Wll sifiican ayaan ugu xidhanahay channel kaaga waxa aan ubaahnaa in aad garab iga siiso waxa aan la soo kulmay yaraanteydii waalid narcissistic ah markaa xaggee ayaa lagaaga soo xidhiidhaa
@Miidan5
17 күн бұрын
Thanks abaayo macaan
@caaliyashuceybchannel
17 күн бұрын
@@Miidan5 ilaahey haidin xafido xabiibti
@abdelkadirjorginho
17 күн бұрын
habo aad u mahadsantahy. cudurkan qofka muu ka caafimaadi karaa???
@Dagancabdi4063
16 күн бұрын
Qofka intervert ga ah narccistiga qarsoon sidee uga bixi karaa abaayo mahadsanid
@sacdiyanur9243
17 күн бұрын
Narsiska kii ugu weyna anigu ihelay aliyaa
@caaliyashuceybchannel
17 күн бұрын
@@sacdiyanur9243 ilaahey ayaa kaweyn
@Muniira942
17 күн бұрын
Shaqsiyada cad iyo madow iyo narcissmga ma is shabahan shaqsiyal kale iyo ataga isku qalda
@caaliyashuceybchannel
17 күн бұрын
@@Muniira942 cadka iyo madowga narcissistaha cajalad aya ku soo faahfaahin doonaa waa fekerkiisa dadka caadiga waxey leeyihiin feker Grey ah
Пікірлер: 12