Music is exellent.she knows how to please her show attendents.
@DeleCabdi
6 ай бұрын
Hees ka wayn tan ❤❤
@engmuuseofficial1519
Жыл бұрын
Heesta Inta Tiktok Ka Soraacday like saara😂🙋♂️💗👑
@hayaataa8318
Жыл бұрын
Inta markay flimka arday ku maqashay sooradisay❤😂
@caishamohamethnuur5189
Жыл бұрын
😂😂😂me
@amiiroqunyr1154
Жыл бұрын
Heestan wxn si fcn ugu brty taxane Arday😊😮
@faicalmeraneh7301
Жыл бұрын
amba sido kle wll 😄
@Score-live
Жыл бұрын
ArdaY ❤
@Badraanduduble
8 ай бұрын
Ina Adeer fanaanka kaliya duduble ah😂😂😊
@DeleCabdi
6 ай бұрын
Heees ka wayn tab❤
@qadroAbdullahi-oc3sb
Жыл бұрын
Midey labta dontow 2019 heestan waxa dhageytay 15/5/2020 waxa markas lajifay jecel igu horeyay an rux uqaday mahad💔👏mahad ima daryeshe adunya Hadan orii ninkale noqda xiita kuma hilmami dona apiid 💔✋
@khadrahasan8090
Жыл бұрын
Alle qalbiga hagaag reebo ziztre😢
@greatspead1363
5 ай бұрын
Hadaad nin kale guursatay waa inaad ixtiraamdid oo aad meelaha aadan ka sheegin inaad weli nin kale jeceshahay. Allah SWT waa inaad ku shukrisaa waayo isagaa og waxii kuu fiican!
@arahmanpurcawi1948
Жыл бұрын
From musalsalka arday
@ApdurahmanAxmed-bs1wb
Жыл бұрын
Intaa filmka ku soo Argatay🖐 taga🤞💔😔
@johnharbin3256
20 күн бұрын
I have no idea what she's singing, but it's beautiful .
@abdirahmansheekh5525
Жыл бұрын
Meel fiican ayèey dhigtay fanaanadu
@zaprinaqueen936
Жыл бұрын
filmka ardayda lee kabartee yaila mid ah 😂
@positivenergy6232
2 жыл бұрын
Woow beautiful Somali 🇸🇴🇺🇸❤️❤️❤️
@morrnig5441
Жыл бұрын
2023 hadalee maqlay😂
@ameinahmet6194
Жыл бұрын
Ma shalad dhalatay markaa
@morrnig5441
Жыл бұрын
@@ameinahmet6194 haa
@mohamedhoombooy8745
Жыл бұрын
Heestan iyadoo magool qaadeyso dhageysanjiray❤
@munaliizapeah2776
Жыл бұрын
Hesta intaa filimka ardayda kaso racde war hesta wee fadhisa lkn lama aqoon 😊
Commentska dad qooq haayo ayaa kabuuxa🤌💔🙈😂from flimka ardeey hadaa tahay loveta hala dhaafin 2023 5:5 Time 1:44
@ladaneladaneh1848
7 ай бұрын
Mid ay laabtu doontay Oon damacsanaa baan daydayaa ma daalo ee Isna i ma daryeelo anna ka dambeeyo ee ma la iigu daw galay. Mid wadnaha la deris ah oo dawadii nafta ah baan daydayaa ma daalo ee Isna i ma daryeelo anna ka dambeeyo ee ma la iigu daw galay. Mid sidii daruurta oo da’da ii hillaacda aan daydayaa ma daalo ee Isna i ma daryeelo anna ka dambeeyo ee ma la iigu daw galay. Mid sidii dabayshii duufaan qaaday aan daydayaa ma daalo ee Isna i ma daryeelo anna ka dambeeyo ee ma la iigu daw galay.
@shukriabdikariin6362
Жыл бұрын
Ma naagta qaadat😢😅😮
@abdirashka9468
8 ай бұрын
Codkii shaydaanka ayey leedahy alle ha ka madoobeeyo fankee
@abdisalanhassan3599
Жыл бұрын
Dhalinyarta in eey hada arkaan heestaan waxaa sababay heesaha hada socda ee micnaha aan leheyn waa laga qariyey heesihii iyo ereyadii wanaagsanaa
@ZhucaybRawe-vq9xj
Жыл бұрын
inta Flimka arday kasoo adhagty 😅
@Maan_Ibraahim
Жыл бұрын
Film ka arday ban kaso helay ❤
@fadumocabdullahi3535
Жыл бұрын
Èesh cala hees
@AnasMustafe-wx7ql
Жыл бұрын
2019 ayaa laqaday
@oneatatime4468
2 жыл бұрын
Xasus aan inaba caadi ahayn ayay heestu igalisay run ahanti 💔
Abwaankii sameeyay ee Huryo iyo fanaanadii qaadday ee Magool midkoodna saddex sanno ka hor ma uu noolayn, Ilaahay labadoodaba ha u naxariisto ee. Iska soo sax adeer.
@shamsashamscilmi8058
Жыл бұрын
From arday 😢intiii ka soo maqashay arday oo ka heshy😂
@quensiman912
Жыл бұрын
From ardaY
@yusufaxmed2590
Жыл бұрын
Waali waa bartii ay ka bilowday kiin jama sidaa bay u lebisnayd tan kayshaligii baa muuqda Qaawan 😮
@cxakin7100
Жыл бұрын
From ardey😂😂
@Mrwaryaa0
Жыл бұрын
Balo ina qawiswy kuwan xage la gen dona
@jirdeaxmed9972
3 жыл бұрын
Qoftan caadi maaha
@Missfarxsan477
Жыл бұрын
😢asna ima daryeelo ana kama dambeye ma la igu dawo galay erayga kaliya ee qisadayda qexayo😢😫😰
@user-ix5mj1ns1p
Жыл бұрын
😢😢😢😢
@Amaal-vv3et
Жыл бұрын
stil mi song 2023😭
@mahamozcabdi3699
Жыл бұрын
from arday😂
@suldandiaze8399
Жыл бұрын
Comment Dan arday lee.waye se wax ujira
@SharmakejamacNuur-uo8ou
Жыл бұрын
2023🙈🐐
@jocker_poy
Жыл бұрын
Heesta qarban. Filinka Ka hor aqoon
@Zaamqueenofficial321
Жыл бұрын
from arday 😂😂
@user-jp3sc4mz9h
Жыл бұрын
From musalsalka Arday😂😂😂
@abdirahmaanabdilaahi8267
Жыл бұрын
Team arday 😂😂
@mawliiddhuuxey7009
Жыл бұрын
Fifa 2023🎉🎉
@cadaaweaxmed6336
Жыл бұрын
Musalsalka Arday aan heestan kubartay 😂😂😂 ismoojiya inta culumada ah ee hada lee heestan bartay😂
Пікірлер: 206