qofkasta oo arka commentigayga waxan leeyay ilaahey ciidan ciideda nabad qab hakugu gaadhsiyo somaalaay
@hamdahussein1108
5 жыл бұрын
Amiin Amiin
@abdiwaliahmed8030
5 жыл бұрын
Amiin wll
@NOGOBAAWI
5 жыл бұрын
All of us ameen wll
@niciimaoffacilloffacill7942
5 жыл бұрын
Aaaaaaamin cimri dheer iyo caafimad
@ayaanmohamed9961
5 жыл бұрын
Amiin amiin
@hanoodyare_1087
5 жыл бұрын
Ma dooneysaa in illlaah kusiiyo gabar iyo wiil matana ah madooneysaa lagac fara badan oo aadan ku fasahaadin in allah ku siiyo hadeey jawaabtaada Haa tahay 2 Rakco oo suno tuko allah na weydiiyso in uu ku siiyo intaa ❤❤ marnaba raxmada alle haka quusan ❤❤maskiinkaana like iyo subscribe isugu dar alle dartiisa ✍
@idontcare6856
5 жыл бұрын
Thanks bro 🙄
@somalidhabah1485
5 жыл бұрын
Kuu saaray ducadana alle hanoo aqbalo aaamiin
@hassanfaarah9469
5 жыл бұрын
Hhhhh...😂😂😂😂khuraafaadka kalabax meesha like lahaani......xaar wadal xaar
@hodoismacil9371
5 жыл бұрын
n
@asaldhaladnimco8307
5 жыл бұрын
Hhhh waxaso duca ma like ku helbaa
@XallinCaafimaad
5 жыл бұрын
Allow kula kulmi LEYLATUL QADRI. Allaha kuu aqbalo, wixii qalbigaaga ku jira oo Alle ka raali yahay.Cilmi wanaagsan, towbada nasuux ah, irzaqad wanaagsan iyo camal la aqbalo Alllow ku sii.Raxmad Alle, danbi dhaaf,hanuun dheeraad ah, mustaqbal wanaagsan Allow kusii.Ka cab xawdka nabiga nnkh, Allow kuu naxariiso, Jano aan dhamanayn, kitabkaaga Allow midigta kaa sii .Siradka Allow sida biriwda kuu mari, Xuuralcayni hakuu adeegto, adiga & shuhadadii Beder Janada ku kulma, Salixinta iyo Runlowyada Janada ku sheekeysta.10 kii janada loogu bishareeyay Allow kula kulmi,Allow kuwa wajiga Alle arka kaa dhig.AMIN AMIN AMIN
@ayaanmohamed9961
5 жыл бұрын
Amiin amiin
@ubahibrahim3491
5 жыл бұрын
Aamiin
@ibtisaammohamed9750
5 жыл бұрын
امين امين يارب العالمين
@user-mq4gc9qf8b
5 жыл бұрын
Aamiin
@sundussiyaad2884
5 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rabii
@suhaibabdimouse4761
5 жыл бұрын
Alla maxaaney hooyo la aanteed aqal jireen😥😥😥😥😥😥MAMO waa qalbiga kaliya een abid kaa tageyn geeri ka kaxaysa mooye😰😰😰😰😰😰😰😥😥😥😥😥hooyo darteed liketa igu saacid🙏🏼😰😰😥😰👍🏽👍🏽😥😰😥😰
Fuaad Mohamed kkkk hoyadey jecalhy madan ku jecalhy yahu hoyo ku qarban ☝️☝️
@nasrudiinofficial1776
5 жыл бұрын
Inta illahay Iyo Rasuulkiisa Jecel 👍👍👍👍👍
@munasharfjamac3283
5 жыл бұрын
War ilahay ka baqa somaliyeey like tan ad rasuulka scw ku radinaysan ka daya subhan allah
@ahmedjr7902
5 жыл бұрын
Walaal waa caruur laso qalday
@xidigajacaylkabashiir7120
5 жыл бұрын
muna sharf jamac
@sadohaji7569
5 жыл бұрын
Jaahil nimey kathy
@nimcoadan8094
5 жыл бұрын
Horta muxuu u taraa like
@khalidaxmed3541
5 жыл бұрын
Aan kuwada sallino xabiibkeenii muxamed SCW 🙏❤🙏❤🙏❤🙏❤❤🙏❤🙏❤🙏❤🙏🙏❤🙏❤🙏❤🙏❤
@princessahlaam3669
5 жыл бұрын
Khalid Axmed scw scw scw
@laqanyolovechannel7100
5 жыл бұрын
@@princessahlaam3669 plz isaar subscriber
@ubahibrahim3491
5 жыл бұрын
