Nabigu scw : wuxu yidhi qofka ii balanqaada inuu ilaalinayo inta u dhaxaysa 2diisa daan (carabka) iyo labadiisa lugood ana jano ayaan u balanqadaydaa. 2daaas halaga taxadaro hadii kle naarta ayy sbbi kartaa inaynu ku galo.🥶
@qadhaqadha9085
3 жыл бұрын
Shukran wllo wad mahadsantay ee intaa wanaaga ee aad no shegtay illahay khayr hakaa siiyo hakuguna anfaco hana ka abaal mariyo anana hana garadsiiyo amiin aamiin wllo👑👍🥇
@lulxirsi6787
3 жыл бұрын
@@qadhaqadha9085 Aamiin yaa Rabi 👍
@KhanYunis7
3 жыл бұрын
@@qadhaqadha9085 Woow👏👍 Adigu caqliga fiican aad wanaaga ku fahantay Alle haku siyaadiyo🙏 Ducadana rabbi ha inoo wada aqbalo🤲
@qadhaqadha9085
3 жыл бұрын
@@KhanYunis7 aamiin wllo
@empiresaara9927
3 жыл бұрын
Nacam
@samadoon313channel6
3 жыл бұрын
Khamrigu alah ayaa xarimey Yaan loo arkin wax fudud
@nasracaynab411
3 жыл бұрын
Maasha allaah,illaahay wuxuu jecel yahay qofka gefa ee toobad waydiista,sheekh mustafe anigu marki horana dadka taageersan ayaan ka mid ahaa,hadana illaahay cimri dheer iyo cibaadO suuban hasiiyo
@savageboy1844
3 жыл бұрын
War ninkani ma doqon ba mise waa gaal mexey ugu adag tahay inu dhaho anigu muslim ba ahay Tan kale mexey tahay khamrigu wax xun maha oo wala cabi kara anagu adeer muslim baanu nahay khamraduna waa naga xaran ina cabno. inaa kala baranona wax macne ah noma soo kordhineyso Ee is cadeey wa odeygaagan martin la baxay
@TheFarao666
3 жыл бұрын
You’re are born under adoonsi era Somali so u would understand that old school educated way of looking thinks people can drink people have right answers as they wish he don need your permission so savage boy go on visit library get you some education
@Fanaata
3 жыл бұрын
Dhiig yuu ku qaadin wllka ninka wa muslim lkn sida adiga ilahey diinta ku fahansiyay uma fahansana asigaba ku dhahay qofka dib wu ka hagagi kara marka ina u gafto ma ahan
@savageboy1844
3 жыл бұрын
@@Fanaata warunta boowe balse waxan la yabay ninka intaas la.eeg oo madaxweynaha soamlia iyo somalilandba donaya oo suaashaas fudud u arka suaal adag anyway ilahay hasoo hadeyo
@Fanaata
3 жыл бұрын
@@savageboy1844 adiga hadi lagu wedin laha wa yara xanaaqi lahed san filayo asigane suasha unbu ka xanaqay marka ha uqaban tnx
@abdiazizmuhumed6597
3 жыл бұрын
@@TheFarao666 Waxan ayaad qoraysaa, Qofna Jaahilnimo baad ku caayi. Xataa luuqadaad qoraysana waad sixi kari ladahay. Cajjab
@TheFarao666
3 жыл бұрын
Mustafe martin you Are progressive educated man keep doing what u do u will have the support of all coming generation that don’t want be adoon carbeed you’re haters are misguided wahaabi kids born last 30 years hore loo soconya 👊🏿🇸🇴👊🏿
@amssaid9583
3 жыл бұрын
Really
@abdulwahabmohamed3256
3 жыл бұрын
Mr. Ali xaraare nin xigmad iyo caqli ilahay ku manaystay baa tahay madama odayga Martin si malahan magaciisa utusisay inuu qaldan yahay islamarkaana islaam nimadii sa shaki Gali say kadib uu towbad keenay masha Allah hambalyo Mr. ALI XARAARE
@alsamiicmedia3911
3 жыл бұрын
Ninkan meshisa hanaga joogo waa Dadka meshas lagu Dhaqan badalay Caliyow Ninkan Wax ukala soocan majiraan. Ilaahey na Madax noogama dhigo Nin Naftisa ka adkan waayey maxow Dadka kale wax taraa. Magacisa badalay oo Reer Galbeed kufaanayo.
