Qalbi kula midobo ragaba adiga ka midhay niyad adiga ku magana in badan maar mi kari wayday mooralkedi adiga latagay galiyeey muudh kase sow ma ogid laanta inaan aad u murugoday inaanyahow
Qalbi kula midobo ragaba adiga ka midhay niyad adiga ku magana in badan maar mi kari wayday mooralkedi adiga latagay galiyeey muudh kase sow ma ogid laanta inaan aad u murugoday manku darsaday un ciidkale kula misalayn maqnaantadu ruuxay dhibto oo tabaya muuqga oo adiga moye dhiga MilacSan baan ahay bal maxaan adiga oo inacay kugu muu soday tira male xususaha qalbiga Muhasha galiyaaye nafta kugu mac sumay oo mulkiga adiga ku siiyeey
@Mohamett___17
3 ай бұрын
2kadib hadda aragtid commentkeyga like isar plz❤
@Badri123-o1q
2 ай бұрын
Heestaan wad galaxy so daahdeeden
@ApdirizaaqKaahiye
22 күн бұрын
Anaa kamida waxaan ahay 9 jiR
@KhadraFeysal
2 ай бұрын
❤😢
@XaliimoxasanAadan
3 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊
@NimcoIsmail-k8i
3 ай бұрын
😢
@XaawaCabdisalaan
3 ай бұрын
Ax yaa hees❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢
@EidAxmed-sd7ll
3 ай бұрын
Habooon maxaa laga soo saara sawirikeeda horra😊
@yasinmohamed581
3 ай бұрын
Soo ma ogid la Antaa Inan Aad u murugooday
@Kadirmusw
2 ай бұрын
Mar hadadan dhowren Maxa isku jaclesisay 😢
@MichoJony
Ай бұрын
Mataa😅😅😊
@Zack-xw1ou
2 ай бұрын
Ethiopian walalkiiiiis
@KhadraYusuf-yt2el
3 ай бұрын
Maanku darsaday oo cidkale kula misami karin maqnaantadu ruuxay dhibto oo tabaya muuqga oo adiga moye dhiga MilacSan baan ahay bal maxaan adiga oo inacay kugu muu soday tira male xususaha qalbiga Muhasha galiyaaye nafta kugu mac sumay oo mulkiga adiga ku siiyeey mar hadaadan dhaw rayn maxaad isku jec laysiisay marka ku hibeeyaay wadnaha midigta ka saray een qudha iyo nafta ku huray oo kula mataneeyaay micinkaygi adiga gabo idhigay meeshase sow ma ogid laanta inaan aad u murugoday inaanyahow ragbana aan adiga unacay oo adunka kalinimo an ka dortay
@AyaanAxmed-g9y
2 ай бұрын
Cabdi Karin libantii ruxda Ara lada
@MaxamedYare-f3t
2 ай бұрын
😢😢😢😢
@KhadraYusuf-yt2el
2 ай бұрын
Markan ku hibeeyaay wadnaha midigta ka saray een qudha iyo nafta ku huray oo kula mataneeyaay micinkaygi adiga gabo idhigay meeshase sow ma ogid laanta inaan aad u murugoday oo ragaba adiga unacay mudnaan ruux ku siyeey Marnaba ka ahan doonin mataalkaga Ruxan Helayn oo ku Maamuusay oo Aan adiga moye dhiga MilacSan baan ahay bal maxaan adiga oo inacay kugu muu soday 4:31
@abdullahimahamud5259
2 ай бұрын
Isii……..
@ShacniMohammed
3 ай бұрын
2024 QOf dawada like isa plz 😂😂
@MuhiimCali-e3d
Ай бұрын
Ana dawady wll
@horumarintanoloshahorumari4177
2 ай бұрын
🥲🥲🥲🥲🥲😥
@MichoJony
Ай бұрын
Naaguha iskaxi ra😂
@ikraanmaxamed7516
2 ай бұрын
Mar hadaadan dhowrayn maxaad isu jecleesiisay😢
@SadiaHassan-sk4vn
Ай бұрын
Magaca😂
@hodanabdirashiid1869
3 ай бұрын
Mar hadaanad dhawrayn .mxad isku jeclaysiisay😢
@shadiaosman3412
2 ай бұрын
Xumaanta ad somaliland larabtaan allah heydinku celiyo somaliland hore wey uduntey wey sokabatey hadana hadey dunto wey sokaban dadka ad noo xayey sineyso waa kuwii siyaad bare yidh markey sosocdaa war beysidaan markey sii socdana war beysidaa ee dhabarka ka toogta
Пікірлер: 71