Filimaan cidii u xiistay sideyda 👍 welcome back reer universal 😅 Ramadan wangsn
@ahmedsakimustafe8054
Жыл бұрын
Waa sanadkii afraad oo xidhiidh ah oo aan daawanayo majaajilooyinka ay soo galiyaan universal TV.
@Dhamaystiren
Жыл бұрын
❤
@cabdiqaniaxmedcumar3387
Жыл бұрын
Abwaan geesi kii hore wuu kujiray kana😭 allaha unaxaristo 🤲
@muniir_official
Жыл бұрын
Yes muslslkenii dib usoo laabtay😂😂inta kufaraxsan like saara
@faraxyare-fc1tn
Жыл бұрын
Haa waku faraxsanhy😂
@bayas8954
Жыл бұрын
Wwwww musalsal jira waye
@MuhiimMedia5223
Жыл бұрын
Abwaan geesi rabbi ha unaxariisto Ramadaantii hore jilayaashii filimkaan ayuu ka mid ahaa😢
@quruxlayda5426
Жыл бұрын
Alla sorry 😞 alle ha u naxariisto qabriga alle ha u waasiciyo 😭😭
@somaliforex7744
Жыл бұрын
Ilahay ha u naxaristo
@nasraomer2819
Жыл бұрын
Amiiiiin😢
@ND-ln1hi
Жыл бұрын
Geesi waa kee ?
@abdirsaaqhassan1935
Жыл бұрын
Ilaahay qof kasta muraadkiisa ha u sahlo , soonka iyo cibaadada kalena allh ha inaga aqbalo , walidiinteen inta nool allah ha xafido ,inta dhimatayna allah naxariis waasac ah ha ugu deeqo, ramadaan mubaarak umada somaliyeed !
@Dahabsan
Жыл бұрын
Aaamn wall
@queen-bo7ci
Жыл бұрын
Aamiin wll
@najahahmet2266
Жыл бұрын
Aaamiin aamiin wll
@rayma4290
Жыл бұрын
Aamin aamin wllo Ramadan kariim😊😊
@aishajama5525
Жыл бұрын
Aamin wll
@mohametabdulkadir1597
Жыл бұрын
Ilaahay baa mahad iska leh na haleelsiiyay Bishan Barakysan ee Ramadan. ❤ Waana nasiib kale in aan mar kle daawano Musalsalki laba xaasle qaybtiisii 2aad.
@ahmednageeye2209
Жыл бұрын
Abwaan geesi alle haw naxariisto fadlan u duceeya, Ramadantii hore filmkan inoo qurxinaayay hadda see inaga hooseeya alle haw naxariisto
Alxm alleh aya mahadle ramadaantan nabad nagu so gaadhsiyey shukran yaa rabi shukran allow cimriga noo barakee
@bilyandhaan7379
Жыл бұрын
Alxamdulilaah Ramadaantii Labaad hadaynu Nabad ku daawanayno waxa jira dad Ramadantii hore ina la dawanayey oo aan Manta Noolayn Ilahay Haw naxariisto dhamantood🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allhamdulillaah waa Ramadaantii 5aad ee aan si xidhiidha u daawado filmkan. ALLE acmaasha suuban ee Ramadaanta haynaga aqbalo.
@maryancb1351
Жыл бұрын
M.a alle yaa mhadleh
@cabdiqaniaadem3661
Жыл бұрын
Gabadha : afka inaad barato Ceegag : Ma af la'aan baa I haysa 😂
@akmiishargsan5521
Жыл бұрын
♥️Ayyy team universal tv we are back🥰👏 yaakhii laba xaasle filim cajiibu ahaa loo xiisay❤ lkn inkastoonu tabayno hibaaq gobaad 😢🥺anyway keep going guy's
Aay aay uu ficnthin mar hadi aad naa xasusy wlhie wan yaban oo waxn islaha ruwaydan halke ku arki jirtyuy Wad mahadsanthin😍😍😊
@TheQueen-cv1ll
Жыл бұрын
Waxa jira dad badn oo sanadki hore inala dawaday manta inaga hooseya ama xanusnya alle inti dhinty haw naxaristo inta xanusnysa Ha cafiyo inagana cafimadka hawno siyadiyo alhm
@faraxyare-fc1tn
Жыл бұрын
Www my musalsal wuu solabtay ugudebeyn😂❤
@balqizayarey
Жыл бұрын
Inta mrkay soo afurtay daawanysa sdaydookle like back❤
@asmaamahamedali1698
Жыл бұрын
Same❤
@abdihakiinmuktar9888
Жыл бұрын
Waykan
@kawsarismaciil5083
Жыл бұрын
Same
@israabdi7625
Жыл бұрын
Alhamdulilaaah ilahay cafimad iyo cimri dheer inagu so garsiayay
@abdoulwahababdillahiissa7716
Жыл бұрын
The best film somali i liked to watch before iftour
@CaytoMohamed-tt7hn
Жыл бұрын
Mash hargeysa qurux wlhi❤❤
@Asad___hagio27
Жыл бұрын
Haa wllo
@yahyehanad2998
Жыл бұрын
Universal tv musalsalka qeybtan waxaa ku jiro wax liddi ku ah dhaqankeena iyo diinteena intaba oon meelna naga soo galin tasoo ah in naag la qabo oo aan wali la furin la shukaansanaayo oo xitaa heshiis guur ah lala gaaraayo!!runtii waana dhaqan-xumo weyn oo sababi karta fasahaad bulsho.
Пікірлер: 709