@alimire2
3 жыл бұрын
Waa waxa caqligaaga ku siiyay. Maxaa diiday???????
@umubashiirchannel8250
3 жыл бұрын
@@alimire2 Subscribe isar walal
@amssaid9583
3 жыл бұрын
Subxaan
@abdirazaksiye
3 жыл бұрын
Jazakumulahu khayraa khayral jazaaa qofka muslimka ahi waa in uu walalkii male wanagsan ka malaysto jazakalah shekh mustafe iyo cali
@nasirelmi978
3 жыл бұрын
Acs cali Xadhadhe waxan ahay tageere ku xidhan barnamijakaga kaftanka siyaasada waxan kaa codsanaya bulshafo u iftiimiso waxa uu yahahay macahadka The Heritage Institute for Policy Studies waxa uu yahay cida maal galisa ma shisheeye ujeediyin siyasadeed ka leh ayaa leh mise dad somaliyed maamula mahadsanid cali xadhadhe
@kylehorn9933
3 жыл бұрын
Waa shaa fisay dadkii tuhunka qabay. Allaha ku shaafiyo yaa Sheekh Mustafe
@zulekhasahal8997
3 жыл бұрын
Salaan Qaali ah sheekh Mustsfe iyo Ali haraare
@Somfox1
3 жыл бұрын
Mustafe Martin runtii waa nin caqli iyo cilmi ilaah ku manaystay aan umada Somalina kala jecleyn .. mar kastana raba horumarka umada oo dhan .. cali xadhadhane waa wariya iftiimiya dhamaan dhulka somali xaqiiqada ka jirta .. waa laba geesi walee
@theliberalthinker3308
3 жыл бұрын
@7:50-7:55. Well done!! The dream of greater somalia.
@amssaid9583
3 жыл бұрын
Abslty ... the dream n vision of maandeeq ....
@abdirashidhassen8503
3 жыл бұрын
Ali harare su aashaas inaad waydiiso qof muslim ah magaalbaa tahay adoo og inuu muslim yahay xataa hadii lagusoo waydiiyo inaad wallkeen waydiiso ma ahayn
@osmanjibril7494
3 жыл бұрын
MAASHA-ALLAAH SHEIKH MUSTAFE'.
@ahmedgaas1881
3 жыл бұрын
Viva mustafa marting
@amarehadaweh9683
3 жыл бұрын
Sidii maxamed looga daalay kulaha Waar maxamed waa magaca koonka loogu jecel yahay Allah agtiisana laga qiimeeyo ee bal isku nogo. Teekale adoo Martin wata ma rabtaa xil inaad soomaali u qabato ? Yaahuu
@amssaid9583
3 жыл бұрын
Daacad buu hadlay
@fadumanur9445
3 жыл бұрын
Sidhu u wada SaaS maaha waxy kawadaa magayadaa badan baa kaleexanayaa maxamed rasuulka kama wado
@safiawarsame7120
3 жыл бұрын
Mashaa Allaah Shiilh mustafe Allaha ku barakeeyo kaana Aqbalo xajka Shiikh Allaha kaa dhaqo danbi oo dhan Aamiin. Umadana intii uu ka Codsaday waa inay maqlaan Allena laysaga baqo Cay wax ma tartee dadkeena la soo dhaweeyo wabiAllaahi toowfiiq
Cheick Mustapha, MashaAllah. Allah ha ku hafido. Amin.
