Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af soomali ah, inagoo kugu soo gudbinayna qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂
@nuuroabubakar9726
2 жыл бұрын
𝐈𝐧𝐭𝐞 𝐰𝐚𝐚
@Modeeq
2 жыл бұрын
Oh my Allah 😂😂😂 Socdaal ugu qosol badnaa “How do do” hadana waxa igu yaab badnaa markuu xaaskisa ku dhahay ingiriis mataqaana🤔 qofta asagoon aqoon u lehayn muu iska guursadey aniga waan yaabee 😂😂😂
@dowzahhassan9016
2 жыл бұрын
Ma aragtay horto😹
@hamdacabdlle6932
2 жыл бұрын
Hadne live oo ku dhax furay kawaran hee 2dalaaqo🤣🤣🤣
Wasirow socdaal qofta tik tok ku dhax fure ma aragtay😄😄😄
@abdiwahabnooh9274
2 жыл бұрын
Bananka is adkeen gurigana waa liigu quslayaa miyaa 🤣🤣🤣
@fathiabdi3983
2 жыл бұрын
War zakiyow Qoftaan ayadaa qolalka ku ducaysatee anaka maahan😂😂😂
@mohammadyareofficial4613
2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh 😂😂😂
@ayuunabdirahmaan1460
2 жыл бұрын
Ilaahow nin iisahal 😝🤣🤣🤣🤣
@muhanadqoorka2553
2 жыл бұрын
1m 100 comment maba ina daawanee mxaa somlidu dhib badanaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@zakibinxaaji
2 жыл бұрын
SARAAKIISHA LADHAHAA DADKAAN ☝🤣
@faatimajaamac7488
2 жыл бұрын
Calaashaan yaan lagaa hormarin waaye😃😃
@muhanadqoorka2553
2 жыл бұрын
@@zakibinxaaji wasiir la'aanta social media la iska dhafi lahaa
@mohamedmowlid7239
2 жыл бұрын
Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend
@nuurahabdallah962
2 жыл бұрын
@@zakibinxaaji adiyaa
@MurtiSomali
2 жыл бұрын
SARAKIISHA, TALIYAYAASHA IYO TABLEYDA SOCIAL MEDIA TOP BAD TIHIN🙏🙏🙏❤❤❤ CODSIGA AAN WATO WAA BIFADHLIKUM SUBSCRIBE IGU TAAGERA . WAA ANIGOO AH WALAAL SOOMAALIYEED💯
@Amiiri88
2 жыл бұрын
Baba jey umadeena ma aha 😁 Maxaan Ku galiyey oon kaa bixiya kulaha wlhi dhowr mar baan Ku soo cel ceshaday intaa yar waziir waan Ku slamya from,🇲🇿👈
@ilyaasjeylaani7774
2 жыл бұрын
Lagend always lagend zaki bin xaaji keep going 🥰🔥
@tamimi1546
2 жыл бұрын
Waziirka howlaha guud salaan sharaf Aniga qosolkaga iga qosliya you're so funny 🙏🙏
@rouzeyhazoum7150
2 жыл бұрын
Way ma nooli wllhi😝😂😂😂😂
@kowtharmohamed6275
2 жыл бұрын
Ilahow nin wazirka caml ii sahal ilahow ameen 🙏 wankusalamy wazirkA
@Zaki Bin Xaaji ugaas Waxaan kaaga digayaa “Jesus is Lord”! Waa diin ka bax balse waa dareemi karaa inaadan si kas ah u sameen. Plz take care 🤌🏼
@mohamedali2132
2 жыл бұрын
Away dhaliyardii sports inta xoog u qosashay clip ka xasan top 😂😂😂😂
@aminofficial9856
2 жыл бұрын
ASC WAZIIR WAA SARKAAL AAN MAANTA KA HOR COMMUNITY BIXININ LKN WAZARADA MEMBER WEEN KA AHA LIKE TA IYO DAWASHADA HADANA BILABAY COMMUNITGII GUUL IYO GOBONIMO SO FUNNY 🥰🥰🇸🇴
@qaliabdilahi4216
2 жыл бұрын
Ilaahow yaan saan ku dhiman ku lahaaaa waxaas duco waa dhaafeeen🤣🤣🤣
@saabiriincadey2608
2 жыл бұрын
WaligaA ado vedio fiirsan comment makA bixisey anyway keep going wazir ka 😂😂❤
@maxamudaxmedxasan7526
2 жыл бұрын
Haa wlhi anoo dawanayo aa comment aqriyaa🤣😂😂
@saabiriincadey2608
2 жыл бұрын
@@maxamudaxmedxasan7526 😂😂 so funny waye wazir arnta qabiilka geeb u ka dhahy Nog🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌❤
@ifkaladan1268
2 жыл бұрын
Illaahoow ramadaan bash bash & barwaaqo nagu garsii aadbaan ugu xiisay Yaa ila mid ah ?
@abdiiboorajrofficial8331
2 жыл бұрын
#Zaki_Bin_xaji ilaahoe nin iisahal waaaba maqashee maxaa noogu soo daahisay yac 😂😂😂 Sorry taloo ma heshay qofta 🤣🤣🤣
@batulasmail8261
2 жыл бұрын
IGA gadan wiilka u soo jeedo difaaca Dadkiisa iyo Dalkiisa Allaha xifdiyo wiilasheena askarta ah .
@Inasuldan1235
2 жыл бұрын
Yaakheey gabadha in ayada lagu yiri bay mooday waan ku jeclahay weyba is macaaneysay Laakiin telka niiclaha ah baa siray ama dan ka hadal hadba saad u taqaan ama tooshle😂
Пікірлер: 1 М.