Walashey qaali samir aduuyo wa itixaan anigaba 7 sano ayan xanunsanayaa on kala qaliin galaa kola isbitaal ayan taganahy awlaad la aana wey iheysaa hadana wan samraa illllahy kuwa samra ayuu jecel yahay
@CafimatFican
5 жыл бұрын
I wish I was close to you to do hijama. Please try to find someone to do hijama for you. Hijama is healing from Allah subhanawatacala. It will take care of il, sixir, cayuumi naas. This is the medicine abaayo.💕
@maryammohamedelmi6417
5 жыл бұрын
Abaayo hijama maxaa ladhahaa
@alimramushti4574
5 жыл бұрын
Maamo Yasmiin xageen kala xidhiidhaa waxaan ubaahney hijaama waxanan jooga USA
@maryammohamedelmi6417
5 жыл бұрын
@@alimramushti4574 Abaayo hijaamo maxaa ladhahaa
@Ceeblacaabi
5 жыл бұрын
@@maryammohamedelmi6417 Toobika weeye Wllo
@zakiyahahmed1285
5 жыл бұрын
@@maryammohamedelmi6417 Hijaama toobinka weeyaan
@rahoali2037
5 жыл бұрын
Assalamu Alykum ww Hooyo macaanto Gabadheyda ah(xaas iyo hooyo) please and please Habaryar raali iga ahow Hooyo markii aan aad u dhageystey hadalkaaga Hooyo Aaminaada Quraanka Dib ugu laabo,samirkaaga Iyo Imaankaagana please Habo dib u jadiidi, Habo saliga Nabiga iyo Istigfaartana badso, Imtixaanku waa badan yahay Laakiin hadii aad tiraaho Ma’aqaan wax jiro, waase Ka soo darayaa!!.... ogow Kalsoonidii Alle SW ayaa kaa Dhawacan, habo kaliya Alle Weyne magan gal, oo u carar Alle xaxggisa.ileen meel kale Oo loo cararo ama la magan Galo ma jirtee.
@coffewithyusra7314
5 жыл бұрын
Rabi FARAJ hakuu furo walashey Samirka Badi Cafimaad la So Noqo Insha allha waxaan Kaga soo duceeynaya Magaladii Barakeesned ee habibkeena Mohammed csw csw csw 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
@TheKingZeec
5 жыл бұрын
Habiba it is life .I was depressed and I used to take pills try to use it if it's needed. But don't worry you can recover and always remember Allah and read Quran and rely Allah.
@canabahmedjamac7053
5 жыл бұрын
Asc abayo ducandan joogtee murugada iyo dhib ka oo dhan aya alle kaaga duul qadaya ana akhristey badalkeedana waan helay اللهم اني عبدك ابن عبدك ابن امتك ناصيتي بيدك ماض في حكمك عدل في قضائك اسئلك بكل اسم هو لك سميت به نفسك او انزلته في كتابه او علمته احد من خلقك او إستئثرت به في علم الفيب عندك ان تجعل القرءان ربيع قلبي ونور صدري وجلاء حزني وذهاب همي وغمي) الا اذهب الله همه وحزن وأبدل مكانه فرج .
