Ax wlhi ilma iga timid daqiiqada 11:30😭😭 Filim iyo bar qurux ku dhiigle marish qurux waa idin wataa🥰🥰
@kingxamudi
3 жыл бұрын
Ax ax walahi anigaba wan la ilmeeyay hadana waxan xasuusaty waxani inay tahay riwaayad ax ax
@Mariam-hk4ot
3 жыл бұрын
@@kingxamudi wiil calol jilacan ada ka arke
@kingxamudi
3 жыл бұрын
@@Mariam-hk4ot siban u calool jilcanahay
@Mariam-hk4ot
3 жыл бұрын
@@kingxamudi m.a aduunka wa ka dhamaden islha wiilal colol jilcn lkn is adke bro nolashu wa dhib bdnthe waqti adag ba kuso mri kro adkeysi bdn bey ubhntahe
@kingxamudi
3 жыл бұрын
@@Mariam-hk4ot wa runtaa waxani waa aduun malin walbana waayahedey wadataa balse markay arinku halkaasi gaaro siwalboon u adagahay Waxan is arkaa anoo mara dhamaatay ka jilcan
@anhaardahir133
3 жыл бұрын
Flim hindi lee ooyin iga keene jiray lkn mnta igu horeso flim oo qiiro igaliye oo somali ah
@hanadhalyeeyofficial2897
3 жыл бұрын
Team wayaab dar alle idin jeclahy waxa tihin sxbo lagu daydo nolaada🙏👈
@aishaollad6780
3 жыл бұрын
ano og inay film tahy hdana qlbga wxa kadremya xnuun😭😭wabaaaaa qlbiga bash😭😭
@riyaalizam656
3 жыл бұрын
DIRECTOR waa kaan dawadaha darensiiya daremaha aay jilayaasha aay dareemayaan, midaas nah waa marki igu horeeysay aan filim somaali ah ku argo, well done Qurux ku Dhiigle
@amhmed8129
3 жыл бұрын
Legend always Legend qurux kudhigle hore usoco
@updifatahrex4650
3 жыл бұрын
Team Jack 👍👏👏😍
@malyuunhazzn528
3 жыл бұрын
Msh allh wllo part 6 nola soo dhaqsda plz
@ibrahimhassan7823
3 жыл бұрын
Mash Allah brother ur well talented bloody ❣️❣️❣️❣️ I won't tired watching ur next vedeo saxib nolasha kuma ciisho insha Allah
@sabirinmohamed9592
3 жыл бұрын
Musalsalkaan Meqaaaa Saaac Sogalayaaa Xilqadaaa Xigtaaaa wan kaaa heleeee🥰🥰🥰
@hakimy5684
3 жыл бұрын
Woow nice mariish iyo jack caadi mahan marish qof nool iga dheh sida ay katiinada u soo baxisay caadi mahan well done guys
@sahrosheikh0052
3 жыл бұрын
ruwaayadaan addict ayan kunuqday malinti ogu yaran 10 jeer ayan firiya chanalka si an ufiriyo partka xiga in lasoo daatay plz dhaqso no so daa part 6 inshallah
@abdiqafarbooby4689
3 жыл бұрын
Legendary man qurux kudhigle wankuwaata yaqey waiting up to part 20
@faatimaahmed6150
3 жыл бұрын
M.a wll hore u soco waa ruwaaayad qurux badan wlh
@alustadabubakar8969
3 жыл бұрын
Qurux Ku Dhikle Qoof taleenti lex wayeee maslx keep going bro waan jaclexaay Ruweyadaan inte ila araqtay ruwayadan inn ee taxay nice
@cayuushmohammed6996
3 жыл бұрын
Walalkay Qurux ku dhiigle waxaa tahay qofka kaliya ee aan taa geero wll qli horay usoco ilaa hay haku xafido mar un waan rajayn inaan kula kulmo insha allah haduu ilahay nafta noo daayo wll qli cimri dheer io cibaado suuban Allah keep you my wll qliya qurux ku dhigle💓💓💓💓💓💓💓💓💓
@deqomohamudahmed2418
3 жыл бұрын
Horta nimnka markee is walan ee baxsan maxe u dhahan intee kuso wacan hdaa ogaan lheed xlada aan kusuganhy koow maad kafiirsatiin wajigoda xun mrkee saas kudhahayan lkn walogu dhameeyaa 🤣🤣🤣
Qurux kudhigle falinkan best falum somli aan dawadeyweyan macan walhi hore usoco wll
@farxiyamohamed2782
3 жыл бұрын
M.a wallke quruxkudhigle... keep going on ...... part 6 ... nosobob siyaah I.a 1love 💘
@yurubdayib5593
3 жыл бұрын
Al qurux ku dhigle muqalkan mark an dawado adi aynku oynay de wa qizo ilan wnku jeclhye hhhh pro
@kadacade1245
3 жыл бұрын
Maariyo calooshaa ixanuun jisay walahi ruwaayadan waa ku calool xumooday caloosha ilaa xaada ayaa i istaagtay maarish walahi qalbi ga ayaa mural dilacay hadeey ka tiinadii ay xirneeday kuu furtayba
@cabdirashidcawilcabdulahi208
3 жыл бұрын
Waw wan sugeyna lknse wad nagu so daahiseyn aqayarey Part6 la so dhaqsada
@amaalsharif992
3 жыл бұрын
Qurux kudhig i am your biggest fan from Norway ❤️
@Farhan6908
3 жыл бұрын
Asxpta filimo macan ayan idin haya kalaya dawada 👍🏾
@Muuse99
3 жыл бұрын
Asxaabta hi lee dheh anaa idin dhahaayo hi🙆♀️😂🤣
@yaminsicid5216
3 жыл бұрын
Hi😅😅
@ibrahimadan1696
3 жыл бұрын
Hi
@hankaabmedia14
3 жыл бұрын
Wll mcn wankutageraa ee horay u soco cadawgaa unoolow zxp sare
Пікірлер: 495