Reerkeed ku filan naag danehada iyo reerkeda ku mashquulsan o an bila Adan Janis u hayn iyo naago lala xintamo lala caytamo fariid ku soco ❤
@naimahalsomali4895
5 ай бұрын
شكرآ جزيلاً اختي العزيزة الغالية على الدعاء من القلب للمسلمين والمسلمات والا اخوان في فلسطين 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽📿📿📿📿📿🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦
@Degmodeqa
5 ай бұрын
Gabadh gaariya ayuu alle ninkaa kuhagajiyay mnshallah waxatahay gabdhihii 100 geelaa lagabixin jiray. Allah hakubarakeeyo family kaga abaayo.
@dunjanuur277
5 ай бұрын
Habaryar Ramadaan mubarek wiilkaaga Mujaahid iyo gabdhaada Mun a malek Allaah ha kuu barakeeyob
@duniyakordahab
4 ай бұрын
Masha allah adbaa idiin jeclahay alle janada hanu casuumo in sha allah
@halimah7164
5 ай бұрын
Maasha Allah gabadh Soomaaliyeed mar kasta waa gaari
@nafisalifestyle9094
5 ай бұрын
Haniyey abyo ilahey dartiis ma shoutout iku sameesid channelkaka plz waika codsi abyo ❤
@ubahomar8257
4 ай бұрын
Fariid somali baad matashaa abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ismahanhaji7700
5 ай бұрын
AMIIN YA RABB DUCADA ALLAH KAA AQBALO. FAMILIGAAGAN ALLAH KUU BARAKEEYO
@hamzahoyoo7702
5 ай бұрын
Mansha Allah tabarkalah hafidullaah wall illahay ha ku cawiyo ❤❤❤❤❤
@wardaubaxa5138
5 ай бұрын
Amiin yarabi keep.goin my sister ❤❤❤
@ismahanhaji7700
5 ай бұрын
WAA JECELAHAY SAA AFSOMALIGA KULA HADASHID MUNA MALIK
@FaysaHassan-sd9xn
5 ай бұрын
Masha Allah Ramadan Mubarak sister Gaari dumar baad thy Allah ha idin barakeeyo
@Xantiikudhaaftay
5 ай бұрын
Masha Allaah hani
@qaalimohmed4663
5 ай бұрын
Masham allh anfur wacan
@oubahismailmogorrle6194
5 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah Xabibti qurux
@SafaAxmed-tw9rv
5 ай бұрын
Walaashay hani wll xalwad noo soo gali ta kle isku lahjad ma nihin rer somaliland ahay isku day inaa labada lahjad ba nigu fahan siisid koonfur io waqooyi❤❤
Mash Allah. Walaasheey waa dadaashay. Allah hakuu barakeeyo qoyskaaga
@saidoabdi6330
2 ай бұрын
Masha alaah abaayo ❤❤
@sahraosman6818
5 ай бұрын
Masha Allah, naag nool
@hannnahdek
5 ай бұрын
Mash Allah wonderful woman Somali and beautiful family somturc
@zubeirwaran-bari8730
4 ай бұрын
Soomaali sawir qurux badan baad ka gudbisay
@asmahassan5226
5 ай бұрын
Msha Alla Xbbti
@hibo23Linamed
5 ай бұрын
Maachallah barallallah huno
@mariamabdulkadir2527
4 ай бұрын
Asc nuunada yarta ah naayaa ha dhihin hooyo afkaaga bar hooyo kan qabo hadalka soomaalida adag oo naxariis lahayn hadhihin dheh hooyo mcney tan qabo xbbti ku dheh waa saaxibtaadii kuwaad gabadhada mkrty.
@leylamuhumad9833
5 ай бұрын
Asc abaayo, Ramadan Mubarak adiga iyo reerkaga. Cunto karinta add ii jeclaysiisay ee cuntooyin kala dudunwan noo soo gali markad fursad heshid. MashAllah, jazakallah Khair
@SalmaSiman-lz9wc
5 ай бұрын
Masha Allah ❤
@Farhia_ali
5 ай бұрын
Maasha. Alaah FMWLY. Qurxoon❤❤❤❤
@zaynapabdullahihusen4817
5 ай бұрын
Mash allaah
@SoftDreamanddeepsleeping
4 ай бұрын
Manshallah Gabdh Gaari ah hore u soco mcNeyyy❤
@sahromahamud
5 ай бұрын
Manshaallaah Manshaallaah ☪️Ramadan Mubarak ❤❤️❤
@sahruja5777
5 ай бұрын
Maasha Allah ❤❤❤
@dahaboosman1228
5 ай бұрын
Manshaallah casumad qurux badan &Afur ❤❤ waa iska gijisay naag nool tahay ilaa mar walbo somali tahay lakin wax badan ayaan arkay hani adigana la casumay adna casuntey manshalah lagu yasi karo ❤❤👌
@nasraaxmed6598
5 ай бұрын
Maash Allah ❤
@ruqiyoxasan8119
5 ай бұрын
Maasha allah❤
@foosmuke6029
5 ай бұрын
Masha alaah
@hooyomacan8222
3 ай бұрын
Mashallaah
@Mucaad-qq1kv
5 ай бұрын
M.a abyo wn ku salamay hani ilmaha an habaryarta u ahay igu salan ❤❤❤❤❤❤
@gamer5Real
3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@taartog
5 ай бұрын
Masha allaah.
@hazbevibing3066
5 ай бұрын
Maasha allaha
@nimcolibaan4825
5 ай бұрын
Mansha Allah Tabaarak Laah abaayo Ilaahay ha ku barakeeyo Anagana noo soo ducee
@nurtoalasow7862
5 ай бұрын
Nag nol iga dheh masha Alaha ❤
@Hodan-rf3xk
5 ай бұрын
Masha Allaah
@nimcoali8911
5 ай бұрын
Mansha Allah walal Ilaahay ha ku xafido
@nurtoalasow7862
5 ай бұрын
Masha Alaha ilaha ha ku xafido qaali
@HalimaHussein-lz3iq
2 ай бұрын
Maansha alaah ❤❤❤❤❤
@anabanabhassan7556
5 ай бұрын
Mashallah Mashallah Mashallah abayo 👍 👏
@naimahalsomali4895
5 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة اهلين اختي الكريمة الله يحفظك مشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظها ويبارك فيها بيتك مره مرتب الله يعطيك العافيه وكل عام وانتم بخير بمناسبة شهر رمضان المبارك اعاده الله علينا وعليكم بالخير واليمن والبركات
Afka day afka day kulahaa, Somali inaa tahy se lagu oganaa😅 Masha Allah family qurux badan Allah ni barakeyo abyo❤🎉😊
@najaxaxmednalka4208
5 ай бұрын
ماشاءالله ربي يحفظك ❤❤👍🏻
@beerdilaacshe658
4 ай бұрын
Adi somalia maa jogtaa
@Munabashir-dm8pr
4 ай бұрын
Ala qurxeey naya muna malak marka tiri hee ban dhahay ana is moday
@jamaadnuura10
5 ай бұрын
Macnaha routine baa somalida ka khaldan Routine waa wax joogto ah ood maalin walba qabato. Casumadda iyo marti qaad ku ma kuu joogtaa???????? Waa iga sixid
@maymuun7956
5 ай бұрын
Adi ( ) mataqaana waxa loo istecmaalo
@muniitaismail3550
5 ай бұрын
Abyo quruxeey wn iska kaa jeclahay wlhi ma aqaan sababtaas
Пікірлер: 146