@rukiasheikh9898
5 жыл бұрын
أختي حبيبتي الله يشفيك ويعافيك دائما أقرأ سورة البقرة أخذها بركة وتركها حسرة ولا تستطيع البطالة كل يوم تقرأ أيها وايت الكرسي والاستغفار ولا حول ولا قوة الا بالله والصلاة على رسول الله
@yobowest422
5 жыл бұрын
Habo talo anku siina madama ad usocotid turkey waxa jiiro shiekh rusheye oo jooga Ankara radi habo waad cafimadesa sheikh cabdixaq radi habo safar salamo
@nastamohamed3122
5 жыл бұрын
Sheq rusheye maxa udhahesa Inu rali ka ahena laga yaba
@sundusali8990
5 жыл бұрын
Yeah wlhi shekaas dad badn oo nolosha sixir ku dhibay buu cawiyeey hder janis ba hyasta turki bujoga laxiriir ka faidayso abyo sh abdul xaq ku qor fcbga waka heli hdikle lanbarkisa baku qoran whtsupka ka wac abyo tijabi inshlh wad ogaa
@wishescometrue3360
5 жыл бұрын
Abayoo how to contact to u we have story to share with u abayoo mcn this story may help u my dear sis
@umuraage2984
5 жыл бұрын
Wllaashey mcn waan ku baryaa ha ilmeyn wey i dhibeysaa gabar somaliyed ilinteeda😭 Maxaad mar hore nala wadaagi weysay waayo waan kuu soo duceyn laheyn hadana inta aadan bixin ka hor qur’aan isaar Insha allah waad caafimaadeysaa
Asc abayo quranka. Akhariso abayo isaga aya kuxijabaya
@faizamohammed5854
5 жыл бұрын
Sax
@hamdimokhtar4866
5 жыл бұрын
Abyo ma isku dayde inaa qu,raan is saartid
@jamiilakazim
5 жыл бұрын
.
@haniibrahim9235
5 жыл бұрын
Abaayo il iyo xaaski ayaa jiro ee quraanka halagu Saaro ilaah ha ku caafiyo
@warisroobo1759
5 жыл бұрын
Subxaanallaah! Sister you have been through So many difficulties. May Allah Swt forgive your All Sins. Think about those other people who are suffering with differents diseases but they haven't got any medical help so say Big time Alxamdullillaah☝☝☝☝☝
Al baqara lasiim oo akharizo mar walba wllo iyo tasbixiida saliga nibiga xawqalada badzo il xasad haday kugu dhacday wlhy albaqra hada mar walba akhirzto waad ku cafimaadayza aniga hupa xbbti fataxada supixii markaad salada subax tukato inbadan akhirzo oo ku celceli wllo markaad zii zexanyzana isku akhari ilahay haku cafiyo wllo
@fatumaabdi122
5 жыл бұрын
Subhanallah you have gone through all that pain yet you are handling your Family with happiness. Walahi you made me cry and i value you more I pray to Allah that He decreases all your pain and May we meet in Jannah
@safarkaygiisweden6658
5 жыл бұрын
Du är starka kvinnan MashaAllah. Jag kan inte skriva Somaliska, hoppas du förstår mig. Jag önskar dig allt som är bra, InshaAllah. Jag älskar dig och du har motivera mig. Ge inte upp inshallah. Du är bra människan som lär andra bra saker.
@gobonimodoon8601
5 жыл бұрын
Ditt namn är safarkeygi sweden och du kan inte skriva somaliska 😂😂😂😂😂😂😂
@welohassan4326
5 жыл бұрын
asc abaayo macaanto I'm so sorry that you had to go through such severe pain one after another. it may be Allah testing you because you are very strong in your deen. Be patient, inshaallah you will heal soon. I am crying with you. I will make dua for you. I always watch your videos and look out for your videos.😢😢😢 I love you. Let us know how you are. I wish the very best for you.