@hodanmuse7746
3 жыл бұрын
Abdimiguil Mustafe hadduu magacii rasuulka suubban SCWS adna ma kuwii rabbigaa baad ka daashay abdimiguel😂😂😂
@aliharedali4562
3 жыл бұрын
May Allah give us steadfastness.
@maxaadan9345
3 ай бұрын
Wallaahi he is wise man Munaafiqs cry out being MUSLIM the real believer fears ALLAH and dont call himself ..mumin. we love to be mumin but it allah who determines the genuine muslims remember CUMAR rc if someone is promised for hellfire, he thought it was Cumar...what a wise man
@abdirahmanmohamed3981
3 жыл бұрын
Mustafa masha allah wa nin dulqaad badan oo masul ah madaxweynah lasugaayo wan ku taager sanahay
@MrXamaraawi
3 жыл бұрын
Looma joojinayo kuwaa xumaha jecel allaha naga yeelo kuwa wanaaga dadka jecel,naftiisa wuxuu la jecel yahayna la jeclaada dadka wallaalihii.
@fankalove3543
3 жыл бұрын
Masha allaah walal Sheikh Mustafa waa runtiis horey u soco walal maba ahan inla waydiiyo magaalbaa tahay mida kale shacabka somaliyeed bur burkii 30 sano waxaa ugu darsamay akhlaaq xumo diina mayaqaanaa Dadka saas ah lama qacinkaro aliyow adigana ha isku wareerin horey uga socdo
@princessamalinda5617
3 жыл бұрын
iimaankada soo dhis wll
@AhmedAli-yv9gj
3 жыл бұрын
Asc Wall yaal Allah idin xifdiyo waan idin ku amaanayaa Fikir kiina wanaagsan Somali nimo jaceel kiina Cali iyo Musdafa Saad siyaa sadda Somali da meel kasta oo ay joogaan saad u too Sisaan aad baan oga helay Mahadsanidiin Labadiinuba
@farhiabulhan2658
3 жыл бұрын
Caliyow barnaamijkan ma dhameystirna we need part2
@mcfaarax888
3 жыл бұрын
Qofku ma haboona inuu bulshada ka hor qirto khalad uu Alla u asturay, waana halis dadnimadiisa dhaawacaysa... halkaa walaalkey waa uga nasteexaynayaa.
@jamalfaras5063
3 жыл бұрын
Salaamàad Min Kuli aafaad
@mohamedaden3701
3 жыл бұрын
Caliyow waxan kuxasusinaya gacanta midigta inaad cobto coffe ama Biyaha markaad cabeso Kheyr allaha kusiiye waana kuxiranahay Somali American TV thnks
@Akhi-Mo
3 жыл бұрын
war mustafe martin m/weeyne soomali/weeyn wuu qalma
@sahroa.bdiabdullah3603
3 жыл бұрын
Sxa. Waaj. Warta. Maash aahll. Goed
@SAbdi-ph9wo
3 жыл бұрын
Mustafe aniga ku bixinaaya magac kala dooro mustafe xaaji ama mustafe aamiin
@halimoabdullahi3882
3 жыл бұрын
Ali harare iyo,Shiq mustafe waxaa idin salaamaa,Philadelphia,Family
@zaxnuuniaarkaofficial2575
3 жыл бұрын
Heedhe Halimo ma shiqnimada duqownimada bad ka hdlysa mise tan Diinta' dhb ahanti ninkan hadal dambi leh ayu ku hadlay oo u yiri muxamad wa lagu daalay iyo cabdi magaca ugu wngsan Alle agtii wa cabdi ileyn adon la ino so diray dunidan in aynu Alle u shaqeyno wye adon an u ahaano Alle taas wa qodob tan 2aad wa muxamad wa magaca hogamiyaha musliminta Guud ee Nabi muxamad csw mana xumo martin iyo maxamed yaa sharaf badan Alle agtii
@tulip9764
3 жыл бұрын
Ali and Mustapha❤❤
@abdiazizsalah912
3 жыл бұрын
Mas
@aminaabdi9327
3 жыл бұрын
Mansha allah sheekh mustdhafa wuu diidey martin allah soo hanuuniyo wa nin musim ah oo soomaali ah in gaal la dhoho ma wanaagsana
@elmikamil9487
3 жыл бұрын
😢 allow hogaan hanooga dhigin SubxaanAllah
@drfuadsiciid1991
3 жыл бұрын
