatu qadriga allaha idin wafajiye iga farxiya saa ugu faraxy inaan ugu horeeyo 😍😍
@hoodohappychannel1795
5 жыл бұрын
Tagero buxda
@mohamedmahdishide5622
5 жыл бұрын
Ibtisaam Yuusuf Ana ka horyay yanan ku so dacwayn
@abdiwahabmohammed5619
5 жыл бұрын
Labadena uga horeya
@ibtisaamyuusuf9384
5 жыл бұрын
@@mohamedmahdishide5622 ha idacweyn kuma jedinba abowe inaa ani ugu horeeya u heystay cafwan wiilka iga horeeye hhh like waku saray ku rali noqo
@ibtisaamyuusuf9384
5 жыл бұрын
@@hoodohappychannel1795 walshee miya tahay xbbty magaceygi kii abheyba waad ila sidataye masha allah xbbty sidokle keep going 💋😍😍
@husseinabdullahiabdi3401
5 жыл бұрын
Bismillah yaa iga horeya 7 qof kulaha 30 second anigu uhoreyo manta inta iga dabeso like igu qabta somalaaaay ilahey hana wafajiye lelatul qadriga insha allah
@idilaadan9096
5 жыл бұрын
Aniga ugu horeeya xaga KZitem hahaha liketa aan idinla eegne so daaya 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@maxamednasto514
5 жыл бұрын
Idil Aadan e
@idilaadan9096
5 жыл бұрын
Maxamed Nasto sow runtay maaha 🤣🤣
@khayomata9613
5 жыл бұрын
Ramadan kariim ilhy kuwi lakulma laylatul qadriga aamin ya rabi
@mobarakmario8622
5 жыл бұрын
hooyo la aanteed ind intaa leekaateen inta igu raacsan like intn igu raacsbyn dis like
@farhanddiana6785
5 жыл бұрын
Maanta waan soo dhakhsatay ee like ii sare inta iga dambaysa wayo maanta waa warkii igu horaysay ee like dalbado alle ramadanta anaga wada aqlabo isha allah from Djibouti merci
@AbdirisaakShow
5 жыл бұрын
Inta fahantey ruwayadaan in wax lagu xayeey sinaayo like dhac igu siiya
@fadumonajax985
5 жыл бұрын
Ikraan waxa ka maqan ixtiraamka waidka 😊😊
@marwocumaryusuf7487
5 жыл бұрын
wlhi wa arun
@mukhtarkhalil1724
5 жыл бұрын
Waxaan ka yabanahay dadkan cawaanka ah ee liketa ku doonayo ilahay iyo nebiga (PBUH) hadaad dooneysid in lagu like gareeyo make your own channel sameyso meel kuu gaara oo laguu like gareeyo laakinse xagan kaga hadal waxaad ka fahantay filmka ama waxaad dooneysid in lagu soo kordhiyo.
@maryamahmedhassan6796
5 жыл бұрын
run badnida ina adeer commentiga waxan u nacey like uun hada meshan like ku arko inan ka carara ka baqin
@xamdixuseen357
5 жыл бұрын
@@maryamahmedhassan6796 asc
@aliakfilms4894
5 жыл бұрын
*Ramadan ta dartiis like isaar plz😙*
@nagiibcishqi214
5 жыл бұрын
Aniga like teydu xagey martey hada ayan so dhacay inta ila.midka ah hay dhafina
@abdikarimfiidow9125
5 жыл бұрын
"Dumar baad katahayoo Waxba dunida kama ogid" 😂😂😂 Ceegaag Wax kale
@@ridwanmohamethomar8386 meezha ma joogtaa adna 🤔🤔
@ubahibrahim3491
5 жыл бұрын
Ikraan hoyadeed ayadey udagalameysaa saxiibna weyka dhiganeysaa ayadana si ixtiraam daro ah ayey ola hadleysaa anigaaba isku maleyay inaan boskaas tagnahay calosha ihurtay ikraaney jilninkaaga ixtiraam hooyo haka muuqdo wll
@zuzuyusuf2120
5 жыл бұрын
Ilaahow hooyo ha cadaabin Love you mom❤❤
@abselma3330
5 жыл бұрын
Adiqani jacayluu lawaayshay 😅😅😅 I love u ikraan from China 😜
@ahmedosman2549
5 жыл бұрын
abselm A3 waar shoow reer china bahasha aad baynu ula soconaaaa 很好 iga dheh abti
@zuwaaraahmed6059
5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@Daynabo
5 жыл бұрын
Amal masha allaha way waynaatay wlhy waa my ardayad
@amaliqbaal2958
5 жыл бұрын
Sultan Channel waa lawada waawaynayd big slm mcln
@waxwalba1408
5 жыл бұрын
" Dumarbaad katahayoo waxba dunida kama ogid dar alaad u huruda dila baan la odhanoo duubcas aan naxayn iyo daraawiishi kuma helin " MAXAMED MOOGE LIIBAN ERYADII :AADAN TARABI LAXANKII MO MOOGE
@hodan573
5 жыл бұрын
Ikraan sida foodlayda ay o hadlayso armay ka wacantay in ay hooyadeed si fiican ula hadasho ixtiraam waalid Kama moogdo
@garaadyusuv8545
5 жыл бұрын
Hadi nin ka maqan yahay Adeg kale bad reerka usoo adeegtaaa 🤣
@zunduzbarre6435
5 жыл бұрын
Haa waa bila ixtiraam sowta hoyaded ku tidhi lax walba meshay is dhigta lagu gawraca🤣
@user-oo1cr6vr8v
5 жыл бұрын
Uf Ikraan ninkan xun ee ay imnka keensaty bay sidaa hoyadeed ula hadlaysaa doqon wlee dumr sidaa udhaqmaa jira wlee HAL hadal Markan dhaho oo an arko inuu wajigeedu isbadaly lugaheedan ku oyaa labo Kala baridy kala wr LA Lov u my everything mommy
@yarantixajikaxajika3647
5 жыл бұрын
Riwaayad weye gabadhan hooyaded caasi kuma aheee way dhacda laga wada sister hadag dagin
@garaadyusuv8545
5 жыл бұрын
Aad ayan ugu mahadinayaa bahda universal Tv oo si fiican uga fekerey
Пікірлер: 1,2 М.