@shukri.Ali.Hassan
5 жыл бұрын
Asc abaayo cafimad ilaahey hakugu bedelo in sha allah
@safiaali9957
5 жыл бұрын
asc I think in ay il ku hayso cos I have been in similar situations , I used to see a lot of bruises on my legs and arms etc without getting injured .. now i listen to ruqyah and alxamdulilaah I'm getting slightly better .pls try to listen ruqyah .. good luck and get well soon insha Allah
@sahrayusuf665
5 жыл бұрын
Walahi I come emotional hooyo just think about her kids rabiyow hooyo u naxariiso alla caafimaadku waa qaali Allah ha inoo siyaadsho
@salmaabdulle9150
5 жыл бұрын
Allah kushaafiyo sis but take care of yourself inshallah you will be fine, & the Quran is very important,ok❤️❤️❤️❤️
@halimoisse6321
5 жыл бұрын
I had similar story like yours in my life but Alhamdullilah Quran baa idaweye
@saralove5817
5 жыл бұрын
Abayo macan talo ban kusiina aad u wanag san 1gurigaaga subax walbaa kadaar al baqarah 2 al ruqiyah sharciyah 3 weseeso waqti walbaa wesada dhowro 4 5ta waqti salada adkey 5 adkaarta badi 6 tasbixdaba badi Insha allah inaad ka guleysata rajayna cadowga Niyadana ha iska dilin abayo Wad cafimadaysa wankuu so duceyna aduunkana wa imtixaan Hadaad awoodana mar tag kenya ama wadankii wadaadada al ruqiyah sharciyah aqriyana la kulan Hadaad awoodana waxaa jira sheikh aad wanaag san oo dad badan ku dawoben oo dagan Australia sheikh mohamed bala dhaha facebook youtube intaba walaga arka Alle haku caafiyo danbi dhaafna hakaga dhigo
@taliyelibaaxdhansade6238
5 жыл бұрын
Walaal quraanka aqriso shanta saladoodna tuko rabina talo saarso inshallah everything will be good for you.
@halimoali186
5 жыл бұрын
Waxa kale oon jeclaan lahaa in aad ku dhaho beetka Alleh Maka tag oo ku soo ducayso meel lagu soo nasto idaa ugu fiican biyaha samsamka ah ne cab waadna ku qubaysan karta ilaahay talo saaro dhibkale arki maysid Waa walaasha Axlaam 🥰😍❤️
@haniafduub4268
5 жыл бұрын
Asc walal waxaa la xariirta al ruqyah sheikh Abdulxaq allahu shafi 114 dhegeyso qisoyinkisa allaha ku caafiyo
@saabirahmed8573
5 жыл бұрын
Allh haku yasero ukhtii Suratul Baqara daaim wax weyn aa ka dareeme Istigfaarkana ku dadaal inshaallh rabi hkula jiro 🙏
allaha ku caafiyo cibadadana badi insha allah wad qeyreysaa
@firdowsali3650
5 жыл бұрын
Abaayo qaali, Allaah Subxanahu watacalaa waxaan kuu waydiiyey Cafimaad dhamaystiran in uu ku siiyo dambi dhaafne kaga dhigo wixii ku soo maray❤❤❤.. Isbir Isbir xabiibtii, Culays kasta waxaa ka dambee Fudeed.. Xanuuunkan waxaa ku xiga Cafimaad inta aad nooshahay Bi'idnillaah waxaadna aamintaa inaa cafimad helaysid wixii hada ka dambeeya iskana dhaadhici in cafinaadaysid.... hadii sixir ka shakidid waxaa jira Ayaad iyo ducayin Sixirka u khaas ah haweenkii iyo aroortii isku akhri adi❤❤❤❤
@sahra-fashionworld
5 жыл бұрын
Ruqiyah guriga kushido that's my advice sister
@Muslimah393
5 жыл бұрын
May Allah grant full recovery sis. Always remember that nothing can harm or benefit you without the permission of Allah sw. may Allah give you the strength and patience to bare this and shower HIS mercy upon you. Ameen
@theexplorerofpositiveenerg7904
5 жыл бұрын
Time heals all abaayo.make lots of duco nad dont forget the best of us are tested harder.you are among our best and strongest.may ALLAH protect you.give you all khyr fi dunya and fil aakhira and give you jannah.
