Masha allh culumadas shekh Umar iyo sh maxamed idiris u weynyihiin wax ka barta sheekh abuubakar xasan maalim xafidahulaah❤
@wizznadaara5856
Ай бұрын
وما كنا معذبين حتى نبعث رسولا Aayadaas been meey sheegeysaa
@faadumocumar7850
9 ай бұрын
Salala laahu calayhi wasalim maaa sha alaah ilaahsy ehlu jano haka dhigo calooshii uu ale ku abuuray nsbi muxamad scw ale macadaabo iuo aabihii uuka abuuray insha alash
@JIMCAALE__10
Ай бұрын
إنَّ رَجُلًا قالَ: يا رَسولَ اللهِ، أيْنَ أبِي؟ قالَ: في النَّارِ، فَلَمَّا قَفَّى دَعاهُ، فقالَ: إنَّ أبِي وأَباكَ في النَّارِ. الراوي : أنس بن مالك | المحدث : مسلم | المصدر : صحيح مسلم Xadiiskan waxaa ku cad nabiga aabihii inuu naar ku jiro, Haye markaa xadiiskan miyeynu iska indha tirnaa mise waynu rumaynaa waxa uu nabigu inooga waramay???
@bashiiraxmed4995
2 жыл бұрын
Nabiga scw hooyadii isagaa sheegay inay tahay min ahli naar waayo waxay ku dhimatay diintii qoomkeeda oo ku dhisnayd shirki alle loo shirki yeelo sida quraanka alle ku cadeeyay ilaahay shirkiga ma cafiyo dadkii rasuulka ka horeeyay ee aan ku dhiman tawxiid inay ahlu naar yihiin rasuulkaa cadeyay markaa waxaad aaminsatahay ka dhigi mayso inay waxaa uu sheegay ay ka badbaadiso
Nabiga waalidkiisu waa ahulu fatro لِتُنذِرَ قَوْمًا مَّا أُنذِرَ آبَاؤُهُمْ فَهُمْ غَافِلُونَ (Ya-Sin - 6) inaad ugu digto qoom aan loo digin Aabayaalkood oo halmaansan. وما كنا معذبين حتى نبعث رسولا
@AlinoorSheikhAli
3 ай бұрын
Beenta dhaaf wexey haysatay dintii nabi Ibrahim oo Islam ahees
@JIMCAALE__10
Ай бұрын
Ma warka nabiga oo xadiiska ah ayaan qaadana mise warka culimada? xadiiska uu sheegay wxa ku cad in aan loo ogolan nabigu inuu istiqfaar hooyadii u waydiiyo ilaahay loomana ogolaan sbbta loogu ogolaan waayey ayaa meesha taala.
@nasrudiinhassanmohomed2283
Жыл бұрын
Ilahayow cimriga culamada suuufiyada ah noo barakee cimrigoodana noo raaji maalinta ay dunidan ka dhamaadaana hana joojin yaa rabi anagana noo sakhir jidkaaga toosan
@CabulahiXarir
2 ай бұрын
Suufiyo waa mushrikiiin
@mascuudshdahir9428
2 жыл бұрын
إن شاءالله تعالى ناجية بإذن الله نرجوا ربنا أن يرحم والدي رسولنا محمد صلي الله عليه وآله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@abdiyarebashiir1246
Жыл бұрын
Inaa LiLAAHA Waa Innaa ILAAHEY Rajcuun
@dadir13505
Жыл бұрын
الهيثمي - مجمع الزوائد ومنبع الفوائد - كتاب التفسير سورة طسم الشعراء : 219 - قوله تعالى : { وَتَقَلُّبَكَ فِي السَّاجِدِينَ } الجزء : ( 7 ) - رقم الصفحة
@dadir13505
Жыл бұрын
عن ابن عباس : { وَتَقَلُّبَكَ فِي السَّاجِدِينَ ( الشعراء : 219 ) } قال : من صلب نبي إلى نبي حتى صرت نبيا ، رواه البزار ، والطبراني ، ورجالهما رجال الصحيح ، غير شبيب بن بشر وهو ثقة.
@abdikadiraliahmed4695
11 ай бұрын
Subxanalah dinta ciyarta kadhaf yakhay
@XamdiAbdulaahi-i7o
11 ай бұрын
❤❤❤salalahu calayhi
@haykalabdiali6522
Жыл бұрын
Scw jasakalah shiikh
@abdiyarebashiir1246
Жыл бұрын
SUBXAAN ,LAAHU
@sheikhgacal8712
2 жыл бұрын
Scw
@فاطمةسيد-ل5ن
2 жыл бұрын
Soo adigaleh waaloodiiday in nabiga scw uu udanbi dhaaf waydiiyo ilaahay maa caqiidadaada taakusalaysid
@Abdulahialinour
8 ай бұрын
Danbi dhaafka waxaa ka horeeya I'm dambi la galo qoofaan dacwaba soo gaarin mukalaf maahan
@JIMCAALE__10
Ай бұрын
cidii uu nabigu ka sheegay inay naar galayso ilaaba ilaa waa in la iraah naar bay galaysaa ileyn khabarka nabigu waa dhabe xadiiskan uu sheegayo waxaa ku cad in nabiga loo diiday inuu dambi dhaaf u waydiiyo sido kale xadiis uu muslim warinayo waxaa ku cad in nabiga aabihii uu naar ku jiro ma warka nabiga ayaan qaadanaa mise warka cid kale????
Shiiqa makala hadlayee sida mas alada loo kala qaba ayuu sheagaya labada dhinacba waa soo guuriyay kadib asaga wixii uu ku qancay ayuu sheegay adigana qasab kuguma ahan inaa asaga raacdaa shiiqa amaanada cilmiga waa ilaaliyay hadii allah laga baqo oo labadaba waa soo guuriyay waliba asaga oo ka bilaabay imamu nasai iyo qoladii ku raacday sifiican u dhamayso hadalka shiiqa
@CabulahiXarir
2 ай бұрын
Maya waa mushrikiin suufidu waana dad caabuda qubuuraha
@walaalahadaarudacwa8120
2 жыл бұрын
Csw
@qeysqeys8736
10 ай бұрын
Nabiga SCW asiga nafasadiisa intaan risaalada loosoo dhiibin ama nabinimadiisii ka hor muxuu ahaay Gaal miyuu ahaay? Muxuu Aaminsanaa? Diintuu heestay? Nagigeeyga waan jeclahay lkn hala ii faa iideeydo nabigeena cimrigiisa qeyb kamida gaal miyuu ahaay?😢
@Shaadiyahassan5970
8 ай бұрын
Maya wll nabigu waligii cidaan ilaahay ha ahayn ma caabudin mana u sujuudin oo markii uu yaraa nabigu csw waxa uu gali jirey god la oran jirey qaaru xira,aa oo ku caabudi jirey ilaahay waxuuna haystay diintii nebi Ibrahim ee xanafiyada ahayd wuxuuna ka fikir jirey mar walba khalqiga ilaahay iyo abuurkiisa ilaa ay uu ilaahay ugasoo dhiibay diinta muslimka loona soo direy qureyshtii carbeed oo waqtigaa sanamyo samaystay si ay u caabudan sanamyadaas ilaa rasuulku soo gaadhsiiyey waxdaaniyada ilaahay . Sidaas ayay ku bilaabatay waxyigii iyo diintii islaamku . Ilaahay inagama xarimo wajiga rasuulka ee daahirka ah wll hdad jeceshahay saligiisa badi oo u sheeg inaad jeceshahay❤❤wa bilaahi tawfiiq
Пікірлер: 45