Mashaa Allah abayo horey usoco dadalkga halkaa kasii wad waad garysaa hadfkaga xabibti hal mid Aya kugu darsana burka cad dhan iska dhaaf abayo canjeero iyo malawxba burka madaw ka samyso asaa ka caafmd badn hadiba bur la hureen ado diet gelin Aya geliya cuntada iska hagaajin kartaa qudaarta iyo fruitska badso keliya hilibka iska ilaali chicken iyo fish ku badlo xabibti hdan wax qladn dhahyne iga raali noqo😘😘😘💋
@farxiyocumar3770
Жыл бұрын
Abaayo culeyska alllh Allaha kaa dulqaado waxaa jeceshahay Allaha ku sahlo
@mudancalinuur4323
Жыл бұрын
Masha allh mahdsnid abyo
@fecedkaron6657
Жыл бұрын
Mshllh abayo hormar wacan mcney gul ku rajeyna aniga rabo ina nafteyda hormariyo ama wax I qas ah ani an yesha mana aqan mel anka bilabo I.a iso duceyaa inu ilahy ila garab qabto
@shukriyaabdullahi4169
Жыл бұрын
Waxaad ka bilawdaa salad istaqaaro
@xaragabaadansidihoyaded628
Жыл бұрын
Mashallah tabarakalah bayo mradkaga allah ha ku sahlo
@nagtawalan9886
Жыл бұрын
M.a abyo adi iyo asxab tada iso duceya in ilahay awlad isiyo
Masha allah masha allah samira Dheymaney mal mahan wa iska xanunsany inta idhafte hda wada firsanA INSHAllah hormar wacan io farxd warta jiiko barasha wacn gadala ka imade team siman ka mid ahy😍🥰🙏
@hasnanoordeman5828
Жыл бұрын
Hambalyo habalyo 100k subscribers
@kifahmoha9785
Жыл бұрын
Nairobi waad ka raysatay samiroy masha Allah
@naagadag4493
Жыл бұрын
M.a samiiroooy gurigii kanaa ka waasacsan wuuna isoo saarayaa❤️
Mashallah ❤️ ❤️ mashallah jisakallah manta aya igu horesay an ku arko janalkaga gabar wanagsan horay usoco walashey guuleso xamar cadey ma jogta Love you 😍 sister ♥️
@fartum909aadan3
Жыл бұрын
Masha alh my fmly wan idin jecelhy ilaah hadin xafido afnan ilaah ha inoo cafiyo abaayo
@aishaabdi2397
Жыл бұрын
Masha allah waxn ka helay siday mar kasta maga ilaahay afka ugu hayso iyo mahd celinta ilaahay😅😅
@caaishaxuseen5479
Жыл бұрын
M.a mahadsanid abyo mcn allha ku xfdo sidaa noo jcshhy allha ku jclado aad noola taliso
@fatmafjey7331
Жыл бұрын
My best family 👪 illhay ha ni xafido
@simranliban8757
Жыл бұрын
Mnsha gabar qalbi wanaag sana thy
@aishayariisey3769
Жыл бұрын
Haaa Waa run bini aadam lama qanci karo hadaaa wanaajiso xitaa qalad lee kuu fahmaayaan
@barkodiiriye4186
Жыл бұрын
Asc abaayo macaato maasha allah ♥ ❤ ilahey hakuxafido insha Allah
Abaayo gurigaga allh ku barakeeyo wuu wenyhy masha allah intu kuyala isliya ama donholm
@maryanhussein6581
Жыл бұрын
Mombsa
@aishachannel7098
Жыл бұрын
Donholm
@anisaosman9672
Жыл бұрын
Kugu ma cajisno Abyo masha Allah farxad warta ku rajaynaa
@faizacabdixamiid2624
Жыл бұрын
Masha allah abayo.samiiro. waan iskaa jeclhy mugalkaga anoo jecel inuu sii dheeratho ayu iga go aa Allah kubarakeyo noloshada owlaad badan o bariyal ah allah kusiiyo anine iisoduceya ILLAAHEY OWLAAD INUU ISIIYO
@mahadyare2506
Жыл бұрын
Coming soon 100K subscribers
@Cebla99
Жыл бұрын
Abyo waku tagerra inta aad ka garaysid goul ka aad nolosha ka ledahey tan kle wanada aad nasiisay waa wax fcn wanna ka qadanayna 🥰nolosha inta noshahay haddadaan naftada wax u qaban ma noqonaysid qof adag marka first naftiina wax utara and then dadka kle ka fakira
@samaraahmed1865
Жыл бұрын
Strong mother🥰😘
@dajiya5984
Жыл бұрын
Mash allah wlhi sawirka vedio marka arke wa farxe guleeeso
Пікірлер: 110