@saadoqueen568
5 жыл бұрын
samir abaayo macnto
@yasminabdulkadir5481
5 жыл бұрын
Walaashey dont say i read Quran and is not helping please
@umuayuub4870
5 жыл бұрын
Maya xabiibti ha niyaajabin waayo illahay qufka u jecelayah ayu imtiixama abayo iska samir waad liibani insha allah ducayso habenki xilga danbe allah ku caafiyo macanto 😍🤲💞💞💞💞
@fatimaibrahim9119
5 жыл бұрын
Asc abayo plz and plz recite quran in your house and your family plz sis quran is the best optoin take my advise use a ruqya sharciya in ur house 4ever
@alifbaa1682
5 жыл бұрын
May Allah make your affairs easy in sha Allah this trip is beneficial for you may Allah heal you
@zainabahmed3037
5 жыл бұрын
Asc sister, try your best to thank Allah always every minutes and every second. Everything thing qadir Allah. May Allah give you shifaa. InshaAllah.
@cayushali2038
5 жыл бұрын
Im crying with you wlhi sorry sis I hopp u get better and shifa insha Allah so hada wad qadatay medical waxad u bahantahay waa quran shifa hana is cidlen wayo widlada kuma ficno shiqa jogo turkiga ankara umalenaya in uu jogo utak wixi kugu qadato sister thats my advice I love you 😢
@mariaahmed9181
5 жыл бұрын
Quraan isa saar insha laaah kheir ilahay qofkuu jacel yahay ayuu imtixaana marka dambi dhaaf alaah kaga dhigo
@ilwaadqurux5526
5 жыл бұрын
abyo Allha ku caafiyo inshallah wa qeyree simirka badi quraanka haka daalin 😭😭
@ayanmaxamed7101
5 жыл бұрын
Asc abayo niyada gali in aad ku caafimadeysid quraanka alle abayo hana ka quusani alle naxariisti abayo macn wan ku so duceeyna insha allah
@nasimmusse4971
5 жыл бұрын
Alhamdullah sister alhamdullah and God bless you remember Allah more and more when you have your trip... believe me you have a free counselor your Quran. Yes you need to relax and thanks for sharing.ان الله مع الصابرين
@saadoqueen568
5 жыл бұрын
abaayo Allah hakucafiyo
@ladanahmed434
5 жыл бұрын
alaha ku caafiyo walashee turki tag sheikh cabdul xaq utag quraan haku saaro waaa cafimadee insha allah
@aaliya682
5 жыл бұрын
Dadka dislike siinayo you don't have heart! Illahy hakucaafiyo you nd your family
@fifitheexplorer4074
4 жыл бұрын
Oh sweetheart i feel you, im going through some hard time too, i gave birth 3 weeks ago, pls pray for me everyone Allaah to make it easy for me, jazakaAllaah kheir
@halimoali186
5 жыл бұрын
Walaashay qaalida ah aad ayaan uga xumahay waxyaalaha adag ee ku soomaray sanadaas waxaan na jeclaan lahaa in aan ku dhaho waa imtixaan xaga Allehe ka socda ee dad ka ad adag ee sabrikara badan sida adigoo kale lagu imtixaano Tii ku guulaysata noqo InshaAllah 😍🥰🤲
@suad2474
5 жыл бұрын
MashaAllah u so strong may Allah give u quick Shifa I learn lot of things from u jezaki abayo
@zahraomar1282
5 жыл бұрын
I wanna hug you sister 😭inshallah allah makes easy lets make dua for sister.
@h0980
5 жыл бұрын
Ukhti, am so sorry what u have been through, it is not easy, it takes a brave person to come out of it. bear in mind ukhti that it is a test from god, not a punishment, and u really did a good job, now that the hard part is gone, so don't let the shaytaan remind you the sad part, believe shaytaan is doing his job to make u confuse, to get depressed of the past, to get anxious about the present and to get worried about the future, sister don't make it easy for him. and by the way am not saying ur burden is easy or nothing, from 2008 to 2019, i got chain of issues, according to doctors it is health issues but for me i think it was a test and am done with it, not gonna worry about it, but bothers me when doctors check my history and tells me that i got history of those things, and believe me i have things i didn't included in those computer charts, coz i don't want those issues to define me. what i decided is as long as i can move and breath am gonna enjoy my life, and not gonna give shahytan a space in my mind to tell me (oh you know what: u are not healthy, those chain of things may come back and haunt you, what if and what if and what if.....) the only thing i worry about and ask Allah is to give cumri so my kids will be self-sufficient and need no body to take care of them, and Allah knows if i will have that kind of time but in between that am gonna make sure to pursue my goals, my dreams, take care of my self and my family and worship Allah. ukhti in every hardship try to look for and find something good about it, and please have yiqiin in Allah, no matter what happens in here no body knows what is waiting us, may Allah grant us the Jannah and make life easy for us. Safar salama nabad ku safar nabadna ku soonoqo. fi amaani Allah.
