Mar wlba ano og filimadu inay jiliin jihin ban hadana la oooya😢 qalbi jileec waxani ka badane mala wa doqonimo😂
@maahirkee3656
3 ай бұрын
Waalawada ilmeeyay flimkan waa cajiib qiiro
@FihiimaAhmett
3 ай бұрын
Waxa laga sameyay qiso dhaba sida Leno sheegy😢
@user-vt8ym1do8q
3 ай бұрын
Cawa waa jimce ilahi salaada ha inoo fududeeyo ramadaana caafimaad iyo nabd qab haynagu gaadhsiiyo nabi geenii muxamed ahaana haynu ku salino dhamaanteen walalyaal 🥰❤️
Caawa waa jimce ee ku saliya nebigeena maxamad salalaahu calayhi wasalam❤
@user-hy5dz8do2f
3 ай бұрын
Allah is one ❤
@apdimaligsaeed6699
3 ай бұрын
❤
@user-ul4hb8ys4z
3 ай бұрын
Haa waa run❤❤
@user-op2hl9nb7n
3 ай бұрын
❤❤❤❤@@user-ul4hb8ys4z
@user-bm2dy4hw7z
3 ай бұрын
❤❤❤
@cashamaxamed892
3 ай бұрын
Allaah ❤❤❤
@ayanmohamud3401
3 ай бұрын
Alla hodan iyo siyaad talow ma is helayaan mise gaabadaan ayaa mar walba kadaba shaqeysa .waana laga tagay oo laga dal doorsey waan idin salaamay jilayaasha dhamaantiin ❤❤❤❤❤
@abdihakimmunye8770
3 ай бұрын
Good moves for ever 👌 👏 🙌 💯 👍 💪
@jccmahdaristudio4797
3 ай бұрын
Asc Dhaamaan Bahweynata ku Xidhan , Salaan Kadib ,Waxaan Uducaynaynaa Dhamaan Umada kurbaysan inuu Alle Kurbada ka Qaado ,inta Dhibaataysana Alle Dhibaatada kaqaado,Inta Muraadlana Alle Midigta Kasiiyo, Amiinta Raaciya idinkuna, Igula Saliyana Nebigeena Muxameda (NNKH)
@hodanitanajmanita6664
3 ай бұрын
💝🌴 اللهم أمين يا رب العالمين للجميعنا عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💝💝💝
Wllo anigu aad ban ugu xidhany xalqadi ima dhaafto waxn idinka codsan lahaa please inad film kan aad saddex cisho o week gi ahba nosodeysan wa iga codsi keep going guys 🥰🥰😘
@hajidahir8926
3 ай бұрын
Sabariin ayaan crush ku noqday ee ciwaankeeda haya soomali maxamedeeg😢
Пікірлер: 1,6 М.