Abyo horta hormar wcn kuu rjeynaa mid ayaa rbaa ina ku sheego oo ah ani waa ukla fiirsade vedioydaada marke view kor aadan io marka kle Vedioyadaad m.a mkla dhacaan lkin wxe ku kla duwan yhiin vedioga swirka kor ka saaran hdba soo u egyhy so background kowga ah swiro kla duwan saar oo vedioga dhaxdiisa sida kan kii ka horeeye u mleynaa ❤love you abyo ❤💋🫂
Пікірлер: 71