Walalaheena reer falastiin Allah ha ka dulqaado dhibaatada lagu hayo ee yahuudu ku heyso Allah ha ugu badalo nabad & naxariis &barwaaqo an dhamaan Allah ha siiyo
@fox1048
3 жыл бұрын
Inta kufarxsan ciida islaaamka like saaar
@hoodoeprahim2683
3 жыл бұрын
Mashalh abdiqani ceegag wuu waynaadey labadi sanno yaa ila arkay
@djkhalo19
3 жыл бұрын
Abdiqani Jamac intaa igu raacsssan inuu best👇 actor yahy like dhac ku sii
@c.fataxsaleban2205
3 жыл бұрын
Muna waxaa ka dhiman waxaan English looyaaano prepositions ka ama meeleyaysha af somaliga sida hotelkiban kugu sugaya xagay dhihi lahayd bay leedahay hotelkiban sugaya
Hambalyo dhamaan teamka..codsi gaar ah... Muna iyo adeer xabiibi oo kaliya ha loo daayo matalaada ROMANTICga...ciidankan kale oo dhami xabiibida ha naga daayaan... way biyo dhicinayaan. ta labaad ..xaaji cunaysadabiyo mar wadoodu waa laba actor oo layaab leh..hambalyo
@h.ethekingofgoodhope
3 жыл бұрын
KANI WAA FEEDBACK RASMI AH
@monam7931
3 жыл бұрын
Falstin ha lo duceyo 😢
@geishafemmefeminin5951
3 жыл бұрын
Eid Mubarak dhamantin❤🎆🎆🎆
@zeynabyzeynaby4994
3 жыл бұрын
Cali oromo ayan wataaa best actor waye
@c.caziizbidixo8946
3 жыл бұрын
Aynu uducayno walalehen Palestine 🤲🤲🤲🤲
@AliAhmed-qy6dv
6 ай бұрын
Abdiqani iskufilan is the best actor without doubt
@hoododheeman6950
3 жыл бұрын
Allaw waa Habeenkii udanbeeyay Ramadaantee Allaw ugargaar dadka Reer falastiiin
@wllashkajr6289
3 жыл бұрын
Waligey anon musalsal riwayad damaysanin kan wu igu baxayaa
@abdirahmanahmed2547
3 жыл бұрын
Adeer xabiibi kulahaa anaa xukuma adiga iyo waxaad xildhibaanada u tahayba 😄 show dumarka la qabo ee madaxda inoo ah raggooda ayaa ina xukuma 😔
@Zahra-Qali
3 жыл бұрын
Somadan ogeeeyn
@haniyusufilmi9754
3 жыл бұрын
Hotel kaas insha allh wan ku so dagi doonaa dhawan ba u socda wadankii ano ka iman wadan fog
@deqziofficial842
3 жыл бұрын
Miyi ma ka so socta
@mustafeshakir3095
3 жыл бұрын
Eid Mubarak Dhamaanten Alle Haynaga Aqbalo Soonki Iyo Cibaadadka 🤲
@asma063qurux9
3 жыл бұрын
Amiinn wll
@laylacabdullahi4033
3 жыл бұрын
Inta In uu cabdi Qanigan Hibaaq dhashay uu style noqday igu Raacsan like saara uuuumac
@kaboweyne9473
3 жыл бұрын
Mustafe iyo Nasriin 🔥🔥🔥
@MBmubaarig
3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
Пікірлер: 670