BK rabbi haku sharfo ""Mushahrka yar ee aad qaadato ayaa kugu filan"" yacni xalaashu hadday yartahay xataa way ku deeqaysaa xaaraantuna si kasta oo ay ubadan tahay waa kulayl waaana bila barako
@amalismail7772
2 жыл бұрын
Exactly xalaasha wax dhaama malaha
@fatimamohamedali9067
2 жыл бұрын
Masha Allaah tabarakaraxman Rabbi diinta ha kuu sii siyaadiyo ku dayasho ayaad mudantahay khayr Allaah ha ku siiyo 👍⚘💓⚘Maxamed Mubaarak
@fatimamohamedali9067
2 жыл бұрын
Anigana habaryar Xajka in aan tago oo Rabbi ii sahlo aniga iyo ubadkayga iigu soo ducee adna waan kuu duceeyay
@fatimamohamedali9067
2 жыл бұрын
Shukran habo
@zharmavicdelta9504
2 жыл бұрын
Aamin aamin Hapo I.allH waad Tagi
@Guled3
2 жыл бұрын
MASHAALLAH May Almighty Allah bless you abundantly..for going back to All Powerful Allah!
@qwertyaserty8404
2 жыл бұрын
MASHAALLAH May Almighty Allah bless you Hanti-Qaraan !!!!!!!!
Masha Allah..May Allah keep you steadfast in his religion 🙏
@siciidali4034
2 жыл бұрын
Marka horeba Shaqsi wanaagsan ayuu ahaa Bk
@nazzahmad3386
2 жыл бұрын
Masha'Allah alhamdulillah you found something beautiful and blessing
@wadaniga
2 жыл бұрын
Maasha allaah, allaha barakeeyo walaal keen maxamed mubaarak oo rabbi soo hadeeyay.
@hibohassan8939
2 жыл бұрын
Mashallah bk cimrada iyo xajkana ilaahayi hanageeyo inshalah. adiga bk ilaahayi khayirka hakuu siyaadiyo
@mowliidshirwac
2 жыл бұрын
Mohamed Bk Waxa Uu Noqday Oday Soomaliyeeed Allaha ku karaameeyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@marakizamal
2 жыл бұрын
Mashalllah sheekh aadan sune alle xifdiyo
@amalismail7772
2 жыл бұрын
Masha Allah bk hore u soco🙏🏼❤️
@TulipE2023
2 жыл бұрын
Masha'allah tabarakul allah fiik ducadeydi way ku heshey fanka ka baxdey alhamdu lil allah mubruuk walal cumrada iino gu ducey anagana cumro wll mahamed said abdi ama seh BK🥳💝❣congratulations 👏🏾
@maxameddaabadsomalilanderd3640
2 жыл бұрын
Taasi waa fikirkaaga saaxiib laakiiin hadaan hibo u leeyahay waanaan lahayne anaa ka shaqayn lahaa fanka si bilaa lacag ah waayo fanku shaqo maaha waa hibo
@jamilanuuh3243
Жыл бұрын
Fanku waa wax wanaagsan janada iyo nartana Allah ayaaa haya somalidu fanka wax xunbay Ka aminsantay danbiyo Ka xunbay sameeyan dadku
@deeqaahmed2607
2 жыл бұрын
Maashaa Allah Nuur baa kaa muuqda, Maxamed, Allah Ayaa mahad leh.
@idirissamo9256
2 жыл бұрын
Ilaahay ba soo hadeeyay Alhamdulilah kuwa kalana allaha hadeeyo
@garadmediaofficial999
2 жыл бұрын
ameeen ameeen ilahay cafimad sareecan ah ha siiyo iidle wax khayr qabana ha ugu badalo
@AhmedXMacalimu
2 жыл бұрын
Rabbi haku xafido. Wiil saxibkayga ah ayaa dhageysan jirey heesahaga si xowli ah Alle haa unaxariisto. Adiga unban kuso xasuusta markan arko hees taadda ah oo shidan. Dambigiisa iyo kaagaba alle haa dhaafo
@wiilkahamigafogleh4318
2 жыл бұрын
Masha Allah wllkeen Maxamed Siciid Ilaahay haku xafido sidaan markii hore kuu jeclaa si kabadan baan hadana kuusii jelaaday markaad Khayrka Garatay ilaahay baa ku waafajiyay Rabi hakuu siyaadiyo Anagana ilaahay hanaga soo saaro
@Iftiin501
2 жыл бұрын
Masha allah mahamed allah ha ku sharfo Khair aan kaa dhamaan baan kuu rajeynayaa.
@ruqiyohusseinhayle1262
2 жыл бұрын
Masha Allah, xafidullah, Allah haku barakeyo shaqada walal From Muqdishu.
@Burco.
