The one And only legend Zaki bin xaji our legendary ❤
@fetahephra4150
Жыл бұрын
We are Gridhi fans 😂
@aliahussein9044
Жыл бұрын
Reer hiraan tacsi ayaa noo taalo walalyaal nala qeebsada hadii kale muuqalada waqti kale kdhiga please 😭😭😭😭😭
@xamdimaxamed3819
Жыл бұрын
Maxa idunku dhacaay wll
@shukrishiresiyad2623
Жыл бұрын
Ilaahey intii dhimatay ha u naxariisto inta dhawacanthyna Alle ha u booga dhayo abaayo macan
@healthandfitness5061
Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto inta dhimatey, dhawacan caafimaad taam ah Alle ha siyo 😢
@Khanbaba-rb7qb
Жыл бұрын
Congratulations soomaaliya guuleesta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xaajiwali2897
Жыл бұрын
Allahuma.Aamiin Wasiir Zaki Bin Xaaji Ducada allah aqbalo waan dhibanahay allah inoo gar gaaro😂😂
@miskifashion8271
Жыл бұрын
Xariif hada mas lalaakalagoostay
@mahamedibraahim8398
Жыл бұрын
Aamiin yaa Allah
@Faatima.18
Жыл бұрын
Anoo erayo yar isku aad sade oo is leh say wlh uska dhig aaba igu kashiftee wazirow 😂😂😂 Best person zaki I support you cuz I mostly watch your videos and I like most but I don't understand you some times😂😂😂 ka keene waan barte luuqada ani 😅😇
@axmadcade1230
Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhamad scw❤❤💞🕋
@cabdiraxmaancabdilahiducaa4829
Жыл бұрын
Wadankeena dhan waaba before oyo after😂
@Isseabdikadir1
Жыл бұрын
WASIIRKA BARAAMIJKAADA WAA INTERNATIONAL BECAUSE ANIGOO MADAXWEYNAHA MUSTAQBALKA AYUU ISOO JIITAY KU SOCO🥰
@zubeerdaahirzubeer5144
Жыл бұрын
Aamiin aamin alaahuma inaa nasaluka naagun baariyun aan nagu dul rapgaraynin zaki say aamiin😂
@asmaqaalichannl251
Жыл бұрын
😂😂😂waxn ku qoslay badaa madow baa bananka kuutaal😂
@yasinshuceyb397
Жыл бұрын
Wasiir Zaki Bin Xaaji 🎤 Sarakisha ❤️💕❤️ Muqaladi Hore 2 years ago Ee Aad so Dhigtay Xulashada NOGU so Dar Top 10 funny 😄 Qeeyb Qeeyb Noga dhig okay BROTHER 🤳✔️ Recipect 👍
@sunshineseaandvitamind8620
Жыл бұрын
Say wallahi gabdho isku kalsoon mid kasta aad aragtid waa natural! Mashallah Gabdhaha wadankii iyo Kenya kalsooni ma haystaan mid walba diirkay iska qaaday! Meyd dhiigi wejiga ka miirmay ayeey u wada eg yihiin Kareem iyo filter ayeey isku wada cadeeyaan cuqdad iyo karaahi ay Ku qabaan midabkooda awgeed.
@abdinasir____k9909
Жыл бұрын
5:47 xaadaa I Kacday wlhy War Wuxu Waxeedu Cod Ma aha Waa another level😮wow❤️✌️❤️🥰
@khulasomovie
Жыл бұрын
THE BAST PERSON EVER THE MOST KNOWLED ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET 🥰💞💕
@zakq995
Жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaa dumar
@marryme4690
Жыл бұрын
8:13 Mawaxa Laga Acudubioesan Waaba Yabe Wiilka Maxu Tabinayaa😂😂😂😂😂 ShawaH Rap Qof Ku Qabsan Karto Ine Jirto Ma U Malenayi Waziir✌😂
@mohamedfarah4842
Жыл бұрын
Keep rolling legend ✊
@asmarbarshe470
Жыл бұрын
sakiyoow waa laydh maleeyahaydii guri barwaaqo😂😂😂
@sadaamkeeyowchannel6036
Жыл бұрын
Aamiin amiin aamiin
@yuukeycraxmaancali
Жыл бұрын
Keep going my pro gar iyo gardaraba waan ku wataa waziir
@@fardoussahassan1283 reason ka aan kartey u idhi ayaa ah dadka padankii wxayna aad u wada aqoon teakwondo so kartey ayay ku qaldan fahamsii ayan izlahaa😂😂😂😂
@fardoussahassan1283
Жыл бұрын
Haa quruxeey waa runtaa anaa bartaba dadka kle iska daaye gurigeena lagu karyn makaraategi tegysa lagu dhihi😂😂😂
@haniyuzuf7916
Жыл бұрын
@@fardoussahassan1283 Haa qali ana wan dhigtaa inan u Nacaaa ka paqyaa war teakwondo dheh ya ku karyapa kartey uunpay kaga dhagtay😂😂😂😂😂😂😂😂