Subxaan allah wuxu ku jes jesay quraanka
@qalbifuran8586
3 жыл бұрын
Ali mustafe waa magacayadii nabiga scw mustafe iyo axmed iyo maxamed aad ayaan uga naxey sida uu u yidhi magac gaalo ayaan ka doorbidey waa yaab sidaas ayuu ku rabaa inuu madaxweyne soomaaliyeed noqdo mustafe sow dhalinyadu kugu dayenmaayaan iney magacyo gaalo la baxaan adaa denbigaa qaadi
@Home-cooke
3 жыл бұрын
Way buuxaan ayagoo badan wali la macag baxay ayagoo caan ah ... sida Christian Benteke... ayagana ina badan role model u ah dhalin yarada...
@Wadani924
3 жыл бұрын
Anigu Axmed ahaan waxa aan ahayn Muslim wallaahi sidaa oo ay tahay hadda isku ma mashquuliyo yaa Muslim ah iyo yaan ahayn. Sababtu waa in wax anfaca ah oo ay ii keeneyso jirin ogaashaheeda.
@nimcoahmed87
3 жыл бұрын
Asalamu caleykum aliyow Somali wexey didan yihin wanagsn ee uleyahy Wana insha alaah marun madaxweyne wunoqon donaa o cadalad ah insha alaah sheq mustafe
@warsamaosman0894
3 жыл бұрын
maanta laga bilaano waa #Mustafe #Munaafaq
@mohammedobsie6287
3 жыл бұрын
Kkkkkk
@kafiayoonis2984
3 жыл бұрын
Inbadan sugayey lkn xaaa kawadaan 13hrs ka dib🤣
@somaliatiktok2060
3 жыл бұрын
Iska sug 🤣
@ahmedgaas1881
3 жыл бұрын
Mustafe you lòklike siad barre
@engahmedali393
3 жыл бұрын
Soomaalinimada ayaa diinta ka horaysay, wuxuu doonono ha haystee haduu sifiican noo hogaaminayo waan ucodaynaynaa.
@gacalwaaqxerow1940
3 жыл бұрын
Somalidu intaysan muslim ahayn ayey somali ahayen. Marka danta somalida muqadis.
@engahmedali393
3 жыл бұрын
@@gacalwaaqxerow1940 haa saaxiib, midakale diinta waa laga bixi karaa laakiin soomaalinimada lagama bixi karo oo waa dhiig marwalba kugu jira.
Su aal fudud laweydiyey ayuu kawareganaya yaab ' subhnlahh
@diirad2462
3 жыл бұрын
Waa run wall markaas ayaa qaar leeyahay waa muslim ama waa aqoon yahan madaxweyne u qalma bal ka sheekee 🤣
@ahmedgaas1881
3 жыл бұрын
Go mustafe
@aminanuur6398
3 жыл бұрын
Asc Cali Xarare somali hadan nahay wax waxaa jira eeynaan ka gudbin umadaha adunka joga wax walba waa ka gudban lakin somali waxad moda iney san fahmin waxa la yirahdo horumar tason ula jeedo dalacashada qofka la dalacanaayo
@zermaahir186
3 жыл бұрын
Sixitaan Lama dhicin anuu ragan diintiiba shaki galiyay war diinta inaad ka shakidaa waa gaalnimo ee maha danbe Hadaad tidhaa ilahay ma jiraa tolow oo aan hadana yidhaa waxa laga yaaba in aanu jirin ama uu jiraba Maaha muslimnimo imka wuxu ku leeyahay 30 quraani iguma filna oo marka ma dimuqraadiyada kugu filan waar diintu wuu inagu filantay marka xadiiska iyo quraanka la raaco Dadkan soomalidaa ee qosol qosol ka idinku taageeraya waa dhalin aan cilmi diineed lahayne Mida kale qofka hadii sino lagu qabto ilayn waa lagu arki karaayr Maaha in la yidhaa isaga iyo ilahay ayay u dhaxaysaa ee waa in laga jaraa xadkii alle soo dajiyay ilayn aduunka dadka muslimkaa ayaa ka khaliifer lama odhanayo iskadaaya alla ka jariye warun oo wuu kajaraya lkn aduunkana xadvaa uuga yaalaadeeroy Sidaas u ogaada oo diintan aad ku dheel dheelaysaan ee aad barmaajyada ku aflagaa daynasaan kadaaya ragow
@abdiazizdahirloxos4553
3 жыл бұрын
War quraanka ma taqaanide ha jajabinin.