2 жыл бұрын
Maxamed Ilaahay ha ku xafido
@Shafie211
2 жыл бұрын
16:18 "Fanka wax yaabo badanna way kulamanyihiin ilaahay baa runta jecele oo aanan doonayn in aan halkaan kuqaawiyo" Ilaahau akbar ilaahay Hana hanuunniyo walalyal mx run sheegay
Mashalh mashalh mashalh mashalh mashalh mashalh Allah ayey mahad u suug natay alahi so hanuniyey walaalkeen mohamed
@muniraaden4500
2 жыл бұрын
Mashaa allaah tabarika raxman alla haku garabgalo Shiekh moxamad
@reercaligamaan714
2 жыл бұрын
Sheekh Maxamad dheh.
@Siciidbashaash
2 жыл бұрын
MANSHA ALLASHA BK ALLE HAKU XAAFIDO SHARAF BADAN
@saidhashi2856
2 жыл бұрын
Baraakallah fiik, Allah ya cizak. Hor usoco Maxamed PK.
@somalilandchessfederation9356
2 жыл бұрын
Shirkada hormood ..wxn odhan lahaa walaalayaal...iidle yare garab istaaga ..oo telesom khayrkaas kaga dayda maadama aydun tihiin shirkado ..aduun ilaahay siiyey.... iidle yarena alle ha caafiyo isagana waxaan leeyahay...iskaga bax fanka... mohed bk ku tusaale qaado
@biggames6116
2 жыл бұрын
Masha allah ilahay khayrka hakugu badbaadiyo
@nim0abbaas643
2 жыл бұрын
Mashaa ALAAH ilahay hakuguwado dhabada kheyrka ed cagta saartay.
@shermarkeabdullahi5500
2 жыл бұрын
Aad baan uga helay max’d mubaarik
@muslims_are_brothers
Жыл бұрын
Baaraka Allahu fiik yaa akhiyal kariim
@xanaanxanaan6209
2 жыл бұрын
Mashaa allh allah kugma soo celiyo
@zamriyemohamed9596
2 жыл бұрын
Manshalah tabarakallah RABBI khaatumada khayr ha inoogu khatimo
@mohamedjelle9792
2 жыл бұрын
Mashaallah bk
@hoodomuhumed7340
2 жыл бұрын
Masha allah
@suleimanadam1513
2 жыл бұрын
manshah allah tabaraka allah
@nimcoibrahim6014
2 жыл бұрын
Mashallh
@adamhindi8007
2 жыл бұрын
Masha allah wllo BK , HAMBALYO
@samirgaming3918
2 жыл бұрын
Walaahi cuuur ayaa ka baxaayo rabi haku sii adkeeyo uu jeed kada wanag san
@Ahmed_Rainfall.10
2 жыл бұрын
Talented man 👨 👏 👌 🙌 ❤ 💙 👨
@katrinaabdulle2596
11 ай бұрын
Allow ka aqbal ❤❤
@maxamedyuusuf6593
2 жыл бұрын
Masha Alah ilaahay ha ku sugo Towbada
@zakariagoh6687
2 жыл бұрын
alle ha barakeeyo maxamed bk
@cabdicumar5891
2 жыл бұрын
Mncha allah #Ilahay ayaa isiiyay #ShaQada walahi waa Runtii
@hoodoahmed783
2 жыл бұрын
Wariyuhu waaba xoolo waayo qof fan ka baxay ayuu leeyahay muxu caqabado leeyahay suashana muu mudneyn in la weydiiyo
@LuqmaanAbdirahman12
2 жыл бұрын
Illahayoow fanka Bk noogu soo celi
@munirkh
2 жыл бұрын
XABIIBUL MALAAAYIIIN.... HHHHH 😅👍👍 SALAAN SARE.
@ayaanleahmed9819
2 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah💯🤲
@cawiilxaashi4307
2 жыл бұрын
Maxamad ilaahay hakuhagaajiyo hadal kaagawacan
@UmaAhmedMacan
2 жыл бұрын
Masha allh bk
@awbarkhadlefarmgroupcompan3892
2 жыл бұрын
👍 maansha allh hore usoco sheekh mubarak
@khadrahaji6806
2 жыл бұрын
Masha allah wllo
@ibrahimshodheshodhe6200
2 жыл бұрын
Masha allh Rabi haku siyadiyo hanunka
@ehelukheir8820
2 жыл бұрын
Alle ha ku barakeyo
@sahromohamed4375
2 жыл бұрын
MashaAllaah wa hadiya minalah
@lulmohamed1964
2 жыл бұрын
Masha allah tabarakalah
@fadumodahir1429
2 жыл бұрын
Masha allah wllo bk
@sahromohamed4375
2 жыл бұрын
Ilahay darti qofki isusoqabto irid kalo qair badan bu ufura halagudeydo inshaAllaah
@gaashaamotv
2 жыл бұрын
Waar ha salaamin sh aadan sune waa all shabaaab
@ameenmohamed2058
2 жыл бұрын
Maxamed mubarik aad ban ku salamayaa marka kobaad Marka labaad waxa aad qadatay go'aan aad u wangsan alle shaqadadana haku barakeeyo Lkn inta fanka ka baxday waa naxdee hhhh Bal jimicsi samee intasina waa iiga kaftan.
