Sheekh Aadan Sunne iyo guud ahaanba qoyskiisa ayaa mudo sadex Cisho ah la raadinayaa ka dib markii lagala baxay gurigiisa o ku yaala xaafada masalaha ee koonfurta magaalada Hargeysa halkaas oo dhawaan sheekhu u guuray.
Guriga sheekha waxa loogu tagay gaadhigiisi oo kaliya Isla markaana ilaa hada waxaa la raadinaya halka ay ku danbeeyeen Sheekha iyo qoyskiisu oo ka kooban 13 qof oo caruur yar u badan.
Dawlda ayaa wax cadayn ah laga Hayn Sheekha iyo qoyskiisa halkay ku danbeeyen in la soo sheego.
Негізгі бет Muxuu Sheekh Aadan Sunne Kala Kulmay Waayihii Jeelka iyo Taliye Sirdoon oo Su'aalo Weydiiyay Sheekha
Пікірлер: 105