Scw
@princessahlaam3669
5 жыл бұрын
laqanyo love Channel hye
@ubahdakane9259
5 жыл бұрын
Watching form Kenya. Ma sha Allah rer hargeisa 😍😍😍
@abdiqani1996
5 жыл бұрын
Mahadsanid ❤
@somaliqueen829
5 жыл бұрын
Beyahan dad badan hooyo like ku helay 😂😂😂saa mid kasto Hooyo macaan la,aanteed buu iska soo jarayaa hhh
@gulethsaid7972
5 жыл бұрын
Commentiga wad akhrinysah Ilahy sonka iyo salda hay nga aqbalo أواخر شهر رمضان💕
@hamdaabdalle5585
5 жыл бұрын
اللهم يارب
@gulethsaid7972
5 жыл бұрын
@@hamdaabdalle5585 💕
@hiboaden8605
5 жыл бұрын
جوليد ولد محترم okay I see
@ceebkasaliim4322
5 жыл бұрын
asxaby xaaskyga aan jeclahy aya like kuwalacdy bal ii dhooba hadad somali tihiin😫😫
@sakariyeabdikarimhaaji1201
5 жыл бұрын
somalidu horumar waxyabaha ay la gaadhi wayday waxa kamida : 1. qabyaalad 2.isu fiirsi 3.kooda halyayga way necebyihin oo waxba isuma ogola 4. way is hasaan 5.isma dhiirigaliyaan 6.kooda guul.gaadha way nacaan intan hadaan dhaafno wax walba waynu gaadhi karnaa hada igu raacsantahay like isar si aad dhirigalin igu ahaato
@nasraahmed9816
5 жыл бұрын
Xaqiiq wll weye
@idontcare6856
5 жыл бұрын
That its true 👍
@somalidhabah1485
5 жыл бұрын
Waaaaa runtaaa wlhi blhi tlhi
@iftinshmoha687
5 жыл бұрын
Sakj qalbi dhaye xaqiiqdad taabaty wll
@somalilanderman6429
5 жыл бұрын
Aar run badanida zhp Wale intaasa isku duuban ayaa qayrkod ka reebay
@somaliqueen829
5 жыл бұрын
Yaa igu raacsan in ikraan ay musasalka xooga caasinimada ay ku jilaso yareeso anigoo og in qofku qaybta loo dhiibo sidii loogu dhiibay uu ujilo hadana waxaan xasuusta caruurta cadaanka ama gaalada baa waalidkood sidaa ugu afcelisa inagana in under age intey daawadaan run umaleeyan waalidka lagu afceliyo malaga yaabaa waa fikirkayga waayo musasalku waa fariin gudbiye ❤️✅one love Soomaaliwayn
@mnbvmnbv8964
5 жыл бұрын
👏true
@mnbvmnbv8964
5 жыл бұрын
👏true
@ayaanqurux8927
5 жыл бұрын
Warunta 👍🤗
@bintunaada365
5 жыл бұрын
Haa wlhi wa caasinimo dad badan aya ku dayan doona
@ummucabdalla3942
5 жыл бұрын
Sax
@saharamaxamed1478
5 жыл бұрын
Hadaad commentigygn aragto ilaahy hamigaaga hkuu rumeeyo aakhiriyo aduunba ana intaa in leeg iigu duce insha allah الله يخليكم يا اهل اصومال 😍🤗
@jamilasalepn2432
5 жыл бұрын
SAHARA MAXAMED inzha allh zhrfey zidokle❤❤
@muusebihicabdi9419
5 жыл бұрын
Inta jecel nabigeena muhamed scw like saara
@umusaciidcaraaye3980
5 жыл бұрын
Mubaarig Muuse scw scw scw
@somalilbcshow7656
5 жыл бұрын
Film ka cajabsan wali tv GA lagama sodeynin qof igu raacsan ilke ha isaaro😂😂😂📞
@sweetynimco8783
5 жыл бұрын
Waa laga so daya wll 5 galanimo universal tv
@abdiqanimohamed5613
5 жыл бұрын
Queen -show SHOW oi
@Anas-ti7kq
5 жыл бұрын
RUUXII UGU HOREEYEY BAAN NOQDAY WALAL LIKE. WALIGAY 100 LIKE MA HELIN 😭😭😭😭😭
@axyaaqaraami7426
5 жыл бұрын
Askari:- Meeshu waa saldhig Iskufilan:- oo yaa ku yidhi waa balli lagu dabaasho😂😂 Wax waalan🤣 astaqfurallah.
