Aragti ahaanteyda , qaabka taqliidiga ah ee hada loo abuuro miraha dabiiciga ah ayaa fiican mana aha in lagu dhiiri geliyo habkaan casiriga eh ee bacraminta ku qotama sababtoo ah Miraha qaabka casriga ah ku dhasho dib looma abuuri karo . Weeyna wax tar caafimaad yaryihiin sidii caadiga aheyd .
@abdifatahosman2636
Жыл бұрын
Aonyahanada beraha hadal lagama rabee ficil ahaan dadka ha u tusaan
Пікірлер: 4