@khadijahmoumin3214
2 жыл бұрын
Allah ku siiyadsho wllo
@mohmedamin9440
2 жыл бұрын
Mnsha allaah ilaahay diinta dadka waa ku ciseeyaa
@haliimomaxamed3976
2 жыл бұрын
Masha allah alle haku xafido wllkey
@socdaal
2 жыл бұрын
Bk wareysigan si xikmadeysan oo aad u qiimo badan ayuu inoogu hagar baxay aad ayuu u mahadsan yahay.
@aadangaydh1954
2 жыл бұрын
Mash alaah sh mubaarig
@rodahussein7050
2 жыл бұрын
Mashalh
@footy1098
2 жыл бұрын
amnshallah
@rahimmohamed5142
2 жыл бұрын
Bk legend
@marwodumar
2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💕💞💚
@ugaasrooble9454
2 жыл бұрын
ku saray wllo
@marwodumar
2 жыл бұрын
@@ugaasrooble9454 jzk kheyr walal qaali
@ugaasrooble9454
2 жыл бұрын
Adiga mun wllo👋
@haajiarab6493
2 жыл бұрын
sheekh c.hani waa nin ku dayasho mudan.ilaa imika miidhiyaha laguma arko c.hani.
@amiinomerabdillahi7485
2 жыл бұрын
mabruuk masha allah
@fiidowmrk
2 жыл бұрын
Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴
@mahmedahmed7762
2 жыл бұрын
Waa saxe waanu ka soo baxeyna fanke ee telesom shaqo manoo heysa
Wll maxamad waxan kugula talinayaa inaad kamaro hor iman sawirku ma banaana
@haajiarab6493
2 жыл бұрын
nin ilahay dartii fanka uga baxay waa sheekh c.hani ilahay ha sharfo
@AhmethBeanz
2 жыл бұрын
Im the one☝🏻
@ahmedyasin6796
2 жыл бұрын
Telesom waa goob wacan oo culimo joogto waana shirkad wada naxariisa shacabka Aan dhiigmiiran kaalmaysana goob la tago goobtii ugu wacneyd buu ka shaqeeyaa wllkeen bk Alle how siyaadiyo
@Potatoes-y2n
2 жыл бұрын
💙❤❤❤
@matmat735
2 жыл бұрын
Bk, maxaad caan ku noqotay? Jawaabtu, waan fanka.
@mjamac5261
2 жыл бұрын
Anigu caqliga kuma ogi hadaan kuma arko camalka ilaahay dartii iyo Allah udhowaansho ayaa loo sameyaa riyaaa WA sumca ma banaana camalkuna waa Ku bursa i arkaay iyo imaqla maaha
@abdiazizmodel6437
2 жыл бұрын
ALLAHA NA WADA HADYEEYO 😕
@caaishacismaan3789
2 жыл бұрын
oo ciro ayad lugumodaye
@nimoaliahmed9810
2 жыл бұрын
🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽☝🏽
@faadumobilal3963
2 жыл бұрын
Asc walaalo ookiyalaha aqalka laguma gashto ma camoolatahay waa yaab
@saciid2024
2 жыл бұрын
Wlhy kuwa gawaadhida wata ee ku ag shidaa dhib badanaa 😂😹
@hibohaayir6977
2 жыл бұрын
Somali dhib u daa ku xumayn caml🤣🤣🤣
@ermababy7178
2 жыл бұрын
Kulaha xabiibal malayiin malaha farmaju iz moday
@ilhanhassan9813
2 жыл бұрын
aaden sune sheekh maaha waa shaydaan. nabi mohamed scw. caayay waana khawaariij waa ehlu naar haadanay ka toobad keenin umada islaamka ayay xasuuqaan
@ridwaanabdi6602
2 жыл бұрын
Hush imaan Alle hakaqado
@engmuuseofficial1519
2 жыл бұрын
Ex Fanaan bk😂waan Ku tageraa
@amiirmahad3619
2 жыл бұрын
Xabibul malayin wan ku wadana
@waawamoha5374
2 жыл бұрын
Sharaf iyo karaamo
@nadiirayuusuf6887
2 жыл бұрын
Xabiibu malaayiin😍😎 www
@logannnnnn930
2 жыл бұрын
ACTOR fiican baatahee holoywoodka ku biir saxaafada horteeda waxanoo jiliina kala tagoo noloshada hunguribaa hogaamiyee, hadii kale iska shaqaysoo waxanoo nacnacood mediaha lasoo istagaysa lafadhiiso haday daacad kaatahay
Пікірлер: 181