@osmangiire1349
3 жыл бұрын
War waawareey! Meeshaan diintii aa dibloogusoonoqday :-)
@warsamaosman0894
3 жыл бұрын
mustafe gaal maahee waaa #Munaafaq
@zamzamabdi5279
3 жыл бұрын
He don't want Arabic name but he like Martin name
@abdiazizdahirloxos4553
3 жыл бұрын
Nabigeena suuban s.cw. wuxuu yiri qof walba wuxuu lajiraa cidda uu jecel yahay,maeka magaca gaalada nin jecel iyaguu lajiraa kana mid yahay.ogow ama ha ogaanin.
@kaderkhamia9493
3 жыл бұрын
Nooloow Mr president
@carmomedia2687
3 жыл бұрын
Imikaabu cabsanyhy. Khamrigaan cabi jirey. Alle ha soo hanuuniyo.
@barlinmahamudsabriye6471
3 жыл бұрын
Carmo ha ku danbaabin. Afkiisa kama aadan maqlin.
@mohamedfarah1269
3 жыл бұрын
Masha Allah wlhi Mustafe martin waa nin qalbi fican wana jeclahay dadka nuucisa oo kale ah oo marwalba wanaaga wax kafiiriya hadii aan heli laheyn dad badan oo qalbi fican xumanta iyo xasadku wuu nagu yaran lahaa
@abukids2176
3 жыл бұрын
Meesha magac lagama hadlaayo ee waa caqiido boqolaal baa jirta magacii muslimka wata gaaladana udooda 4 free.
@housseinobsieh3707
3 жыл бұрын
Asc waxan ubahanahay contact mustafe martin
@abdiazizdahirloxos4553
3 жыл бұрын
Bal ninkaan ila dhagaysta diidan ma.muslim baad tahay mise gaal???! Ma awoodo inuu giraahdo muim.