@njmelmi4708
5 жыл бұрын
Oh dear may allah give you healthy & happiness. Remember Allah is great keep praying
@munimohamed9468
5 жыл бұрын
SubhanAllah sis May Allah protect your family . I agree with everyone’s comments about it being Sixxir visit turkey with your husband and put Quran on yourselves don’t take this lightly
@afnaanhassan4812
5 жыл бұрын
Be patient abaayo Allah is testing you how gonna to be a patient And abaayo hv a good relationship to Allah and do more istiqfaar and the prayer upon the prophet Scw I will pray for u inshallah don’t give up inshallah
@nurahaajiaa4570
5 жыл бұрын
You're a brave person I'm crying with you sister God be with you I wish you courage incha allah ❤
@redwaanacadey8933
5 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢yaaa allah Xanun badana qisada ukhtii aniga waxan kugula talinaya quran isi saar quranka aqriso
@-m9198
5 жыл бұрын
You are in my prayers sister may Allah swt make everything easy for you , read your adkaar everyday morning and evening.
@muslimah.peaceloving.5947
5 жыл бұрын
Abaayo macaan aad ayaa I taabtay qisdaada Ilahay ha ku caafiyo horta. Waxaan advice yare ku gu siinyaa inaa 2week ka faaidsto oo Allaha SWT isku xirto adkaar aad u badan Quraan badan aqiristo. I wish inaa aan kula hadli karo talo badan jacelaan lahaa inaa ku siyo. Emotionally and mentally ayaa u caafimadaas hadii 2weeks aa cibaado badan iyo duco badan aa sameeso in sha Allah. Ilahay Raxmaanka ha ku caafiyo macaanto.
@sabarin1999
5 жыл бұрын
Insha Allah sister may Allah make you better & and say alxamdulillah everything happens for reason &check your vitamin D
ruqyah baad u baahantahay i thing waa xasad isu badalay sheedan cashaq ah say always لا اله الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيئ قدير waxaadna ogaataa markaad quranka iyo dikriga ilaahay badisid waxaas uu kula sii dagalamayaa ....malinkastana akhri surat al baqara believe me ..
@tasniimloveyarey2569
5 жыл бұрын
Asc walal qali samir qadarta rabi walagu samraa alx dheh marka wax kugu dhacan alaha bari inuu dhibka ka dulqado qiso gabar muslimada ku dhacday kuso share gareyn lahy lkn wan awodi wayay sadaqada badi Insha alah wad cafimadeysa niyada daji dunidu waa imtixaan kuwa ka hoseya ee waxey doctor ku tagan aan heysan firi abayo alaha ayan cafimad kuweydineynaa adna alah bari
@Ismahankhalif
5 жыл бұрын
Abaayo Gacaliso waxba maqabtid, waad caafimaadaysaa, qofkii wax ku gaarsiiyana , Ilaahay ku dacweey, Allaha kashifo, waxay yihiin . Abaayo waan kuu soo duceeyey Gacaliso waad caafimaadaysaa bi’idnaahi Kariim. Abaayo Mac mac
@Am-xs9zm
5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭 qiisadada walahi aad ayan uga murugoday walashay Qaali alle haku caafiyo lkn plz quranka iyo istiqfarta badso quran badan isi sar alle caafimaad dagdag ah rabi kaga baryaya macanto
@deekhaabshirdeekha6350
5 жыл бұрын
Allha ku caafiyo wallashey Dambi dhaafna ha kaga dhigo xanunka is quraan saar niyada gasho ina ku caafimdeyso allh baa og waxa jiree allha ka dul qaado dhibka abaayo
@nimcocabdullahi9422
