Naag uur leh oo baa tahay abyo oo hadana caruur korineyso oo hadana qurbo ku nool abayo nagaha somalida badan kood waxoow dhibireeshanka ugu dhacaa waa nimanka xun oo xasidiinta ah oo an cawineen oo nin isku shegaa ey nin ka dhiganayaan abyo adigana rerkaga alle hakuu xifdiyo barakooba
@azharxassanjimcale
3 ай бұрын
Dadkan kgu naxsan war ha u qawan ka dhac inta ku jecel aa ka badan my queen family qurux badan m.a allah ni xifdiyo 🤲♥️
@mumtaazqaali2631
3 ай бұрын
Wlh ninkaga maskiin wye abayo allha ku dhaafo🤲❤️
@qosolqaramitvqaraami1466
3 ай бұрын
Wa sax gurigisu howl kaheystaa good guleysta👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Farhia_ali
3 ай бұрын
ABAAYO REYMA. HA UBIXIN. NOLASHAA. DHIBEESO. SUBXAANALAAH DAD IS CAAWINAAYO. HOOYO XAAMAAMILA. OO. SONKOR. QABTO. INTAAS WAX XUN. USOOQORAAYAAN
@dahaboosman1228
3 ай бұрын
Manshaallah waa sax alah ku barakeyo rerkada dadka warkoda kor uga bax hadi u ku cawinayn wax ka shegi lahayen somali caadi mahan😅😊
@umuhamdi6672
3 ай бұрын
Asc Walaalaha dhahaayo hool aa ku dishay MAsha Allah u dhaha faamilkaan waa sax inuu caawiyo xaaskiisa maasha Allah tabaaraka Allah abaayada yurubka is kaleh hasoo galin adoon adkaar soo aqrisen yutubka waa jira il
@maryanahmed4477
3 ай бұрын
Allah hakubarekeyow abyo lawadhi isfahanti San wax uqabsato
@saamiyacabdiraxmaan7007
3 ай бұрын
Mashallah dad is jecel ilahay long life ❤❤
@ruquyoduaale8411
3 ай бұрын
ماشاء الله
@nasraabdullahi4409
3 ай бұрын
Wow maansha allaah ❤🌹🥀🌺🌷💐🌸🙏👍🏵️🌻
@Thegymnasticsfreak14
3 ай бұрын
❤mashallah abayo dont mind them you have beatiful family
@IqraSheikh-cu1lz
3 ай бұрын
Allah nii dhowro mi family ❤ My favourite 🎉 Allah inoo dayaa ciyaalka habaryarta u ahy Allah noo dhaafo
@NastexoMaafiyo
3 ай бұрын
Masha allha abayo mcn ❤
@who_ismadina1
3 ай бұрын
Masha Allah❤️
@MohamedMohamed-eb6nt
3 ай бұрын
Abayo nagahan xun xun ee somalida ah wey edeb daran yahin ayaga dhan waxey ku nol yahin abuse ee hadal koda ha maqlin sey u lahayen nin wax ma qabto waa ku was mel walbo oynayo uf Allah maxan nacay nagaha somalida ee edebta daran
@maryannuradin1423
3 ай бұрын
Asc abaayo caruurta siiso qudrad groen mashsha allaha
Пікірлер: 27