Aftaboolan waa dahab ayaa keep going nagtii walneed ha u jawaabin ❤❤❤❤
@nurtofarax6584
12 күн бұрын
walalheyga qaaliya gebedhaan labo boloq oo kun waan gaarsii karnahe iyo kabadan ee halo kaco pilis
@nastedave9842
11 күн бұрын
Guys please gabadha ilmaha aan la korina oo kor u qadna please. Awoodaa waad leedihiine gabadha cirka geliya
@dekoaliomar
12 күн бұрын
Samira boqoradena dumar land hada nahay waaa kuwadana ❤❤❤❤❤
@Kheerto-un5cy
12 күн бұрын
Asc samiiro aan caawino walliba kor u qaadno waa gabar af gaaban wallaahi waa istaahishaa kulli qeer abaayo amiin baariyaal allaah kaaga dhigo
@QueenMuniiza
11 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@nimcoxasan8783
11 күн бұрын
Qof wanagsan baad thy wll samiiro waxba kama xumanayaa ilahy umadaada abo io hooyo hagaaga wada dhigo wlhi dar allan ku jeclhy wllo❤🫂
@ashaomar6719
11 күн бұрын
Si deg-deg ah walaasheyna 500 aan ku gaarsiino. In'sha Allah. ❤❤❤❤
@foozmuqtaar8502
11 күн бұрын
Abayo ilmaha Allah kula kuriyo wax Ku dhiba Allah kuma tuso walahaga Allah idin mideeyo oo hal meel kuwa nolada anaga garabkaga nahay hablo gbdha Aan kor u qaadno dhulkana Aan Ka dhowrno Hala koco samiiro
@Edebsan2022Sidii-hooyaded
12 күн бұрын
Masha allah Samira wa iga geesinimo badan thy ilmaheyga kaligood qol majiifinkaro 😂
@QueenMuniiza
11 күн бұрын
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Haddaa jeceshahay Barashada English-ka nagu soo biir ❤❤❤
@farhiyaabdulle3593
11 күн бұрын
Mashallah sister illah ha idin xafido adiga iyo caruurta horey u soco waligaa gadaal wax kuu celinaayo ha sameen hana dhageesan dadka iska hadla oo viewers qof walaalkis ku raadsanaayo illah ha idin dhowro ❤❤❤
Пікірлер: 117