5 жыл бұрын
Allaha ku cafiyo abayo insha Allah niyada khayr u sheeg waad cafimaadi allahayow kaadul qaad waxaa daremayso 😢
@hodogul2575
5 жыл бұрын
Salamucalaykum walal Horta wax waliba waa qaadar allah Qisadada waxay ubadantahay sixir ee uu teg sheekh yada sixirka sara laxidhi sheekh jooga turkey gaa ee laa yidhahdo sheekh rusheye KZitem kaa helaysa information kii odhan Ilaahay haa kuu shafiyo
@Iskufilanchannel
5 жыл бұрын
Asc abayo waxad tahay qof kudayasho mudan masha Allah waxad so martay ALLAH haka dhigo dambi burburis waxa layiri qofba qofki eey kaqeer badan tahay adoonka aa lago camal weeydiya intaas ALLAH kugo simo dhib dambo ALLAH kahaayo 🙏walahi waad iga ooynsiisay 😭thank you very much for sharing us this is really inspression.😘
@happybeautylifechannel1365
5 жыл бұрын
Iam.your new subscriber alaah haku ilaaliyo
@rahmoalisalad7524
5 жыл бұрын
Ilahay haku caafiyo Abaayo aniga iyo adigu isku xanuun baynu nahay iskastoo aan wax qaliina laygu samaynin laakiin xanuunkii isoo raacay markaan aan guursaday ayaa ila hada ihaya Quran saar iyo dhakhtar waan kasoodaalay Abaayo ilahay ayaynu caafimaad taama waydisanaynaa insha Allah khayr niyada usheeg markasta aniga waa dhinaca bidixda dhan lugta iyo gacanta iyo dhabarka oo aanan kakici karin oo weliba caruur koris laygasugayo kawaran
@xaliimoxajjinuur2331
5 жыл бұрын
Rahmaa Alisalad sorry Abayoo iska samar allh aya qorey manshaa allh carurta korso allh bari
@suaadmohamed141
5 жыл бұрын
Asc my dearest sister may Allah give you shifo and samir remember this sister whatever happened to you is written by Allah and Allah tested us may Allah bless you and your family 💖
@ayansharafchannel2914
5 жыл бұрын
Abooyo ilaahey hakuu fududeyo dhib badan ayaa soo martay waana kasoo booday kana waa kabixi doontaa ha isdhiibin wiligaa plz caruurtana ha u cabsan allah ayaa illaashanayo oo marki hore sameystay. Adigana 7 days quraan isi saar joogta ah una niyeeyso caafimad
@halimamahmud86
5 жыл бұрын
Asalam calaykum waraxmatullah wabarakaat abayo.Allah yashfiiki xabiibty.xanunka ad soomarte dembi daaf biidni_llahil baari.suratul baqaraa aqri 7 haben iskuxigto wadkucafimaadi ishaallah. suratul fatixa 7 jeer surat falaq 3 Durst Nnass 3 Ixlaas 3 .Cafimaad degdeg ayaan Allah kagarajeynaya.
@ilhanmohamud4967
5 жыл бұрын
Abayo allaha Ku cafiyo insha allah quraan ne Isa saar
@hibomuse7189
5 жыл бұрын
May Allah give you full of health and happiness sister life is test this is duniya and it is daarul imtixaan be strong and positive
@safiyadirsche3782
5 жыл бұрын
Inshalaah Allah ku caafiyo wax walba way qoran yahiin Allah ku sabar quraanka waa daawo niyadana geli in aad ku caafimaado Allah talda saaro waan kusoo ducaynaynaa walaalshay Aamiin caruurtda Allah ayaa aamanadiisa ku jiraan qalbi fur ku bax adigoo Allah waheshanay inshalaah ☝
@saamiyas4297
5 жыл бұрын
Allah hakucaafiyo wlshey Cadawgada Allah haqabto beydka ilahey tag okuso duceyso inshallh
@shukriismail9037
5 жыл бұрын
Allah haku caafiyo abaayo but two weeks is too short you need more than that for your situation.
