Naciimo jokar waa qofka geliya oo iga qoslisa 😂😂😂🥰🥰🥰
@nimcofaysal5752
3 жыл бұрын
Qalbi jabka iyo xasuusinta qofkii ku dhawacay ayay sabab unoqonyaan heesuhu wlhi qurankeena karimkaa aya dawo kuu noqonya halkii aad hesaha ka dhagysanysay quranka dhagysatid😥🥺😭🥺🥺😥
@aapokhalid2538
2 жыл бұрын
Queen joker atariishada Somalia keep going pea💯❤️
@sheikhalimohamed8097
3 жыл бұрын
Keep goingi
@fiidowmrk
3 жыл бұрын
Wll qali igu sacid SUBSCRIBED ii saar wll qali wadna mahdsanthy wll qali rabi ha ku xifdiyo waliga wll macan
@daahiroffical1311
3 жыл бұрын
Woow very fantastic story and xaraba
@naftauroon2482
3 жыл бұрын
Heeesta xamdi bilan waa heeees qiso dhab ah gabar iyo wiil isqabaa wiilkii lugaha wax kagaareen markasaa lagu dhahay ninkan curyaanka kadag marka taasa laga sameeye
@adnaqueen9397
3 жыл бұрын
Qisda aan rawa may la wadaagey
@fatimanour9793
3 жыл бұрын
Nacima dadka hadalka kasig please
@nawaalabdirhmaan7713
3 жыл бұрын
Tageero buxo sis keep going ❤❤❤
@noorcade7182
3 жыл бұрын
Masha,allah
@xamdiali2563
3 жыл бұрын
Maaansh allah Nimco qosol soconaya
@shukriwdghaadan3993
3 жыл бұрын
Naima abayo waa kuslmy mida kale abayo waxaan rabaa inaan youtube sameysto ee abayo ilatali
Erayga ha iga dhimanin geerida horteyd waxaa loola jeedaa marka aad qof isku dhecdiin oo aad dhahdo qofkaas wuu iga dhinatay
@jijahajikhaliif2943
3 жыл бұрын
Naima jokar legend
@fiidowmrk
3 жыл бұрын
Walalayal igu sacida o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@adnaahmed1628
3 жыл бұрын
Waa kuu saaray wll
@fiidowmrk
3 жыл бұрын
@@adnaahmed1628 wll macan wad mahdsanthy wll macan rabi ha ku xifdiyo waliga wll qali adgna wan ku saray wll qali SUBSCRIBED
@basrahassan5058
3 жыл бұрын
Heesihii lagenka ahaa soo qaadta kuwa hadu idinkoo raali ah nuxur badan ma laha in yar mooyee. Hadii aad dhagaysato magool Allah ha u naxariitee iyo qasali hesta dhab u fiirso dhab iyo qaar kale oo aan la soo koobikarin
@xaliimacail5337
3 жыл бұрын
Waaaw
@AhmedAli-vy4hs
3 жыл бұрын
Waa ay dabciyaan qalbigana way dhaawacaan waana mid runtii aad uxun iska ilaaliya ayaan dhihilahaa dhalinyada
@zeyranvlogs3912
3 жыл бұрын
Love you my sister mashaallah wlhi waa iga qoslisey 😂😂🥰
Nicima jokar I love you wll qali runta ayad shegtay
@ayannur9480
3 жыл бұрын
Jaceelka waa wax qali ah qofkii wax jeclaadana waa qof nasiib badan . Hadii aad qof aad jeceshay uu ku diiido jeclaw ha nicin waayo waa qayb qurxoon oo noolashada ku soo maartay ee hori u soco adoo aan naftada cadabin ama dhibaataynin. Jaceeladu way badan yahiin mid kale aad heli!
@rahmobaariyow9525
3 жыл бұрын
Heesta xamda bilan waxay ka hadlaysaa gabar ninkeedu lugta ka go'ay ee laysku dayay in lagu diro ama loo caayo ninka kadib ayuu abwaanku heestas ka sameeyey sideey sheegtay fanaanada qaaday👏
@Faisaaweys
3 жыл бұрын
Waa run wuu siyaadiyaa
@nasrohassan5795
3 жыл бұрын
Nimco jooker waan kugu haystaa hooyada hindida
@edelsom5948
3 жыл бұрын
welcome back guys
@qureshabdi5668
3 жыл бұрын
Walhi heesha calaca lka markan dhgayso wan ooga waxay ixasudiya buga ha hoore
ayan omer..if you dnt understand Somali .she said.if i dnt talk am i stone just to sit there 😎
@ayanomer9456
3 жыл бұрын
naciimo jookar I love nacima iska hadal lkn inaa isaga dhagaystana waa raba isna waa ku qasa adiga uun maha
@amal7302
3 жыл бұрын
Laakiin asaguna waa inuu waqti siiyaa hadii kale asaga bas hasoo jeediyo
@ayanomer9456
3 жыл бұрын
Amal soomaha isna waa qasa but they’re enjoyable wlhi
@canabsiciid9689
3 жыл бұрын
Waa u yihiin waxan ku tilmaami karo relief balse ma oran karo waa u daawo
@sacdiyobintubiibaa9912
3 жыл бұрын
Nimco joker legend ❤
@boqran2974
3 жыл бұрын
Anigu kolay markan hees dhagaysto jacayl aan i hayn baaba igu dhaca Kkkk tan kale Marka aan hees dhagaysto waxan xusustaa Qof walba oo shukaansi na dhex maray Wabillaahi towfiiq 🤣
@muxamedcabdiwahaab6812
3 жыл бұрын
Ma jeceshay barashada Qur'aanka kariimka ah. Ma kuu suurtoobi weyday inaad si toosa qur'aanka uga barato goobaha lagu barto, Hadaba walaal Al-Qimah Qur'aan Academy ayaa kaa haqabtiraysa dhamaan daraasaadka islaamka oo uu ugu horeeyo Qur'aanka Kariimka ah. Hadaba iska diiwaan geli Al-Qimah Qur'aan Academy. Casharada ku baro sitoos ah adigoo isticmaalaya Imo, Skype ama whatsapp. Fadlan guji Linkigan hoose si aad isu diiwaan geliso. chat.whatsapp.com/EVTr28c0ZGsDED0HrJ7sDO Mahadsanid.
Пікірлер: 96