Naxariis iyo nabadi nabi muxamed korkiisa ha ahaato scw❤
@Updirahman17
12 күн бұрын
Haa wallaal🤲🤲
@axmedSiciid-rn5en
12 күн бұрын
Scw scw scw
@axmedSiciid-rn5en
12 күн бұрын
Odaygii wuu madobady😢😢
@user-mb3vi7ym4c
12 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤
@AaminoShiikhMaxamed
11 күн бұрын
Aamiin aamiin
@shucaybcabdiraxman9465
11 күн бұрын
Hodan waxay ahayd inay qoyska aabaheed madax ku qaadato oo iyada darteed siyaadna wax walba iskaga dhaafo oo hantida la qaybsado sidaasna wax isku ahaanshihii kusoo noqdo. Inta ila taageersan inu sidaa ku wacnaa like.
@user-op6hs4nm5u
9 күн бұрын
War wuxu waa filin ma jiro qof walidkii oo halka sexanaya halka isna sexan laha😂
@naemaalrahman2632
7 күн бұрын
Wa qiso dhcdy ilene@@user-op6hs4nm5u
@shucaybcabdiraxman9465
6 күн бұрын
@@user-op6hs4nm5u waa run waa film lkn filmku wuxu ka turjumaya nolosheena, dadkeena ayaanu baraarujin iyo tusmayn u yahay markaa in nolosheena lagu saleeyo oo wixii nolosheena ka macquul ah filmka lagu tusmeeyo ayunbay ila tahay.
@miski3389
11 күн бұрын
Sida qabka leh ee uu Siyaad u dhahay "Fadhiga iigu kaalay" 😂❤
gacan utaagay filmka wllhi siyaad actor fcn guusha reer jaajale inta jecel like saara ❤
@amiircilmi2392
10 күн бұрын
Waxaa ii muuqda inuu sii dhamaanayo xaajigana la cafin doono hodan daraadeed isku meelna wada degi doonaan marka hore kadibna hantida la qaybin doono hodan iyo siyaadna aroos rasmi ah loo dhigi doono waa aragtidayda uun from switzerland mahdsanidiin
cwa waa habeenki u horeyey ee intu filimku socday aan komoti soo qoro ii caamira dee may team 😂❤🎉❤🎉
@user-vj2gu7rp3z
12 күн бұрын
Waw😂😂
@MaxamedCabdibarre-vn9hf
12 күн бұрын
❤❤❤😂
@user-sv1ep2ro9c
12 күн бұрын
Wa na waleesa❤😂
@Naxariis_lugaleh
12 күн бұрын
Hayaaay sharafti dalkaygay waad iwalaysa❤😂
@HupiLuula
12 күн бұрын
komoti waxey wll😂😮
@user-dz5zt1rc7d
Күн бұрын
Ku qurxista habeenka io malinba saliya nabigeena ﷴ ﷺﷺﷺﷺﷺ❤👍
@user-rm8zs1rc9u
12 күн бұрын
Siyaad halkedu dhigay illa aanrun moodo filimka ku raxaysta guusha reer jaajalle❤❤❤
@user-fc3xn1px6x
12 күн бұрын
filmkii filmaanta waxa uu kamid yahay filmkii ugu cajiibsana ee ay somali matasho inta jecel inuu filmku dheeraado farta taag like tana hayga iloobin❤❤❤
@AbdulaahiAhmed-nb2wh
12 күн бұрын
Aan ku sali nabigeen maxamad scw scw scw❤❤
@najiipmontana3998
12 күн бұрын
For example waxaan caawa niyada galiyay inay aniga noloshayda qaybta qurxoon ama qaypta wanaagsan aan galayo walow aan usoo samray idinkuna isoo duceeya wllyaal 🤲❤
@RidwaanMohamed-cs2qz
11 күн бұрын
Inshaalah wll waxkastood jeceshahay alla hakuu fududeeyo
@user-tz3fp7vj7k
11 күн бұрын
Insha Allah wll ale riyadada haku rumeyo
@user-ne1fu4yv9s
11 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂❤😂❤
@user-ne1fu4yv9s
11 күн бұрын
@RIthethethetheMaanidwaanMohamed-cs2qz t
@user-li2ii8re1g
11 күн бұрын
Waa jimce nabiga halagu saliyu SCW❤
@almiitaofficial1263
12 күн бұрын
Cawa wa jimce aynu badino saliga nabigeena muxamed scw ❤
Пікірлер: 3,2 М.