Illahay ha ku caafiyo, walaal qur aanka ha ka daalin. Waxaan illahay kaaga baryayaa caafimaad, cimri dheer Iyo cibaado suuban insha allaah.
@wiilocabdul6383
5 жыл бұрын
Walaasheey wlhi waan kula murugooday lakin hadaad ku samirto waad ka gudbeysaa idamka illahay insha allaah qeyr anakuna waan kuu soo ducaneynaa Insha allaab waxaan kuu rajeynayaa inaad farxad la soo labato
@lulfarah6206
5 жыл бұрын
I'm your somali sister May Allah grant you shifaa اللهم أذهب البأس رب الناس لا شفاء إلا شفاؤك شفاء لا يغادر سقما I'm flowing your videos From long time I love you for the sake of Allah today I subscribe to your channel
@anabise5112
5 жыл бұрын
Allah cafimaad taahma ha ku siiyo abaayo aduunyadaan wa imtixaan Qofka ka guuleesto o janno Allah geeyo ayaa ka raayay 😘😘
@hanaaden804
5 жыл бұрын
Wll waxaa ad samaysaa surah Al Baqraa 40 cisho o is ku xigaa akhriso subaxaa walbaa dhamayaystir naa malinaa haa dhaafin wll natijadaa wad arkaysaa I hope inaan number kaaga heli lahaa illahy haa kaa dulqaado dhibkaa kuu hystaa huno
@oayoob
5 жыл бұрын
Sister don’t be sad, your video made me very emotional. I know it’s not easy to be strong, I am also going through difficult hardship. Due to health I am struggling, as long as you Husband is patient with you are in good hand. My health has always effected my marriage in a bad way. My husband and no patient for my health issues. I feel my only solution is to leave him. Pleas pray for me and I will do the same for you.
@ammo3819
5 жыл бұрын
Asc sister I'm sorry what happen to u N u have to know everything happens Allah case Allahamdulellah but sake quran n Rukhya go n see this Sheikh in Turkey my advice inshAllah
@goldeng1rl3
5 жыл бұрын
Abyo problem kaste alle hakula xaliyo qof samir iyo dulqaad leh baa tahay 💕💕💕
@sakinahss3237
5 жыл бұрын
Asc sister, may Allah grant u speed recovery sabr hunno inshaallahu be patient all these happening to you were already written for you alhamdullilahi. Dont forget to read Quran that will help and prayers. You dont need counselling as we have Quran the best cure. 😘😘😘
@asmahamed9556
5 жыл бұрын
Asc did you do "قرعة شرعية" ?
