I actuallay love to see somali successfull men proud of u brother man❤❤❤
@GelleBashir
3 күн бұрын
thanks
@Team27fan88
3 күн бұрын
@@GelleBashir anytime
@JacfarIbraahim-y3t
12 күн бұрын
Masha allah BrO I hope sucess🦁🥰
@GelleBashir
12 күн бұрын
thanks wll
@mohamedahmed4511
10 күн бұрын
Masha Allah guul ayey inoo tahay qof Soomaaliyeed oo hore mar sameynaya ilaahey aduun iyo aakhiro ha inoo wanaajiyo wllkey.
@edumalaysia00
2 күн бұрын
Great touring of the office Thanks 👍🏼👍🏼👍🏼
@Saacidrollo-mq2rr
5 күн бұрын
Guulayso zxip 💯
@zuldaanabokor5699
9 күн бұрын
Masha allah alle hakuu barakeeyo ustaad meel noocanoo kalaa waa in wadanka laga hirgaliyaa waa mashruuc wanaagsan oo international ah
@zirhamsa
Күн бұрын
ManshaAllah brother keep going
@abdinassermohamed4254
12 күн бұрын
M.a ustaad gelle Bashir hambalyo hormarka aad ku talaabsatay
@GelleBashir
12 күн бұрын
thanks wll
@Malik3544
8 күн бұрын
Masha Allah Tabarakalah Bro wa meel quruxbadan oo aad shaqo quruxbadan aad umada ugu qabato Alle haku barakeeyo. Waxanbo Aad ugu sii helay in xitaa hadii aad Belgium bananka ugu baxdo in aad heli karto wa sida basic-fit cml. ❤
@abdirahmanmohamoud1
12 күн бұрын
msha allh Nolosha ku kuftay pro
@GelleBashir
12 күн бұрын
thanks wll
@Cabdifataax400
10 күн бұрын
Noloshu Uma kufine waala dadaalay brother hard work😂
@@Duqa-magaalada intaas ba ma heestaa😂😂 Meelahane waa Caac Lee dahy😅
@AhmedClaahii
12 күн бұрын
@@Duqa-magaalada awoowe ninkaan waadadaalay ee kahar😅😅😅
@awil2677
11 күн бұрын
mashaAllah waad Kumahadsantahay dhiragalintaada
@ZakariaAbdullahi-yl2gr
12 күн бұрын
It's wonderful
@GelleBashir
12 күн бұрын
thanks wll
@ahlamali3315
4 күн бұрын
Allhumabarik !!! May allah bless you more
@CUMARXAASHIHIRAABE
12 күн бұрын
Ustaadow meeshan maxumo wiliba adeega aad heleysana waa ok lacagta na waa iska raqiis marka lo fiiriyo shaqeynayo.
@GelleBashir
12 күн бұрын
thanks wll
@somalitrailers
11 күн бұрын
dadaal baad samaysay sxp ilaahay haku horumariyo
@tawfiqjibril3665
5 күн бұрын
Mashaallah Nice and fancy Office brother. When I saw the video, I thought u owned this place. Still, I don't understand the reason behind this video. Wali mafahansani video gain macnihiisa.
@abdirahmanfaisal1592
12 күн бұрын
Alle hku barakeyo sxb❤
@ilkacaselyricslyrics2723
12 күн бұрын
Mansha allah bro
@GelleBashir
12 күн бұрын
thanks wll
@zakariyebiriq176
12 күн бұрын
Wadankee jogtaa gelle❤
@GelleBashir
12 күн бұрын
Belgium
@mmbc939
Күн бұрын
GuuuL bro 🥰🙏
@UstaadMuxiyadiincabdifaarax
10 күн бұрын
Maashaa alaah ustaad waan kusalaamay
@hawakiin6410
3 күн бұрын
Masha Allah walaal waxaad ka taajirtay maad nooga faaiidey sid
@maslahahmed524
8 күн бұрын
Thats Nice its such an Amazing Business.
@Maaxduran7009
12 күн бұрын
Best office wow 🤩
@GelleBashir
12 күн бұрын
thanks wll
@YusufAbdiShire
8 күн бұрын
Mahadsanid Sxb, Waxbadan ayaan ka faa'iidnay
@CabdiraxmaanShariif-xu6dk
12 күн бұрын
M.a tbrk.a Alle SWT hakuu barakeeyo wll mcn 🙏👍👌👌✌️🤙👏👏🤲🤲💯
@AbdirizakahmedSaid
7 күн бұрын
Masha Allah horoy usuco masuul
@ashaelmi3575
4 күн бұрын
Istaqfurulah halahaan fanleyaa ar kan yas u dhashti 😢 waligey naaglee fanlagu ogayee nin fanayaa oo xafis laga maqan yahay ku fanayo, kadha kadha intee ka imatey
Waa aduunye sxb miyaad noogu fanay ilahay u mahadnaqo masakinta wax si hadi alle wax ku dhibay
@user-pr4si1nj5r
3 күн бұрын
Msha Alllah ❤
@AAMIINHUSSEIN-q2u
12 күн бұрын
soomaaliya marka la joogo 3 qol uncomfortable ah ayaa lagu dagaa 500$
@CraxmaanMaxamuud-o7e
12 күн бұрын
Asc gelle bashiroow imminka miyaad faanaysaa oo waxaad leedahay africa ayaad joogtaane ka soo socdaoo europe usoo guura mise inaad dhalinyarta waxbarto
@geeljire1658
11 күн бұрын
Maxaa naga quseeya xafiiskaaga???? Waa adduun nuxurkii ka dhammaaday??????
@APDUL7HI
7 күн бұрын
Dee yaa ku yidhiba waxba kaa khuseeya ninkani wuxuu shaqeystay buu soo bandhigaya hadad ka xuntahey maaha inaad cadho commentiga la timaado
@mohamedabdirahmanali7005
11 күн бұрын
garoowe iyo xamar ayagaa ka jaban sxb
@abdalla5078
7 күн бұрын
Bro flexing the office he rented as his own 😂 im dead
@notyourtypicalfarah7194
5 күн бұрын
Right cringe 😂😂😂
@Abdalamanchester
5 күн бұрын
You know you're really dead, atleast he is done something for himself unlike you, a loser and a 🤡
@BilanQorane
12 күн бұрын
Alahuma barik❤
@NimcaanHolland
12 күн бұрын
Geelow saxiib noloshii baad wastay anigana mar iiga kac wllka
@Duqa-magaalada
12 күн бұрын
Kuraastaan baaba ah iyo albaabahaan furmaayo maa wax kale ka dhigeesiin ar geelaa waa kaa dhamaatay miyaa adiga iyo warsame bade wax jiro matihiin aduunka practicalaa la isku dhaafay itus itaabasii adinkana ku haaya darbigaan waa qurxoonyahay lacag badanaa lagu sameeyay, dirintaan iraanaa laga keenay qaali waaye hadalada ee gabdhaha 15 jirada ku sheekeestaan aa youtube latimaadeen bal hada markaa na tuseesid adiga maagatay nin asaagaada ah oo 40 jir ahaa gatay mana ku faano adigoo laheena waa kaa joogi weesanahay 😂😂😂
@Omar_yasin07
12 күн бұрын
mr negative
@Xaajiwarfaa
12 күн бұрын
Noloshaada khaaska Ah dad masaakiin ah baa ku daawayana faanku waa xaaraan
Пікірлер: 227