Very intelligent,young lady. I learnt a lesson today.keep going Habo 😊❤
@ishraqyasin
Жыл бұрын
Thank you❤
@marwo_8031
Жыл бұрын
Aad iyo aad great advice abaayo thanks 🥰
@ishraqyasin
Жыл бұрын
Thank you❤
@Fairisfairhg
Жыл бұрын
Walaahi that is the key word….wax la taaban karo maahan. Wax aad dad la hortagi kartid maahan, adiga xitaa ma hubtid inaa saxantahay. Waxaan dhihi lahaa haka walwalin dadka maxay isdhahayaan hadaad adiga ogtahay ineysan dan kuugu jirin xiriirkan qofkuu doono ha ahaadee.
@manoqaali
2 ай бұрын
vedio gaada galbta therapy inoqdey wlhi xaladaan baan ku suganahy ana so radiyay wxana helay vedio gaan
@ishraqyasin
2 ай бұрын
Alxamdulillah🤲🏾 Ilaahay hakaa saaro xaalada❤️
@fartunwasuge8322
Жыл бұрын
Masha Allah habo xifdullah Thanks ❤️👍
@ishraqyasin
Жыл бұрын
Aamiin habo! You're welcome❤
@baari3297
Жыл бұрын
THANKS SIS
@ishraqyasin
Жыл бұрын
Thanks for watching, sis!
@ruqiyooffice3664
Жыл бұрын
Mashaallah 💯👍
@thefannycats204
Жыл бұрын
Mansha allah ❤️
@ishraqyasin
Жыл бұрын
Baraka Allahu fiik❤
@aliahmedyacin721
Жыл бұрын
Mahadsanid.
@ishraqyasin
Жыл бұрын
Adigaa mudan walaal😊
@hamdimohamud2739
Жыл бұрын
Mashallah Mashallah 🥰
@ishraqyasin
Жыл бұрын
Barka Allahu fiik❤
@nasroamiin5557
Жыл бұрын
Wlh anuu ilanolyahay wana kuwareray waxaban modaa inaa ogtahay waxa iheysta hasha menkeyga gadaye ma masarbey laqday mana iga dhamato. 😭😭😭
@ishraqyasin
Жыл бұрын
Aad baan uga xumahay inaad arintan ku dhex jirto! Allaha kuu fududeeyo🤲🏽❤ Waxaan rajaynayaa inay wax uun kaa caawiyaan vidoeyada.
@nasroamiin5557
Жыл бұрын
Insha alaah mcn wlh waxbadan aan is weydiin jiray oo aan kuwarersana ayaba ii ifisay wana ku mahadsan tahay lakiin waxaa kujira sidaan ugabixilaha mana imuqato wayo shan carur ayaan udhalay .wilkisa ween asaga camal ayuu iga noqday oo mantodhan kuwii asaga gayaraa awii maskaxda kadilaya mantodhan tom and jeri isku nahay aniga iyo curadkeyga ileen ilmihii kayaraa ayuu siduu abihii iyelayay kuladhaqmaa 🥰🥰😭😭😭😭😭😭 isoduce mcnto inuu rabigey isaqiro xabibtii.
@firdowsamohamed7354
Жыл бұрын
@@nasroamiin5557 walalo allaha kusaqiro wan kusoduceni lakin intan mowducan ka dhageztey ilma intu kayaryahey 12yaar walaka adbin karaa. Marka hadu ka yaryahey 12 katarbiyee adna u dhagezo moducyadan dad badan aya sogaliyo o somali ah inshaallah.
@farhiyaosman8828
Жыл бұрын
Waa run waa arkay dadka cudurkaas qabo
@ikramhashim2247
Жыл бұрын
Wlhi ana somare such a relationship its true what ur talking..its damn hard to walk away but alxm now am out
@ishraqyasin
Жыл бұрын
It is! Alxamdulillah it's in the past❤
@firdowsakariye1654
Жыл бұрын
Waaba dad sun ah
@nastehojamal9054
Жыл бұрын
Asc abaayo intee kalso xiririkara. Mahadsanid
@ishraqyasin
Жыл бұрын
Abaayo Facebook messenger ama WhatsApp: +4791275183. Adigaa mudan!
@somali9133
Жыл бұрын
Wllo waan ku salaamaya qofkan wan ladhaqmay waxan ku waydiyay maxay ixtiraam ka ugu xanusadan inkira dana ugu daciifan mahadsanid
@ishraqyasin
Жыл бұрын
Walaalo, waxa ugu wacan dad emotionally mature ah maaha. Koritaanka dhinaha dareenka ayaan u dhamaystirmin. Haddaad ixtiraam tustid adigay daciif kuu arkayaan, iyagoo isla mar ahaantaasna kaa sugaya. Haddaad inkirtidna in laga raayey bay dareemayaan. Waa umad dhiban laguna dhibban yahay.
@xasancali2853
5 ай бұрын
fbgaga mxa kugu qoran
@ishraqyasin
3 ай бұрын
Ishraq M Yasin
@saediyoyalahow3352
Жыл бұрын
That’s true
@ishraqyasin
Жыл бұрын
❤❤
@AhmedGelee-qi9bs
Жыл бұрын
NEUROTICISM muxuu kaga duwan yahay Npd
@XaarSariah-bl2yz
Жыл бұрын
Alaa abyo qaali ah anigaa haayo kaas wana isla nolnahy qaali maxa talo ah oo isin lahed
@ishraqyasin
Жыл бұрын
Video badan baan ka duubay qoladan, hadaad daawatatay ood weli su'aal qabtid, comment ii dhaaf abaayo. Insha Allah video baan kuu soo duubi❤
@saadiahaji
Жыл бұрын
Ama you’re too sensitive 😂 allahuma najina
@ruqiyoabdiqadir8096
Жыл бұрын
Daawo maleyahey Maxaasa lagu daaweya
@ishraqyasin
Жыл бұрын
Assalamu calaykum abaayo! Dawadiisu waa dhakhtar cilmu inuu la hadlo oo uu qqbalo inay wax ka khaldan yihiin. Dhakhtarkaas baa taba bar siin kara marka.
@ZeinabMaxamuud-cg8ch
Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@khalidxaaji6101
Жыл бұрын
Baayo Qof calamadahaas qaar kamid ah ama intooda badan ku arkay ayaan xariir la leeyahay inmudo ah e xagee kaala Soo xariiri karaa haday suuro gal tahay
Пікірлер: 46