@asmahamed9556
5 жыл бұрын
In Morocco go to alrabae al magrebei
@sannaisse1264
4 жыл бұрын
Abaayo mcn allha ku cafiyo waxan wa aduunyo samir qaaali quraan kane badso insha allha
@Shumeey656
5 жыл бұрын
Abaayo Mcnto plz Ha Ooyin Waan kubaryaa Sheikh Abu Xaq Turkey ayuu jooga Ee Quran Ha idin sowada saaro
@yaasiinattaa6072
5 жыл бұрын
Allah ku cafiyo wll lkn aqriso quraanka iyo ducadda bddi iyo salaatul leylka wlhi hada si niyed u samesid wa ku cafimaade insha allaah wll
@ifraaxshibil7746
5 жыл бұрын
Waa qiso xanuun badan abaayo muminka la imtixana ee danbi dhaf allah kaga dhigo ee badi لاحول ولا قوة الا باالله inad dhahdo quranka iyo baryada rabbi haka cajisin waqtiga ducada la aqbala eego tan kale baraha beerka berka ah oo ad moodo in lagu dilay taas waa il ama cayuuma naas rabi haku cafiyo hakuna gargaro barakow abbyo
Insha'Allah Abaayo sabarka badi safar farxadleh allaha ku siiyo Insha'Allah xajka ama cimrada aad hada awoodid allaha weyn ee waxidka kurrbada haka qaado 'dhmn musliminta allaha xafido,farxad ku soo noqo bi'idnillah
@hassanjama2659
5 жыл бұрын
asc walaalo ALLAH haku caafiyo , walaalo markaan dhegeystey sheekadaada waxaan u fahmey in Odayga Jinkii u weynaa lasocdo . daawadaaduna ku jirto in aad iska furtid Ninka xanuunsanaya ee belodu lasocoto , !! waxaan qabaa insha ALLAH in aad caafimaadaysid, waxaana hadalkayga kusoo koobayaa in taa . wsc
@shaaddashaadda5424
5 жыл бұрын
Xaax allow ku caafi adaa maalik eh mcnt video ga bilowgisa qiiroode😢😢 wlhi caafimad qali wye wnku jclhy wlhi wn dareemi kara istigfaarta badi io sunada abyo wn yaabi gabadhan mxy thy dhaqtarkn ee aado Al muhiim gabadhan aan uduceyno xaqan isku leenahy madaama an muslimiin nhy illhy cfmd dagdag ah alh ku siiyo 😭😭😭
@hamdimohamed2433
5 жыл бұрын
Insha allah everything will be fine ilahay talo saro abayo 🙏❤️take your vacation
@samsamali4786
5 жыл бұрын
Never commented on you tube ever before but I really felt for you sis. Illaahay haku caafiyo
@somaliroyalfamily5028
5 жыл бұрын
Mar labaad baa daawaday vidogaan ilahay idankiiis noloshado is badshay baad soo noqonaysaa waanad caafimaadaysa inta ku gaartayna allaha hakaaga ekeysiiyo adi iyo awlaada iyo reerko dhan dhib alle ha idinka haayo ajarna xisaabso ilahay kumadayacayo anakana si niyada kugu ducaynaynaa iinsha allh
@aishacuud7816
5 жыл бұрын
allaha ku caafiyo. quranka waa daawo ilahey aya shegey وننز من القرأن ماهو شفاء ورحمة للمومنين
@lovewhatyouhaveharun1174
5 жыл бұрын
Walalo waxa kula talin laha qali in aad cumro tagti wayo quraan isasar that what you need walhi
@shamsacadey5163
5 жыл бұрын
Korkaga oo meelo madmadow yeesho adoon wax kugu dhicin il waye quraan isa saar abaayo
@ikraanhassan1001
5 жыл бұрын
Sharaf Haji abaayo wlhi anaa taas isku arkay meelo madow oo sida in jug ku gaartay wax yaalo badan oo aan rabo inaa sameeyane quleys iga saaran
@handya6783
5 жыл бұрын
H
@hamdihashi9828
5 жыл бұрын
Abyo ani aya isku arkey qaasatan lugaha sida inay jug igu dhacdey cml meesha wee i madowaaneysaa inuu dhiig i dhafiyo cml
@hannahahmed6920
5 жыл бұрын
Allah abyooooi whi ana yabanahay qofaa ushektaneh waan waye jirkeka melkamid ayaa madibabeyso marka quran ku aqriyeneh whi anaba yabay meshan ayaa madowed whu nobody believed Hadaneh wuxii mel kale ayey kasobxyan hadaneh mrka qurn ku aqriyo wey baba ayaan whi wan yabana
@bellashariif4214
5 жыл бұрын
Walaaley run miyaa ani sidi qof dab lagu dhajiyay oo biyo galin camal oo korkeyga noqdaa yaa allah inaa beerka cudur ka qabaa maleyn jiray Dr ka waa ok beerkaaga uu igu dhahay waa mahadsantahay
Пікірлер: 2,7 М.