Dadka badan oo gaalo ah ama Munaafiqiina ayaa dood ka keenay Cayayaanka lagu xusay Quraanka hase ahaatee Cilmiga cusub ee Sayninku waxa uu daaha ka qaaday in Quraanku yahay Hadalkii Ilaahay. Cayayaanka kusoo aroorayna ay yihiin uwo Dadka Cajab galiyey. SubxaanAllah.
- 9 жыл бұрын
Muxuu Quraanku u cariyeye Basharka? Mucjisada Duqsiga
- Рет қаралды 4,259
Пікірлер: 14