Marka ma waxd rabataa inuu ku yidhahdo kani wa geed kani wa dhagax ilayn warbixin ku hadhay ma arkee cadi iska dhig hooyo 😏
@AhmedHassan-iz9qe
2 жыл бұрын
Hhhhhhhh fadxe
@gaariguriceel3884
2 жыл бұрын
Waar waan shufbeely 🤣🤣🤣
@najibmohamed3810
2 жыл бұрын
Video cilmiyaysan m.a bro
@najmaabdinaasir6101
2 жыл бұрын
Ma inaad ilagadid baad rabtaa imika kulaha 🤣
@mohamedindho1
2 жыл бұрын
DAYAXA MUUQAALKEEDA LASOO DHAQSO.
@cabdihassanahmed1499
2 жыл бұрын
Lafcas saaxib mxaa kugu dhagay maad vedio soo galisid
@abdirisaaqmahamoud7347
2 жыл бұрын
Quraanka iyo Higaada ayu isku khaldya 😂😂
@nacimaali3742
2 жыл бұрын
Waar shuf baan noqdy 😹hada lafcasow
@haajimouse5646
2 жыл бұрын
Quraanka Si fiican ayuu wiilku u yaqaanaye 😅
@najwaamohamed8299
2 жыл бұрын
ماشاءالله عيرجابو سناج
@eidsead3143
2 жыл бұрын
Waxaa qays qayser ayaa Looga hadhay ee ka dhac Talenti kale la kaalayoo
@xuseensandheere5153
2 жыл бұрын
si hagaag san umaad duubin waxba waxba lagama fahmaayo muuqaalka
@no1knows598
2 жыл бұрын
Dabaal❌ Badaal✔
@muhhamedadem1236
2 жыл бұрын
Quraanka xagaad mari 🤣🤣🤣🤣
@ahmedabdi4396
2 жыл бұрын
Waar kan yar ee geedi xoof maga Isa ku sheegay waad ka xarabaysatay walahi reer magaalku waa dhib miidhan wxa bad i xasuusi say markan yara ee school la fasaxo ee hawdka tago
Пікірлер: 88