Ikraan guuleso abayo mcn guule garabka haku jiro ❤ Ani dadka qaar comments u bixiya waxa dhaha ikraanita ina sahal waa hooyo 2caruur hysta hdana iyada hooyo io aabe u ah Plz soo booqda ❤❤❤
@maslah345
8 күн бұрын
AMIIN YAA RABI
@fartaxaaji9451
6 күн бұрын
Quruxey garabkaga Ale hagalo
@rahmafarah6892
7 күн бұрын
Abayo caag qashin inta sameysid bar ine waxi qashin ay ku ridaan iyagana wa u fcntahay o nidaamke ku baranayan adna sarirta qashin kama so hoos guraysid
@naciimoofficial
5 күн бұрын
Kidhooga bas maa dagantahay tukaha qeelinayo
@fardosaahmed1313
8 күн бұрын
Asc abyo sethy..firi guri maheshe?
@canabcabdullahi4401
7 күн бұрын
Gbdhaha taba bar wuu u fiicnyhy wexee ku dheelaayaan joodari la jar jaraayo iyo wax ku dheel hka yeelin aqlaaaq fiicn ma aha
@sulaqosusu1356
7 күн бұрын
Abayo wlh boqol kon wan kurasinlaha ma awodi somali yey garab siiya wani barya
@hibaqahmed4405
7 күн бұрын
Abaayo joodariga ma ilmahaa kaa jarjaray soo tay samiiro soo gaday markaad imaanayseen dhakhso muxuu u dhamaaday
@SaafiXersi
8 күн бұрын
Igran yuotubka ma ogolo ilma adegayo abayo hosha kada
Пікірлер: 59