@hamsemouse685
5 жыл бұрын
😂😂😂😂 isku filan
@idontcare6856
5 жыл бұрын
istaqfurullaaH 😂
@nimobade8394
5 жыл бұрын
😂😂😂💯
@rahmaahmed1836
5 жыл бұрын
😂😂😂😂
@nabilhoussein5083
5 жыл бұрын
Kkkkkkk kkkkkkkkkkk isku filan wa fuuny wan taagera
@jamaabdi
5 жыл бұрын
huteelka cali jirde inta fahantay in xayaysiin ku jirto filmka😂 like😂🤣
@F13500
5 жыл бұрын
Hotel la iyo carwoyinka salon waxa dhan waa wada xayeeysiin wad fahantay 😂
DUNIDA anigu pure ban Ahee ordoo melihii aad rabteen daawada Adeer meshan somaliland baa is daawanyee
@mukhtarkawle1324
5 жыл бұрын
Inantasa dhulbahante ku jawabtey
@sumayaciise7662
5 жыл бұрын
ado nabiga ku salinaya like ta hayla dhaafin🤲
@hamsikzuumojookar8286
5 жыл бұрын
Mo farah baaa yaabay kulahaaa inta taageerta mo farah like ta igu qaboojiya
@sadiomohamoud1603
5 жыл бұрын
Illahow ❤️hooyo hanaga qaadin hooyo weey ku fahmaysaa xalad walboo ku jirtid ❤️❤️❤️❤️
@aishmohamed9751
5 жыл бұрын
hadaa Rasuulka Jeceshay Like pls
@ahmedsaedabdullah9183
5 жыл бұрын
Askari: meeshu waa saldhig Izkufilan: hadaa yaa ku yidhi waa bali lagu dabaasho😅😅😅😅
@muniirhassan7222
5 жыл бұрын
kkkkkkkk
@alinoor8322
5 жыл бұрын
Ahmed Siciid caadi maaha isku filan
@amalitofunnykittensvlogs647
5 жыл бұрын
Wax baa Ka dhacay meesaha bagay Ka tagtay hibaaq odaygi gumaysanyey.ee. jacaylka inantisa Ka soo hor jeeday.. jacaylku ha jiro oo ha waaro yaa igu raacsan☝☝
@marwodumar3316
5 жыл бұрын
Isku filan
@cashuurcisman7603
5 жыл бұрын
ilaahy Laylatul qadriga ha inala kulmiyo Dhamanten 🙏🙏
@ruundiiriye684
5 жыл бұрын
wll waa tobnkii dnbe rmdanta in illhy naarta ka xoreeyo like ta igu qbo
@Yusuf-ry6sn
5 жыл бұрын
Hhhhhhhhh sidaan miyaad u like jeceshahy
@nemcoahmed3163
5 жыл бұрын
Maamo mcn alle janada haku cazuumo💋 Inta maamo jecel like ta wllayaal
@zumayodaxik2613
5 жыл бұрын
محمد ياحبيب الله محمد خير خلق الله❣️
@DharaaroSooyaalkood11
5 жыл бұрын
Ramadan tagtay, mazoome baa ba'ay. Inta radaanta jecel like izaara
Пікірлер: 1 М.