@hassansharif5442
3 жыл бұрын
Asc alli harare iyo ninkan lasixi la yahay wan adin salamaya iyo barnamijka kaftanka siyasada wanku heystaa 1kas noga wada
@mohamedahmadi4856
3 жыл бұрын
Maamulka ha odhanee jamhuuriyada barakeysan ee soomaalilnd dheh
@abdulkaadir_ak9891
3 жыл бұрын
Muhiimada hadii umada kugu tuhumeeen hadalo xumo hadaad Chanes u hesho in aad la hadashid, ma ahan in aad ayaga sii dhahdid dad danahooda yaqaanan ma ahan, dadka xumaantada kaa tabayana waxaa kugu filneed in aad ka jaahil bixisid lkn muslim miyaa tahay mise gaal? Jawaabta waa in ay aktaada ka ahaata waxaan hadal dheer sii galin, waxaa kaaga filneed in aad dhahdid muslim ayaan ahay dadka igu dambaawayan ALLAAH ha u dambi dhaafo lkn wado dheer ayaadbo jawaabta la aaday
Soomaalidu wax aan shaqa dooda ahayn ayay ku mashquulaan. Hawlahooda u gaarka ah ha ku mashquulaan
@jamalfaras5063
3 жыл бұрын
Waa Wax aad looga naxo runtii, in qof soomaali ah, la yidhaahdo ma gaal ayaa tahay Mise muslin
@dermatologycentre6162
Жыл бұрын
Mustafe martin ma sheegin inuu muslim yahay
@Somfox1
3 жыл бұрын
KKKKK Mustafe Martin waa nin aqoon yahan waayo arag ah .. bal waxan jeclaan lahayn in aan ogaano Magaca Martin halkuu ka yimi .. ma macalinkiisii baa ahaa Martin .. waa qiso u baahan in la ogaado kkkk
@abdirisaq2561
3 жыл бұрын
Waa allah ka baq ma kanbaa aqoonyahy ah Ay ku adkaatay ma muslimbaadthy
@Somfox1
3 жыл бұрын
@@abdirisaq2561 Runtii kama jawaabin taas , waxa ay ahayd in uu si toos ah u yidhaa nin muslin ah baan ahay , Ilahayna waan ka baqayaa dhamaanteen Alle ha ina wada hanuuniyo .. Ilaahay ka baqistiisu waa waxa aan dunida u joogno .. qof ku waa bani aadam waa khaldami karaa .. towbadna way u furan tahay .. Allahayow noo gargaar
@Mo-dool
3 жыл бұрын
@@Somfox1 magaca martin micnihiisa google garee lol waa God of war. Qof muslim ah magaca iskama qadan karo jjj
@amssaid9583
3 жыл бұрын
I agree mustafe waa waayoarag n doesn’t have the narrow mind of my Somalis .... diin aduun iyo Aakhiro we only have a narrow sharp view.... qofkii laga waayaan waa waxkastoo xun ... Somalis need to wake up n grow up n understand Allah sw permitted in uu shaydaan noolaado ...
@amssaid9583
3 жыл бұрын
@@abdirisaq2561 run wll lkn muu odhan gaal ahay sw
@abdinurelm3551
3 жыл бұрын
Ninkaan martin run ahaantii markii la wareysanaayo mar mar waa dhageysan jiray lakiin markaan waa dhiiqday nin wax ogna ma aha ninka yiri magaca maxamed iyo martin baan qaatey martin , iyo sidii uu u hadley.waxaan dhihi la cali harare kan yuusan wax kale waydiin.
Acuudu bilaah magaca Maxamad ama Mustafa ayaab nacay oo wax laga naxo oo maangaabinimo wayn ay ku jirto
@ceelsheekhofficial4504
3 жыл бұрын
Khamri baan Cabaa iyo imikan Cabayaa Bal illahay baan idinku dhaariye 70 jiradaasi umada waxay la Soo Hor fadhiisteen, Qofku Marku u qiil Samaynayo Danbiga waa sidan waar helay ka baqda Noloshini intii badnayd way tagtay Malayacnina waad ku soo dhamaysateen subxnnalah
@user-id6ei4ij5p
3 ай бұрын
War.waa.gaal.dhartay
@lulxirsi6787
3 жыл бұрын
Subxaanallah Maxamed ayaan ka daalay iyo mustafe kulahaa Allaha ku hanuuniyo
@sayidomaraden8455
3 жыл бұрын
Cumar iyo Martin waa laba magac oo Muslim. Ha iloobin Cumar binu Khadaab markii la bixiyay aabihii iyo reerkoodu 360 sanab ayey caabudaayeen. Lama odhan Magaca bedela. Waayo wax magac Islam la yidhaahdo majiro ee magac xun iyo mid fiican ayuu Islaamku yaqaanaa
@AliAhmed-oy2pb
3 жыл бұрын
Nin iyo naag ayaa isguursanaayo waalagu mashquulaa
Пікірлер: 347