@asiaqueenmohamett2748
Жыл бұрын
wasiir caawa khaamtaadu waa cirkaaa🤣🤣🤣anyway haaa baan kuu hayaa💯❤
@manaalosman4715
Жыл бұрын
Yes waa dhifiq dhifiq dhalay 🤣
@qaaliabdullahi9304
Жыл бұрын
Cuqubodii giridhi ayaa nagu dhacdy wasiir 😂😂
@ilkacase937
Жыл бұрын
Wasiir walhi markaan kudaawadaaba Qoslaa 😂😂
@hassankamada
Жыл бұрын
Waad salaamantahay waziir guul iyo gobonimo 👑
@timacadde15
Жыл бұрын
Taageero first shah wah 😂😂
@iqro1233
Жыл бұрын
𝐭𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞 𝐰𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚𝐚
@abdiwalihalane1
Жыл бұрын
Wasiir qiso layaab leh ayaa igu dhacday 🤣 Hada kahor gabar ayaan aaad iyo aad hada waa waali isku jclayn 5ta salaadod waan wada hadli jirnay aad bay ii ilaalin jirtay gabadhaas qof masayr badan aheed hadii aan farimaha kaso daahiyo wax alle wixii sxpdey ah ayay wici jiryay ayadoo dhahaysa " hebel ma aragteen" kadib hbn habenada kamid ah aniga iyo ciyaalka xafada ayaa banooni aadnay ciyaarti markay bilawantay mid aan sxpo nahay ayaa mobileka udhiibtay asne inta Google ka dalaq dhahay ayuu dhuf dhacda ( sex) tiro badan soo download garestay, mrkaan xfda tagay anigo qoftii chatting waali ah kula hadlaya ayadane ay ileedahay fariimaha maxaa iiga soo daahinee yaad lahadlee ayuu call nafta iiga qaaday asago leh ( sxpow video yada aan soo dagsaday isoo dir ) ane haye lee ugu jwbay dhawr mar ayuu igu soo noq nqday kadib halmar ayaa inta gallery ga tagay ayaan 9 video inta select soo dhahay ayan beerka usaaray qoftaydii aadka ii jcleed anoo dag dagsan😱wlhi blhi korkeyga dhan xaad ayaa wada istaagtay gacmahane waan ka jareeyay xitaa waan hadli wayay naxdinta qaracanka qofkii ooyin ayay jabsatay fariim 1000 kabadn ayay isoo dirtay oo caay, shalaayto waano iyo macsalamo iskugu jira ane ma awoodo inaa ujwbo waayo gacmaha ayan kajarayna meel kasta ayay iga soo wacdaa ane kama qabto waan xasustaa hadalkii iigu xumaa idhahday wuxuu ahaa ( si aad iskaga key reebto ayaad raadinaysay lkn hda waa kudhaafay sidaad ii xumaysay iyo sidaa kuu aminay isma lahan💔😭🤣🤣
@updalaupduwahap8213
Жыл бұрын
Zaki Xaaji Best Somali Youtober In this time
@amjadcalas7743
Жыл бұрын
Amiin wllhi dumar Loma jabikro waxan weba yar yohin ileen tan abehe kudhac dy aan arky🤲🏿
@maacunaa7477
Жыл бұрын
Haa Waa dhifiqii hore👆
@abdirhmandollarvlogs
Жыл бұрын
Wadan dhan o before Iyo after aaa kulaha 😂😂😂😂😂😂
@fartunabdullahi
Жыл бұрын
Waa saxantahy walalkay waa dhifi oo ku noola St. Cloud minnesote USA 🇺🇸
@Riogameryt
Жыл бұрын
Waziir from 20k to 500k 🎉insha allah
@abdiali3204
Жыл бұрын
Kkkkkkkkk Masha allh zakii adaaba kadoran
@Abdullahie_Officials
Жыл бұрын
salamaN waziir❣️❤️Road to half Million 500k✅🙉
@boqorkakaftankainamohammed1448
Жыл бұрын
Waziir Difiq maaha 😀😀😀 giridhi waye 🤣
@warsameali8363
Жыл бұрын
Wasiir muuqalo bdn oo aan ka wacay sooma aadan qaadan Lkn always waku wata
@Alone_Busy
Жыл бұрын
🤣🤣🤣dulmanayaasha uduceey falxamdulilaaah🤣
@farhaosmaan5938
Жыл бұрын
Wasiir dunida mrkey hore u socoto anaga gadal u soconeynaa
@ahmedyarenurowomar9432
Жыл бұрын
Wlh Dhifiq waye Taliye Zaki 🤣🤣🤣
@farhiaali2784
Жыл бұрын
Waa ahaay dhifiq xasuus
@abdihakimbashirustadh6139
Жыл бұрын
Legend Waziri & team Sarakisha salan igagudoma
@motahliil386
Жыл бұрын
Zaki Bin Xaaji Waxaan Kugu Jeclahay Soomaali Weeyn Ayaa Madadaalo U Tahay Mahadsanid Keeb Going 🇸🇴💯👊
Пікірлер: 987